SAWIRRO: Banaan bax balaaran oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho
Muqdisho,11,7,2016 (QJ/SDN) – Waxaa maanta Barxada masjidka Isbaheysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho lagu qabtay banaan bax balaaran oo looga soo horjeeday laguna canbaareenayay qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee dhawaan ka dhacay meel ku dhaw MASJIDU NABAWI AL-SHARIIF ee kuyaala magaalada Madiina. Banaan baxan waxaa soo abaabulay Hay’ada Culumada Soomaaliyeed waxaana kasoo qeyb galay masuuliyiin katirsan Dowlada…
