admin

DAAWO: Magaalada Gabiley Oo Laga Mudaharaaday

Gabiley,22,6,2016 (QJ/SDN) – Magaalada Gabiley ee gobolka Maroodi-jeex ayaa waxa ka dhacay mudaharaad looga soo horjeedo qafaalashadii lagu sameeyay Wariye Mukhtaar Nuux Ibraahim oo ka tirsan muuqbaahiyaha HCTV. Mudaharaadkan ayaa ah mid ay shacbigu kaga soo hor jeedan xadhiga ay dawlada Ethiopia  u geysatey Wariye Mukhtaar Nuux Ibraahim oo telefishanka HCTV uga soo warami jiray…

Read More

SAWIRRO: Boob xooggan oo Loo geystay Dukaamo ay Ajaaniib leeyihiin oo ku yaalla dalka Koonfur Afrika

Ceptown,22,6,2016 (QJ/SDN) – Degaano ku yaalla duleedka Magaalada Pretoria ee dalka Koonfur Afrika ayaa waxa ka socday maanta illaa caawa rabshado iyo boob xoogan oo loo geystay goobo ganacsi oo ay leeyihiin Soomaali iyo ajaaniib kale oo ka shaqeysta wadankaas. Wararka ayaa sheegaya in boobkan uu bilowday markii banaanbax cabasho ah ay dhigeen dad shacab…

Read More

Dalka Angola Oo Laga Mamnuucay Islaamka

Angola,22,6,2016 (QJ/SDN) – Dawladda Angola, ayaa ku dhawaaqday in Islaam dalkeeda mabnuuc ka yahay, iyadoo amar ku bixisay in la xidho dhammaan masaajidada dalka ka jira. Wasiirka Dhaqanka Angola, Rose Cruze Silva, ayaa sheegay in masaajidada dalkan Kiristaanku ku badan yahay ka jira dhammaantood la xidhay ilaa inta laga soo saaraayo amar dambe oo dawliya….

Read More

DAAWO: Qaar Ka Tirsan Jaaliyadda DDSI Ee Maraykanka Oo Taageeray Xasuuqii Gaashaamo

Minnesota,22,6,2016 (QJ/SDN) – Oaar ka mid ah jaaliyadda Dowlad deegaanka soomaalida Itoobiya ayaa taageero wayn u muujiyay ciidankii Liyuu Boolis ee xasuuqa ka gaystay deegaanka jaamac-dubad ee Gaashaamo, iyagoona eedayn culus usoo jeediyay shacabka ku dhaqan Gaashaamo. Dadkani oo shirk u qabsadan Minnesota maraykanka ayaa dhaliilo kala duwan usoo jeediyay qaar ka tirsan masuuliyiinta dowladda…

Read More

Baarlamaanka Mareykanka oo diiday Qorshayaal lagu Xakameyn lahaa Hubka la iska iibsado

Washington (QJ/SDN) – Aqalka Sare ee Baarlamaanka Maraykanka, ayaa diiday qorsheyaal lagu xoojin lahaa xakamaynta hubka ay shacabka dalkaas isticmaalaan. Tallaabadan ayaa waxay ka mid ahayd in la hor-istaago in hub laga iibiyo dadka ku jira liiska kooxaha Argagixisada looga shakisan yahay. Aqalka sare ayaa la hor-keenay qorshe ka kooban afar qodob, kaddib markii 49…

Read More

Qoraalka ay Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya kaga Saartay Telefishanka HCTV Satelite-ka Thaicom 5 Iyo Qodobada Meel ka dhaca ku ah Jiritaanka Somaliland Akhri

Hargaysa 21.June 2016 (SDN/QJ):- Shabakada Qurbejoog ayaa heshay Nuqul ka mid ah qoraalka dawlad deegaanka Somalida Itoobiya u dirtay Satelite-ka Thaicom 5  ee ay kaga dalbatay in Satalaytkaas laga saaro HCTV. Maamulka dawlad deeganka Somalida Ethopia ayaa waxaa ay warqad dacwad ah oo ka dhan ah telefishanka HCTV u qoreen shirkada Thaicome 5 ee uu…

Read More

Wasirka Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Ka Warbixiyay Halka Uu Marayo Heshiiskii Dekedda Berbera

Hargeysa,21,6,2016 (QJ/SDN) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay safar ay isaga iyo wasiiro kale maanta ku tagayaan dalka Imaaraadka Carabta oo ujeediisu tahay  tagaayo Imaraadka oo ujeedadiisu tahay heshiiska Dekadda. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Sacad Cali Shire oo Wargeyska Geeska Afrika wareysi gaar ah siiyey ayaa…

Read More

SAWIRRO: Hoodo Ayaan Suldaan Faarax Oo Ka Mid Ah Dhalinyarada Firfircoon Ee Somaliland Oo La Guddoonsiiyay Gaadhi

Hargeysa,20,6,2016 (QJ/SDN) – Maayirka Magaalo Madaxda gobolka Togdheer ee Burco Ayaa maanta si rasmiya ugu wareejiyey Gaadhi nooca raaxada ah oo xalay uu munaasibada ka dhacday Hotel Safaari ee Hargaysa Kaga balan qaaday. Gaadhigan oo noociisu yahay Toyota Verosa Ayaa maanta Wareejintiisu ka dhacday barxada hore ee wasaarada arrimaha gudaha Somaliland iyada oo munaasibada wareejinta…

Read More

WAJAALE: Wariyayaal Reer Somaliland ah oo Laga Qafaashay Daanta Itoobiya

Wajaale,20,6,2016 (QJ/SDN) – 5 suxufi oo ka hawlaga magaalada Gabiley ayaa laga qafaashay magaalada Wajaale qaybta ay Itoobiya maamusho. Sida ay sheegeen suxufiyiin kale. Shantan wariye ayaa waxa xalay looga yeedhay magaalada Wajaale iyada oo loo sheegay in ay soo tabin doonaan Suldaan lagu caleemo saarayo Wajaale. Shantan Wariye oo ka kala shaqeeya HCTV, SLNTV,…

Read More

DAAWO: Suldaan Maxamed Oo Cabasho Ka Muujiyay Warar Lagu Baahiyay Warbaahinta DDSI

Hargeysa,20,6,2016 (QJ/SDN) – Suldaanka guud ee beelaha Somaliland, Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa cabasho ka muujiyay warar lagu baahiyay qaar ka mid ah warbaahinta Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, wararkaasi oo lagu sheegay in ganacsadaha wayn ee Ina-Afdiinle uu ku lug lahaa shaqaaqadii iyo xasuuqii ka dhacay deegaanka Jaamac Dubad ee degmada Gaashaamo, iyadoona Suldaanku uu farriin…

Read More

MADAXWEYNE XASAN: Siyaasadda DF waa mid Dhiirri-gelinaysa Ganacsiga Furan

Muqdisho,20,6,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud – ayaa maanta Xariga ka jarey Terminal cusub oo loo sameeyey Dekedda Caalamiga ah ee Xamar kaasoo loogu talagaley fududeynta adeegga dekedda. Terminalkaan Cusub oo ah Nooca loo yaqaan “Dry Port” oo ku yaalla Meel ka yara baxsan Dekedda ayaa loo Adeegsan doonaa in la dhigo Dhammaan…

Read More