admin

Waa maxay Qorshaha Muuse ka leeyahay iscasilaada Ataash

Hargeisa (SD) – Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Mudane Cabdirisaaq Ibraahin Maxamed Ataash, ayaa iscasilaadiisa sharaaxaado kala duwan laga bixiyay. Wasiirka ayaa la sheegay in uu u gogol xaarayo isla markaana dar dar gelinayo damaca Madaxweyne Biixi ee mudo kororsiga iyo furida axsaanta qaranka. Madaxweyne Biixi oo la sheegay in aanu diyaar u aheyn bixinta…

Read More

Madaxweyne Biixi oo oo la sheegay in uu dalab mudo kororsi u diray Guurtida iyo Jawaabta Mucaaridka

  Hargeisa (QJ)- Warar ku dhawdhaw Aqalka Guurtida Somaliland ayaa noo xaqiijiyay dalb dhawaan la sheegay in Madaxweyne Biixi u diray guurtida. Xogaha ayaa noo sheegaya in Madaxweyne Biixi qoralka uu gaarsiiyay gollaha uu ku sharaxay damaciisa mudo korosiga la xiriira. Madaxweyne Muuse ayaa la sheegay in uu dalbaday ka talo bixinta iyo meelmarinta mudo…

Read More

Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex oo suxufi Axmed Qani isu raacisay xarig iyo ganaax

Hargeysa (QJ) – Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta hal sano oo xadhig ah iyo hal Milyan oo shillin-ka Somaliland oo ganaax ku xukuuntay Wariye Axmed Qani Xirsi, oo muddo bil ka badan Hargeysa ku xidhnaa. Maxkamada ayaan ka hadal jirdil weriyaha xabsiga loogu geystay mudadii uu xirnaa. Waxa lagu eedeeyay in uu faafiyay warar la…

Read More

Mahdi Guuleed oo la kulmay Amiirka Qatar Sheekh Tamim bin Hamad Al Thani

Doxa (QJ) – Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed oo safar shaqo ku jooga magaalada Dooxa ee Dalka Qatar ayaa kulan la yeeshay Ra’iisal Wasaaraha ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dalka Qatar Mudane Sheekh Khalid Bin Khalifa bin Abdul Aziz al-Thani oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal…

Read More

Madaxweyne Biixi oo dalka ku soo noqday

Hargeysa(QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii ballaadhnaa ee safarka shaqo ugu maqnaa waddanka Maraykanka, ayaa maanta soo dhaweyn heer qaran ah loogu sameeyey gudaha caasimadda Hargeysa. Madaxweynaha iyo xubnaha weftiga ah ee uu hoggaaminayo oo maanta kasoo degay madaarka Cigaal International Airport, ayaa waxa halkaas kaga hortegay madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan…

Read More

Security Council Press Statement on Recent Terrorist Attacks in Somalia

PRESS RELEASE The following Security Council press statement was issued today by Council President Lana Zaki Nusseibeh (United Arab Emirates): The members of the Security Council condemned in the strongest terms the terrorist attacks that took place in the Aden Adde International Airport area in Mogadishu, and Beledweyne, Hirshabelle on 23 March 2022. These attacks,…

Read More

Warbaahinta Somaliland oo laga mamnuucay tebinta warka Soomaaliya iyo waxa ay siisteen

Hargeya (QJ) War anu ka helay qaar ka mid ah suxuufiyiinta ka hawlgala Somaliland aya noogu sheegeen in gebi ahaanba laga mumnuucay tebinta wararka Somalia. Wariyeyaasha ugu caansan Somaliland ee sida weyn warkooda looga akhristo baraha bulshada ayaan in mudo ahba haatan daabicin wararka Soomaaliya, ka dib kolkii sidaa lagu amray. Suxuufiyiinta qaar ayaa nala…

Read More

Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Casho Sharaf Ah La Qaatay Jaaliyadda Somaliland Ee Ku Dhaqan Dalka Maraykanka

Washington(QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi iyo weftigii ballaadhnaa ee ku wehelinaayey safarka Maraykanka ay ku joogaan ayaa caawa kulan Casho Sharaf ah la yeeshay jaaliyadda Reer Somaliland ee ku dhaqan Dalka Maraykanka. Munaasibadan oo ahayd tii labaad ee ay jaaliyadda Reer Somaliland maanta la yeeshaan weftiga madaxweynaha Somaliland, markii kulankaa laga soo baxayna waxa…

Read More

Beesha caalamka oo War ka soo saartay doorashada Guddoonka labada aqal & Madaxweynaha

Mogadishu (QJ) – Saaxiibada caalamiga* ah waxa ay la socdaan in doorashada in ka badan boqolkiiba 80  ee kuraasta Golaha Shacabka lagu dhameystiray waqtigii ay u qabteen Golaha Wadatashiga Qaran ee 15-ka Maarso. Waxaan si xoog leh ugu boorrineynaa dhammaan daneeyeyaasha  in caqabadaha hortaagan dhameystirka geeddi-socodka ee goobaha codbixinta weli harsan ay ku xalliyaan wadahadal iyo…

