Musharax Cirro: Madaxweyne Biixi maamulkii doorashooyinka ciidamaduu ku wareejiyay
Hargeysa (QJ) – Murrashaxa Xilka Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaradka ugu weyn Somaliland ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa ka jawaabay hadalkii Madaxweynaha Somaliland uu shalay u sheegay Saraakiil katirsan ciidanka qaranka. Mudane Cirro ayaa Muuse Biixi ku eedeeyay in uu maamulkii doorashooyinka ku wareejiyay Ciidamada Qaranka. Hadalka Musharax Cirro ayaa daaranaa in Madaxweynuhu uu afganbiyay…
