admin

Madaxweynaha Soomaaliya oo Ammaanay Ciidanka Difaaca Puntland ee la dagaalamay Al-Shabaab

Muqdisho (QJ/SDN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud , ayaa hambalyo u diray ciidanka dowlad goboleedka Puntland, guulihii ay ka soo hoyeen dagaalkii ay la galeen cadowga ummadda Soomaaliyeed ee argagixisada Al Shabaab oo doonayey inay degaannada Puntland isku fidiyaan. “Anigoo ku hadlaya magaca Jamhuuriyadda…

Read More

Weyddiimo ku sabsan dagaalkii Puntland iyo koox lagu sheegay Alshabaab.

Waxaan doonaya bal inaan dhowr su’aal halkaan ku soo bandhigo kuwaas oo ku sabsan dagaalkii maalmahan dambe dhexmarayay maamulka Puntland iyo koox lagu sheegay Alshabaab, marna u wasiirka Warfaafinta Puntland ku sheegay dhallinyaro haboowsan. Weyddiimaha oo noqon doonna su’aalo balse jawaab u baahan. 1- Ma maqashayn meel ay Shabaabku ku sheegtayn dagaaladii bariga Nugaal iyo…

Read More

Nadaxwayne Ku-xigeenka South Suudaan Oo Socdaal Hawleed Ku Yimid Jabuuti

Jabuuti (QJ/SDN) – Madaxwayne ku-xigeenka South Sudan Rier Machar ayaa maanta socdaal hawleed ku tagay jamhuuriyada Jabuuti, waxaana qasriga madaxtooyada jabuuti ku qaabilay madaxwaynaha Jabuuti Ismaacliil Cumar Geele. Waxaana kulanka labada masuul ku dhexmaray qasriga madaxtooyada jabuuti lagaga wada hadlay sidii loosii xoojin lahaa isla markaana loodhaqan galin la haa heshiiskii ay IGAD gadhwadeenka uga…

Read More

Maxkamadda Hargeysa Oo Wasaaradda Daakhiliga U Diiday In Waaran Loo Jaro Laba Saxafi

Hargeysa (QJ/SDN) – Maxkamadda gobalka Maroodi-jeex ayaa wasaaradda arrimaha gudaha ka diiday in waaran qabasho ah loo jaro guddoomiyaha iyo tifaftiraha wargeyska Hubaal Maxamed Axmed Jaamac (Calooley) iyo Xasan Xuseen Cabdillaahi (Keef-keef). Sida ay warar xogogaali u sheegeen Geeska Afrika saraakiil ka socotay wasaaradda arrimaha gudaha ayaa Isniintii tagay maxkaamdda gobalka Hargeysa iyagoo doonaya in…

Read More

Daawo:-Wasiirka Xanaanada Xoolaha Cukuse Oo La Kulamay Haayadaha Kala Shaqeeya Arimaha Xoolaha iyo Dooraka Ay Ka Ciyaarayaan Arimaha Abaaraha

Hargeysa (QJ/SDN) – Wasiirka xanaanada xoolaha Maxamed Daahi Cuskuse ayaa daboolka ka qaaday kulamo ay la qaateen haayadaha ay kala hawlgala arimaha xoolaha dalka, waxaanay haatan ka wada hadalayaan sidii door muuqda ay uga ciyaari lahaayeen abaaraha dalka ku dhuftay. https://www.youtube.com/watch?v=NsZayFnFli4

Read More

Daawo:-Xildhibaano ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland Oo Laasacaanood U Gaadhay Sababo La Xidhiidha Saami Qaybsiga Golaha Wakiilada Ee Gobalada Dalka

Laascaanood (QJ/SDN) – Xildhibaano ka tirsan golaha wakiilada ee Somaliland ayaa gaadhay Laasacaanood waxaanay halkaas ka wadaan arimo la xidhiidha xildhibaanada golaah wakiilada iyo xeerkii lagu soo xuli lahaa iyo arimo aanay ka maqnayan saami qaybsiga gobalada ee arintaas. https://www.youtube.com/watch?v=eM4RIOnB5UM

