Xisbiga Waddani oo booqasho ugu tegay masuuliyiin Baki kaga xidhan
Hargeysa 21 Aug, 2022 (QJ)- Masuuliyiin sare oo ka tirsan xisbiga Waddani ayaa magaalada Baki ku booqday saraakiil ka xidhan xisbiga iyo taageerayaal weheliya, iyadoo deegaankani ku yaalo galbeedka Somaliland gaar ahaan gobolka Awdal. Gudoomiyaha xisbiga Waddani ayaa qoraalkan faafiyay goor dhawyad: “Aniga iyo musuuliyiin sare oo Xisbiga Waddani oo ugu horreeyo murashaxa madaxweyne kuxigeen ee Xisbiga…
