admin

DAAWO: Israa’iil oo Biyaha ka Goysay Bisha Ramadaan Falastiniyiinta ku Nool Daanta Galbeed

Jenin,15,2016 (QJ/SDN) – Shirkadda Biyaha Isra’iil, ayaa biyihii ka goystay goobaha Daanta Galbeed (West Bank) ee qasabka ay ku haystaan askarta Isra’iil ee ay ku dhaqan yihiin shacabka Falastiin waqti ay ku jiraan bisha barakaysan ee Ramadaan. Goobahan oo boqolaal kun oo Falastiniyiin ah ku nool yihiin ayaan waqtigan haysan biyo ay ku afuraan amma…

Read More

SHARMA’ARKE: Dowladda Mareykanka Waa inay naga Taageertaa Dhismaha Dowladda Cusub

Muqdisho (QJ/SDN) – RW Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo safar Shaqo u joogo Dalka Mareykanka, ayaa kulan la Qaatay Mas’uuliyiin ka Tirsan  Dowladda Mareykanka oo saaxiib dhaw la ah Soomaaliya. Kulankan, ayaa diiradda lagu saaray sidii lagu Xoojin lahaa Wada-shaqeynta Xukuumadda Soomaaliya kala dhaxeyso Dowladda Mareykanka waxyaabihii laga wada hadlay waxaa ka mid ahaa…

Read More

DAAWO: Prof : Axmed Ismaaciil Samater oo Ku Biiray Xisbiga Kulmiye

Boorama,14,6,2016 (QJ/SDN) – Prof : Axmed Ismaaciil Samater ayaa si rasmiya ugu biiray  xisbiga haya talada Somaliland ee Kulmiye, waxana munaasabad balaadhan oo lagu qabtay Magaalada Boorame ka soo qayb-galay madaxweyne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici hogaanka xisbiga Kulmiye oo uu hogaaminayay Muuse Biixi Cabdi Guddoomiyaha xisbigaasi iyo xubno ka tirsan golaha Wasiirada Xukuumadda madaxweyne Siilaanyo….

Read More

Biyo La’aan Ka Tagaan Magaalada Boorama

Boorama,14,6,2016 (QJ/SDN) – Wararka naga soo gaaraya Boorama ayaa sheegaya in biyo la’aan ba’an ay faro kulul ku heyso magaalada Boorama. Biyo yarida ayaa waxaa loo aanaynayaa abaartii dhawaan lasoo maray dhamman dalka qeybihiisa kala duwan; ceelashii ayaa badanaa guray magaaladaas oo ka tirsan gobolka Awdal. Inkastoo roobab badan ay gu’gii ka da’een Awdal hadana…

Read More

Donald Trump: Somalida Mareykanka ku Nool Waxay doonayaan inay ku biiraan Kooxda ISIS

Washington,14,6,2016 (QJ/SDN) – Murashaxa Xisbiga Jamhuuriga ee Marykanka, Donald Trump, ayaa mar kale ku celiyay baaqiisii ahaa – in Muslimiinta laga Mamnuuco in dalka Mareykanka ay soo galaan. Trump oo khudbad jeediyay ayaa ku sheegay in Soomaalidu ku Nool dalka Mareykanka ay doonayaan inay ku biiraan Ururka Daacish ama ISIS. Isagoo ka hadlay dhacdadii maalin…

Read More

Dhoofka Xoolaha nool oo ka bilowday Kismaayo [Daawo]

Kismaayo,14,6,2016 (QJ/SDN) – Dekedda magaalada Kismaayo waxaa maanta ka dhoofay ku dhawaad 1,200 oo neef oo lo’ ah, kuwaa oo laga kala keenay gobollada Jubaland. Xoolahan oo dhammaantood ahaa lab ayaa waxaa loo dhoofinayay dalka Masar ayadoo ay dhoofinayeen ganacsatada rugta ganacsiga iyo warshadaha Jubaland ee JCCI. Maareeyaha dekedda Kismaayo Axmed Xaaji Aadan oo warbaahinta…

Read More

Shaybaarkii Xannaanada Xoolaha Soomaaliya oo Maanta Dib loo Furay Mudo fog Kaddib

