admin

Guddoomiyaha Guurtida Oo Soo Bandhigay Laba Dawladood Oo Uu Sheegay Inay Yihiin Kuwa Ugu Fog Qaddiyadda Madaxbanaanida Somaliland

 Hargeysa (QJ/SDN) – Guddoomiyaha golaha guurtida Md. Saleban Maxamuud Aadan, ayaa dawladaha Ingiriiska iyo Maraykanka ku tilmaamay labada dawladood ee ugu dhego adag qaddiyada madaxbanaanida Somaliland, isagoo sheegay inaanu afka  ka dhawrayn magacaabista labadaas dawladood. Guddoomiyaha guurtida oo hadal ka jeediyay fadhigii shalay ee golaha guurtida, wuxuu kaloo si adag uga digay dilalka saraakiisha iyo…

Read More

“Faysal Cali Waraabe Waxii Rag Iska Yeeli Jiray Ayaanu Iska Yeeli Doona,,“ Jamaal Cali Xuseen

Hargeysa (QJ/SDN) – Jamaal Cali Xussen  musharaxa  madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID waxa uu ka jawaabay hadalo mar dhaweyd ka soo yeedhay Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Waxaana uu sheegay  Jamaal  Cali Xussen in  gudoomiye Faysal Cali Waraabe  aanu afkiisa kaga qaadi karin xilkiisii musharaxnimo isla markaan Faysal uu yahay shaqsiga loo adeegsanaayo burburinta…

Read More

” Jamaal Cali Xussen Ma Aha Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Ucid,,“ Faysal Cali Waraabe

Hargeysa (QJ/SDN) – Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe oo mar dhaweyd warbaahinta kula hadley Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa waxaa uu sheegay in Jamaal Cali Xussen aanu aheyn musharaxa  madaxweyne ee xisbigaasi UCID. Muddane Faysal Cali Waraabe waxaa  uu  sabab uga dhigay hadalkiisa  isaga oo sheegay in wakhtigii Jamaal loo doortey…

Read More

Shirkii Golaha Wasiirada Oo Lagu Falanqeeyay Diiwaangelinta Iyo Qodobada La isla Gartay

Hargeysa (QJ/SDN) – Shirkii golaha wasiirada ee khamiistii, ayaa si weyn loogu falanqeeyay diiwaangelinta dalka ka socota iyo xaaladda abaareed ee taagan.   Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay shirkaas, laakiin ilo xogogaala ayaa Geeska Afrika u xaqiijiyay in xubno ka tirsan golaha wasiiradu ay shirkii khamiistii oo uu Madaxweynuhu guddoominayay ku…

Read More

Wefti Uu Hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Oo Gaadhay Magaalada Baladweyne

Baladweyne (QJ/SDN) – Waxaa goor-dhaweyd gaadhay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan wafdi ballaadhan oo uu hoggaaminayo madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Wafdiga Madaxweynaha Somalia ayaa waxaa ka mid ah; Wasiirka Amniga, C/risaaq Cumar Maxamed, Wasiirka Batroolka, Maxamed Mukhtaar Ibraahim, Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha, Maxamed C/llaahi Xassan Nuux, iyo Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya. Xubno…

Read More

Midowga Yurub oo Ka Hadlay Dagaalkii Alshabaab iyo Puntland

Nairobi (QJ/SDN) – Midowga Yururb ayaa ka hadlay markii ugu horeysay dagaalada dhawaan ciidamada Puntland iyo Alshabaab ku dhexmaray deegaano ka tirsan Puntland. Wakiilka EU ee Soomaaliya, Mr. Michal Caravan ayaa sheegay taasi inay muujinayso sida ciidamo Soomaaliyeed ay uga awood roonaan karaan maleeshiyada Alshabaab. Wuxuu intaa ku daray in dhiiranaantii dhawaan ay muujiyeen ciidamada…

Read More

Somaliland: ‘’ Waxa nasiib darro in walaalaha Soomaaliya aanay illaa maanta Koombo naga soo gaadhin’’

Hargeysa (QJ/SDN) – Guddida abaaraha dalka ayaa ku dhawaaqday inay xaalada dadka abaaruhu ay saameeyeen ay ka sii darayso waxaanay ugu baaqeen shacbiga Somaliland taakulaynta dadkaas abaaraysan. Guddidan oo maanta saxaafadda kula hadhashay aqalka Madaxtooyada Somaliland ayaa nasiib darro ku tilmaantay in dalka Soomaaliya aanay illaa hadda ka qayb qaadan abaaraha baahsan eek a jira…

Read More

Muuse Biixi Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadlay Suldaanka Cusub Ee Subeer Awal

Hargeysa (QJ/SDN) – Gudoomiyaha Xisbiga kulmiye ahna Murshaxa jagada madaxtinimo ee xisbiga Kulmiye, ayaa markii ugu horraysay ka hadlay suldaanka cusub ee subeer awal ee dhawaan lagu caleemo saaray magaaladda hargeysa. Isla markaana wuxuu sheegay inuu la shaqayn doono suldaanka cusub. Warsaxaafadeed arrintan ku saabsan oo ka soo baxay xafiiska xisbiga Kulmiye, kulana saxeexanyahay murshaxa…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo Oo Mahadnaq Taakulan Ah U Diray Boqorka Isu-tagga Imaaraadka Carabta

Hargeysa (QJ/SDN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, waxa uu dhambaal mahadnaq ah u diray boqorka isu-taga Imaaraadka Carabta Sheikh Khalifa bin Zayed Al Nahyan, Xukuumada isu-taga imaaraadka carabta iyo shacbiga dalkaasiba guud ahaan. Dhambaalkan mahadnaqa ah waxa uu madaxweynuhu ku sheegay inuu si buuxda ugu mahadnaqayo boqorka, Xukuumada iyo Shacbiga Imaaraadka ugu…

Read More

Somaliland: Booliska Magaalada Hargeysa Oo Xabsiga U Taxaabay Wan Hirdi Ku Dilay Wan Kale

Hargeysa (QJ/SDN) –  Wan hirdiyey Wan kale ayaa saldhiga xaafadda Daami loo taxaabay kadib markii uu hirdi xoog badan madax kala eegtay isla markaana uu halkaas ku naf waayey Wankii kale. Muuqaal laga soo duubay gudaha saldhiga Daami ayaa waxaa ka soo dhex muuqday Wanka hirdida ku dilay Wanka kale, waxaana ag joogay askarr isaga…

Read More

Hawl-gallo laga Sameeyay Boosaaso oo lagu soo Qab-qabtay dad rayid ah ah oo ka badan 150-qof

Boosaaso (QJ/SDN) – Ciidamada Booliska magaalada Boosaaso ayaa in ka badan 156-qof ku qab-qabtay howlgal ay magaaladaas shalay ka sameyeen, kuwaasoo ay ku qabqabteen dad badan oo shacab ahaa. Dadweynahan oo laga soo qabqabtay hoteello ay deggenaayeen, xaafadaha iyo goobo kale ayaa waxaa lagu eedeeyay inay dhammaantood gacan-saar la leeyihiin Al-shabaab, iyadoo lagu xiray xabsiga…

Read More