Musharax Ciro oo dhaleeceeyay xadhiga suxuufiyiinta
Hargeysa (QJ) – Musharraxa xilka madaxweyne ee xisbiga Waddani Dr. Cabdiraxmaan Cirro ayaa hadal uu soo saaray ku dhaleeceeyay xadhig maanta hargeysa loogu geystay in ka badan 20 suxufi. Suxufiyiinta ayaa xiliga la qabqabtay ku gudo jiray baahinta dhacdadii maanta ka dhacday xabsiga weyn ee Hargeysa. Musharaxa ayaa war saxaafada loogu talo galay oo uu soo…
