admin

SAWIRRO: Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Af-duubka Loo Gaystay Diyaaradda Egypt-Air

Qubrus (QJ/SDN) – Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya diyaarad ay leedahay shirkada EgyptAir oo saaka uu afduubtay nin sheegay in jirkiisa ku xidhan yihiin waxyaabaha qarxa, kaa oo Duuliyaha diyaarada ku qasbay in Diyaarada ku dajiyo garoon kuyaala Jaziirada Qubrus. Diyaarada ayaa si nabad galyo ah waxaa loogu dajiyay garoonka diyaaradaha Larnaca ee…

Read More

Midowga Yurub Oo Mushaharaadka Ka Jaraya Ciidanka Burundi Ee Ka Tirsan AMISOM

Bujumbura (QJ/SDN) –  Midowga Yurub ayaa ku dhawaaqday , inay jarayaan Mushaaraadka ciidamada Burundi ee qaybta ka ah AMISOM, iyagoo xusay inay tani tahay qorshe ay madaxweynaha Burundi, Peirre Nkurunziza ku saarayaan Cadaadis, si uu Wada-xaajood siyaasadeed loogu soo afjaro colaadaha ka taagan dalka Burundi. Xukuumadda Burundi, ayaa Waxaa Somalia ka jooga 5,400 oo askari…

Read More

Dowladda China Oo $10 Milyan Ku Bixinaysa Gurmadka Abaaraha Ka Jira Soomaaliya iyo Itoobiya

Hargeysa (QJ/SDN) – Sida ay qortay Wakaaladda Xinwa, Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay in adduun lacageed oo gaadhaya 10 Milyan oo dollar ay ku bixineyso  wax ka qabashada xaaladaha abaareed ee ka jira Soomaaliya iyo Ethiopia. Dowladda China ayaa lacagtaasi u marsiineysa labada dowladood barnaamijka horumarinta cuntada adduunka, sida laga soo xigtay Wasiirka Ganacsiga China. Sideed…

Read More

Shir Lagu Falanqeeyey Siyaasadda Waxbarashada Somaliland Oo Lagu Soo Gunaanaday Hargeysa

Hargeysa (QJ/SDN) – Shir muddo saddex maalmood ah socday oo lagu falanqeeyey siyaasadda waxbarashada Somaliland, ayaa lagu soo gunaanaday magaalada Hargeysa shalay, kaasoo ay maalgelisay Hay’adda Caalamiga ah ee Mercy Corps, waxa sidoo kale dib loogu qiimeeyey xaaladaha waxbarasho ee dalka. Wasiirka Waxbarashada Somaliland Md. Cabdillaahi Ibhaarim Habane (Cabdillaahi-dheere) oo hadal ka jeediyey xidhitaankii shirkaas…

Read More

Wada Hadaladii Xisbiga Waddani Iyo Siyaasiyiinta Isbahaysiga Oo Shalay Si Rasmi Ah U Bilaabmay

Hargeysa (QJ/SDN) – Wada hadalkan bilaabmay oo aan laga soo saarin wax war ah, ayaa sida ay ilo xogogaali u sheegeen Warbaahinta, waxa ka qayb galay guddiyadii ka koobnaa tobanka xubnood ee ay labada dhinac magacaabeen, waxaanu dhinac waliba kulankaas ka muujiyay inuu ku qanacsanyahay inay bilaabaan wax wada qabsi rasmi ah oo siyaasadeed. Guddiga…

Read More

DHAGEYSO: Faroole iyo Raysal-Wasaare Sharma’arke Oo Kulmay, Kana Wada Hadlay Nidaamka 4.5

Garowe (QJ/SDN) – Madaxwaynihii hore Puntland, Cabdiraxmaan Farole ayaa markii ugu horaysay ka hadlay kulamo uu maalmihii lasoo dhaafay Garowe kula yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid iyo madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Gaas kuwaasoo salka ku hayay arrinta 4.5 oo la doonaya in Puntland lagu qanciyo inay qaadato kana qayb gasho doorashada 2016. Cabdiraxmaan Farole oo…