Muqdisho,14,6,2016 (QJ/SDN) -NWasiirka Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Somalia iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho – ayaa Maanta si Wadajir ah Xarigga uga jaray Sheybaarka Dhexe ee Caafimaadka Xoolaha Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho. Dr. Maxamed Muuse Yusuuf  oo ku hadlay magaca hay’adda QM u Qaabilsan cunnada iyo Beeraha ee FAO, oo goobta ka hadlay…

Read More

Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo lagu Qabtay Raashin Dhacay oo loo Waday G/Gedo

Muqdisho,14,6,2016 (QJ/SDN) – Ciidanka booliska ee ka hawlgala garoonka diyaaradaha Muqdisho, ayaa maanta Gaacanta ku dhigay Raashin dhacay oo ka koobnaa Noocyada kala duwan oo ay leedaha Hay’adda Cunnada Aduunka ee WFP. Raashinkan oo ka koobaaa; Galley, Masaggo (Haruur), Misir iyo noocyada kale ee miraha ayaa ah kuwo aan la cuni karin, iyadoo la sheegay…

Read More

Taliyihii Sirdoonka Soomaaliya ee NISA oo Xilkii laga Qaaday iyo Taliye KMG ah oo la Magacaabay

Muqdisho,14,6,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud, ayaa maanta xil ka qaadis ku sameeyey taliyihii hay’adda Nabad-sugidda iyo sirdoonka Qaranka (NISA), Jen. C/raxmaan Maxamed Tuur-yare. Xasan Sheekh, ayaa xilka qaadista taliyaha u cuskadey qodobbada 87-aad iyo 90-aad ee dastuurka KMG-ka ah ee Soomaaliya, iyo isagoo tixgelinaya baahi la xiriirtey in is-beddelada lagu sameeyo Hoggaanka…

Read More

Saraakiisha Ciidanka AMISOM oo lagu Boorriyay Ilaalinta shacabka inta Hawl-galadoodu socdaan

Muqdisho, 14,6,2016 (QJ/SDN) – Saraakiisha Millateriga Ciidamada AMISOM – ayaa loogu baaqay inay qaadaan tallaabooyin lagu dhawrayo bulshada qaybaheeda kala duwan jilicsan sida Haweenka & Carruurta, xilliyada ay socdaan Hawl-gallada ay Soomaaliya ka wadaan. Ku-simaha Madaxa Shaqaalaha AMISOM, Col. Shadrack Othieno Mutacho oo khudbad ka jeediyay Xafladdii Xiritaanka Tababarkan oo muddo saddex casho ah u…

Read More

Waddo Laami ah oo Dhismaheeda laga Billaabay Degmada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool

Laascaanood,14,6,2016 (QJ/SDN) – Waddo laami ah oo isku-xidhi doonta xaafado badan oo ka tirsan Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool, ayaa dhismaheeda laga billaabay magaaladaas. Sidoo kale, Waddadaan oo ah middkii 5-aad ee laga hir-geliyo Laascaanood, ayaa waxaa si Wadajir ah u Fulinaya Dawladda Hoose ee Laascaanood iyo Xukuumadda Somaliland sida uu warbaahinta u sheegay…

Read More

Ciidamada Itoobiya oo ku howlan sugida Amniga Deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan

Halgan, 14,6,2016 (QJ/SDN) – Ciidanka Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM oo 9-kii bishan Khamiistii ina dhaaftay dagaal culus kula galay deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan Xoogagga ka tirsan Al-shabaab, ayaa waxay billaabeen dhaq-dhaqaaqyo Amaanka deegaankaas lagu xaqiijinayo. Wararka naga soo gaaraya halkaa ayaa Sheegaya in tiro badan oo Ciidanka Dalka Itoobiya ah howlgallo…

Read More

Shaqaalaha Soomaalida Ee Waddamada Khaliijka Carabta Oo Halis Ku Jira Bisha Barakaysan Ee Ramadaan

Dubai,12,6,2016 (QJ/SDN) – Iyadoo dhawaan la saxiixay heshiis cusub oo dhigaya in shaqaale guryaha ka shaqeeya oo Soomaali ah oo dhan 600  ilaa 1,000 loo diro Sacuudiga bishaan Ramadaan ayaa bishaani sideedaba ay shaqo badan tahay. Sidaas waxaa qortay jariidada the New Arab. Taas waxaa u sabab ah shaqada cunno karinta oo badan bishaan barakaysan…

Read More