Read More

Congress-ka Maraykanka Oo Mooshin Ku Keenay Abuurista Xidhiidhka iyo Iskaash Dhex-mara Somaliland Iyo Maraykanka

Washington (QJ) – Waxa guul weyn oo Qarankani gaadhay ah in Xubno ka Tirsan Congress-ka Maraykanka ay horkeeneen Congress Mooshin abuuraya xidhiidhka iyo iskaashiga Maraykanka iyo Somaliland ay u direen Dawladda Maraykanka, gaar ahaan Wasaaradda Arrimaha Dibeda ee Maraykanka. Maanta oo ay bishu tahay 17 March 2022, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii…

Read More

Madaxweynaha Somaliland Oo Lagu Qaabiley Xarunta Baarlamaanka Maraykanka Ee CAPITOL HILL

Washington (QJ) -Washington (QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigiisa oo ku guda jira safarkoodi Maraykanka maalintii Afraad ayaa la kulmay Xildhibaan ka tirsan Aqalka Odayaasha ee Maraykanka Senator Chris Van Hollen ahna Gudoomiyaha Guddi hoosaadka, Guddida Arrimaha Dibeda ee Aqalka Odayaasha u qaabilsan Afrika iyo Xildhibaan kale oo ka tirsan Aqalka hoose…

Read More

DAAWO: Saleeban Cali Bile: Gudidii soodhaweynta Madaxweyne Muse Biixi oo qabyaalad awgeed labo u kala jabay

San Diego (QJ) – Siyaasi Saleebaan Cali Bile oo ku sugan dalka Mareykanka kana mid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ee ku sugan dalkaa ayaa nooga warbixiyay xaaladaha ku gadaaman safarka Madaxweynaha Somaliland uu ku joogo Washington. Saleebaan Cali Bile waxa kale oo uu nooga xog waramay hanaanka lagu kala qeybsamay ee soo dhaweynta Madaxweyne Muuse Biixi,…

Read More

Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Masuuliyiin Sar-sare oo ka Socota Golaha Amaanka Qaranka Ee Maraykanka

Washington (QJ) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii ballaadhna ee uu hoggaaminayey oo maalintii saddexaad ku sugan dalka Maraykanka, gaar ahaan Washington D.C ayaa kulan la qaatay masuuliyiin sar-sare oo ka socota Golaha Amaanka Qaranka Maraykanka (National Security Council). waxaana kulankaa lagaga wada hadlay iskaashiga, nabadgelyada iyo dimuquraadiyada iyo horumarinta. sidoo kale…

Read More

Mareynaka oo sheegay in safaraka Madaxweyne Biixi aanu aheyn rasmi, Somalilandna ka mid tahay Soomaaliya

Washington (QJ) – Waaxda arrimaha dibdda u qaabilsan mareykanka ayaa shaaca ka qaaday aragtidooda ku wejahan Somaliland iyo safarka madaxweynaha Somaliland ku joogo Mareykanka. Hadalkan ka soo yeeray Mareykanka oo lagu baahiyay barta Twitter ayaa lagu sheegay in aragtidooda ku wejahan madax banaanida Somaliland. Sidoo kale waaxdu waxa ay sheegtay in madaxweyne Biixi uu la…

Read More

Waddani: Yaan lagu mudaharaadin Madaxweynaha

Hargeysa (QJ) – Xisiga Mucaaridaka Somaliland ugu weyn ee Waddani ayaa ugu baaqay taageerayashiisa dibada gaar ahaan dalka Mareykanka in ay ukala soocnaadaan arinta qaranimada iyo arinta siyaasadeed ee gudaha laysku hayo. Madaxda Waddani waxaanay sheegeen inaanay jirin cid ku matasha xisbi ahaan banaan bax ka dhan ah waftiga Somaliland ee madaxweynuhu hogaaminayo. Gudoomiyaha xisbiga Waddani…

Read More

Riala Odinga Waa Saaxiibka Somaliland

Madaxweynaha Kenya ayaa ku dhawaaqay inuu taageerayo in Raila Odinga uu noqdo Madaxweynaha Kenya ee isaga bedelaya dhawaan. Labadan nin oo ka soo kala jeeda laba Qabiil oo kala duwan, colaadina ay dhex martay reerahooda doorasho hore oo ay ku tartameen, ayaa arrintan Madaxweyne Uhuru Kenyatta uu ku dhawaaqay ay wax weyn ka taraysaa Midnimada…

Read More

Weftigii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Degay Dallas International Airport Ee Dalka Maraykanka Si Ballaadhana loogu Soo Dhaweeyey Madaarka

Washington (QJ) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ee ka koobnaa wasiirada iyo ganacsatada ayaa gaadhay dalka maraykanka, iyadoo halkaasi loogu soo dhaweeyey si ballaadhan oo habmaamuus qarannimo leh. Waxaana madaxweynaha iyo weftigiisa halkaa ku sugayey kuna soo dhaweeyey madax sare oo ka tirsan dawladda Maraykanka iyo masuuliyiin kala ah…

Read More