SAWIRRO: Qodista Riiggii Biyaha Ee Banka Qool-cadey Oo Maanta Si Rasmi Ah Loo Dhagax-dhigay
Hargeysa,3,7,2016 (QJ/SDN) – Waxaa Maanta si rasmi ah loo dhagax dhigay Riig Biyo ka soo saari doonaa Banka Qool-caday kaas oo qeyb ka ah Mashruuca banka qoolcaday. Munaasibad ka dhacday halka laga qodayo Riiggan oo ah Badhtamaha Banka Qoolcaday ayaa waxaa ka soo qeyb galay Masuuliyiin kala duwan oo isugu jiray Madaxda Axsaabta Qaranka, Wasiiro,…
