Ergadii dhex dhexaadinta oo la kulmaya Muuse Biixi
Ergadii madax dhaqameedka ahayd ee isku xil qaantay dhex dhexaadinta xukuumadda iyo mucaaradka ayaa saaka la kulmaya madaxweynaha Somaliland. Odayaasha ayaa marka hore kulan la leh wasiirka arimaha gudaha ee Somaliland, kadibna waxay qasriga madaxtooyada kula kulmayaan madaxweynaha. Waa dedaaladii ugu danbeeyay ee lagu dhex dhexaadinayay mucaaradka iyo muxaafadka Somaliland oo isku haya goorta ay…