Read More

Daawo” Lacagta laysku tusaayo ee la leeyahay ka soo kacaay dadkeena ayaa u baahan in biyo loo siiyo…” Faysal Cali Waraabe Oo Burco Gaadhay

Burco (QJ/SDN) – Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Faysal CalI Waraabe ayaa gaadhay xarunta gobalka Togdheer ee Burco halkaas oo uu kala kulmay soo dhawayn diiran, waxaanu hadalo duur xul ah ku tuuray xisbiyada kale ee dalka isku baacsanay. https://www.youtube.com/watch?v=ktjpQfrHbDg

Read More

Safiirka Ingiriiska U Qaabilsan Somaliland iyo Somaliya Oo Madaxweyne Siilaanyo Qaabilay

Hargeysa (QJ/SDN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa caawa xafiiskiisa kula kulmay, safiirka Ingiriiska u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Ambassador Ms. Harriet Mathews, oo ay weheliso Ms. Cat Evans oo ah ku xigeenka Safiirka dawladda Ingiriiska ee dalka Itoobiya.  Madaxweynaha oo ay kulanka ku weheliyeen Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi…

Read More

Magaalada Bujumbura oo lagu Toogtay Sarkaal Ciidan oo ay isku dhawaayeen Madaxweynaha

Bujunbura (QJ/SDN) – Sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada Burundi oo si aad ah ugu dhawaa madaxweynaha dalkaas, Pierre Nkurunziza ayaa lagu dilay toogasho shalay oo Talaado ahayd, sida ay sheegtay xukuumadda dalkaas. Inkastoo aan la sheegin kooxaha dilay sarkaalkaan cidda ay ka tirsan yihiin. Lt. Col. Darius Ikurakure ayaa lagu dhex-toogtay xarun ay Ciidamada…

Read More

Ragii ka dambeeyay Qaraxyadii Brussels oo la aqoonsaday iyo labo kamid ah oo Walaalo noqday

Brussels – Ciidamada booliiska iyo sirdoonka dalka Belgium-ka ayaa aqoonsaday shaqsiyada ragii ka dambeeyay qaraxyadii shalay ka dhacay garoonka Diyaaradaha Zaventem ee magaalada Brussels. Kaamirada CCTV ee ku xirneed garoonka Diyaaradaha ayaa laga arkay sadax nin oo la tuhmayo in ay ka dambeeyeen qaraxyadii ka dhacay garoonka, labo kamid ah sadaxdaasi nin ayaa is qarxiyay…

Read More

SAWIRRO: Qaraxyo Waa-weyn oo lagu Weeraray garoonka diyaaradaha Brussels iyo xarun tareen

Brusseles (QJ/SDN) – Ugu yaraan 27 qof ayaa ku dhintay, 70 qof oo kalena way ku dhaawacmeen saddex qarax oo maanta ka dhacay garoonka diyaaradaha magaalada Brussels ee caasimadda dalka Belgium iyo Xarun laga raaco Tareennada. Warbaahinta Belgium ayaa baahiyay in qaraxyadu ay ahaayeen kuwo ay fuliyeen dad isku soo xiray waxyaabaha qarxa , iyadoo xustay…

Read More

SAWIRRO: Madaxweynaha Somaliland Oo Shacbiga Ku Dhaqan Caasimada Hargeysa La Tukaday Salaad Roobdoon Ah

Hargeysa  – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa shacbiga ku dhaqan Caasimada Hargeysa kula tukaday Salaada Roobdoonta. SalaadaN roobdoonta ah oo dalka oo dhan laga oogay ayaa madaxweynuhu kula tukaday garoonta kubbadda cagta ee Hargeysa Stadium, Salaadan roobdoonta oo muddo sannad gudihii ah laba jeer madaxweynuhu la tukaday shacbiga gobolada Togdheer iyo Maroodijeex….

Read More