admin

Dowlada Somalia oo Abaaraha kala hadashay QM iyo Mareykanka

Muqdisho (QJ) – Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Sooomaaliya u qaabilsan gurmadka abaaraha dalka Md C/raxmaan C/shakuur ayaa maanta kulan la yeeshay ku xigeenka wasiirka arrimaha dibedda Maraykanka Victoria Nuland oo booqasho ku timid Soomaaliya . Kulanka oo looga hadlayey gurmadka abaaraha ee dadka abaaruhu saameeyeen ayaa waxaa ka qeybgalay, Safiirka dawladda Maraykanka u fadhiya Soomaaliya ambassador…

Read More

Xarunta Xuquuql Insaanka oo canbaareysay xariga Shacabka

Hargeysa (QJ) – Xarunta Xuquuqal Insaanku madaxa-bannaan ee Somaliland waxay cambaraynaysaa xadhiga jidhdilka, iyo dhaawaca dowladda Somaliland u geysatay dadkii bannaan baxa salmiga ah isugusoo baxay 9/6/2022. Xarunta xuquuqal Insaanka madaxa-bannaan ee Somaliland waxay sixoogan u cambaaraynaysaa xadhiga, dhaawaca iyo jidhdilka dowladda Somaliland ugeysatey xubno ka tirsan xisbiyada mucaaradka iyo qaar ka mid ah dadweynihii…

Read More

Xilima ayaa lasii daynayaa dadkii Hargeysa lagu xidhay Khamiistii

Maanta illaa berri waxa la filayaa in lasii daayo dadkii tirada badnaa ee ay xukuumadda Somaliland xabsiga u taxaabtay maalintii Khamiista. Dadkaasi waxay iskugu jireen shacab, masuuliyiinta muraacadka iyo saxafiyiin. Dedaalada sii-daynta ayay sameeyeen gudida iskood isku xilqaantay ee dhex dhexaadinta ka dhex wada mucaaradka iyo xukuumadda. Gudoomiyaha Golaha Guurtida ayaa maanta ku hawlanaa in…

Read More

Ka hadalka Beesha Caalamka ee xiisada Somaliland oo lagu hungoobay

Hargeysa (QJ) – Saaxiibada Somaliland ee ka tirsan Beesha Caalamka ayaa war ka soo saaray mudahaaraadkii ay xisbiyada Mucaaridku shalay ka sameeyeen Hargeysa iyo khilaafka doorashooyinka jira. Beesha caalmka ayaa u sheegtay dhinacya muranka siyaasadeed uu u dhexeeyo in ay is xakameeyaan. “Saaxibada caalamiga ah ee la socda nidaamka dimuquraadiyadeynta Somaliland waxay aad uga walaacsanyihiin…

Read More

Dedaalo dhex dhexaadin ah oo Hargeysa ka socda iyo xaaladda khilaafka

Maalmihii lasoo dhaafay waxa magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ka socda dedaalo lagu dhex dhexaadinayo xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi iyo xisbiyada mucaaradka oo si wayn iskugu khilaafsan doorashada madaxtooyada ee u muddaysan in Somaliland ay ka qabsoonto 13 November, 2022. Dedaaladan waxay ka kala imanayaan dhinacyo dibadda ah oo Beesha Caalamku ugu horayso iyo dedaalo…

Read More

Nolosha shacabka Somaliland oo sii adkaanaysa iyo xukuumadda oo aamusan

Shacabka Somaliland waxay blihii lasoo dhaafay a daalaa dhacayaan sicir barar xadhkaha goostay iyo maciishada oo kusii adkaanaysa, iyadoo aanay jirin wax tallaabo ah oo ay dawladdu ka qaaday si qiimayaasha loogu ilaaliyo halkii hore. Qiimaha raashinka, biyaha, shidaalka, korontada iyo kirooyinka ayaa dhammaan kordhay taas oo dad badan aan u saamaxahayn in noloshoodu ay…

Read More

Madaxweyne Biixi oo ergo u diray wasiirkii is-casiley iyo xogo kale

Hargeysa (QJ) -Madaxweynaha Somaliland ayaa ergo tiro badan usoo diray Wasiir ku Xigeenkii Wasaaradda Arimaha Gudaha ee Somaliland oo shalay is casilay. Xubno ka tirsan xukuumadda iyo dad kale oo Madaxtooyada ka ag dhow kana tirsan beesha wasiirka ayaa ergo ahaan ugu yimi Cabdinaasir Caydiid iyagoo sheegay in madaxweynuhu wakhtigan rabo in uu shaqada kusoo…

Read More

Joint Statement by the Somali Independent Journalists Unions and Media Houses on the State of F.O.E and Human Rights in Somalia

Today, 4 June 2022, the Somali independent journalists’ organizations/unions and the independent media houses associations held a consultative meeting in Mogadishu focusing on the latest developments in the country on the aftermath of May 15th presidential election and the state of freedom of expression and media freedom in Somalia, which has been ranked as the…

Read More

Maxaa ka jira in xildhibaanada Baarlamanka Somaliland ay is-hubaynayaan

Hargeysa (QJ) – Maalmihii la soo dhaafay waxaA sii kordhaya xildhibaanada ka tirsan Golaha Wakiilada ee Somaliland, kuwaas oo lagu arkayo hub ay wataan gaar ahaan baastoolado. Muuqaal qabsaday baraha bulshada ayaa lagu arkay xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun oo dhex lugaynaya maqaaxida Mega Plaza oo aan ka fogayn aaga ay ku taalo Madaxtooyada Somaliland iyo…

Read More