Read More

SAWIRRO: Guddoomiye Cabdi Jaamac Axmed [Joodari] iyo Jaaliyadda Reer Somaliland Ee Melbourne Oo Qado Sharaf U Samaysay Dhalinyaro Ka Timid Malaysia

Melbourne (QJ/SDN) – Guddoomiyaha jaaliyada Somaliland ee Melbourne dalka Australia [Somaliland Union Of Victoria] Mudane Cabdi Jaamac Axmed [Joodari] iyo jaalliyada Reer Somaliland ee dalkaasi ayaa halkaas kusoo dhaweeyay dhalinyaro ka timid dalka Malaysia kuwaasi oo waddankaasi kusoo galay Engineero. Munaasibada oo ahayd mid qado sharaf ah ayaa ahayd mid uu si heersare ah usoo…

Read More

SAWIRRO: Boorama Oo Laga Tukaday Salaad Roob-doon Ah, Kaddib Saddex Maalmood Oo La Soomanaa

Boorama (QJ/SDN) – Kadib Markii Mudo sadex Maalmood ah laga soomay Guud ahaanba Gobolka Awdal ayaa waxa Maanta oo salaaso ah laga Tukaday Magaalada Boorama Salaada Roob doonta ah si Illaahay ugu naxariisto Ummadiisa ay Abaaruhu aafeeyeen waxaana gabi ahaanba laga Tukaday salaada Roobdoonta ah Barxadaha waawayn ee Magaalada Boorama. Halkaasi oo ay isku soo…

Read More

Daawo:- Filimkii Xassan Xanafi Xaaji [Dilaaga Wariyaha] Oo Xaqiiqadiisa La Kashifay

Muqdisho (QJ/SDN – Kooxda “Journalists For Justice” [Saxafiyyiin U taagan Cadaaladda] ayaa Internet-ka ku baahisay Muuqaal ay ku sheegeen iney ku soo bandhigayaan qisada xaqiiqda ah ee Filimkii dhawaan laga soo duubay Xassan Xanafi Xaaji oo ku jira gacanta DF-ka. Kooxdan oo magaceeda loo soo gaabiyo “J4J” ayaa ku sheegtay hordhaca Video-ga in Dawladda Federaalka oo…

Read More

‘’Xisbiga WADDANI qayb kama noqon doono soo jeedin, qorshe ama go’aan kasta oo lagu hakinayo diiwaangelinta’’

Hargeysa (QJ/SDN) – Xisbigga Mucaaradka ah ee WADDANI,ayaa war-saxaafadeed rasmi ah kasoo saarray Dib-u-dhigis lagu sameeyay Diwaan-galinta Cod-bixiyayaasha oo la filayay inay todobaadka soo socda ka bilaamanto Gobolka Maroodi-jeex,gaar ahaana Degmooyinka Hargaysa iyo Sallaxley. Qoraal uu ku saxeexan yahay Gudoomiyaha Xisbiggaasi,Cabdiraxmaan-cirro,ayaa u dhignaa sida tan: “ Ujeeddo: Mawqifka Xisbiga WADDANI ee ku Wajahan Hakinta Diiwaangelinta…

Read More

SAWIRRO: Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Booqday Dhaawacyada Askartii Puntland Kaga Dhaawacantay Dagaalkii SUUJ

Garowe (QJ/SDN) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, oo uu weheliyo Madaxweynaha Puntland, Mudane Cabdweli Maxamed Cali Gaas, Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka ah iyo Puntland, ayaa maanta booqday qaar kamid ah dhaawacyadii ay wax yeelladu ka soo gaartay dagaalkii dhawaan ay la galeen Ciidamadda Puntland kooxda Al-shabaab….

Read More

Madaxweynaha Somalia oo Safiirka Ruushka ka Guddoomay Warqadihii Aqoonsiga

Muqdisho (QJ/SDN) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta warqadihii Aqoonsiga kaga guddoomay safiirka cusub ee waddanka Ruushka, ahna wakiilka dalka Ruushka ee Somalia, Mr Sergey Kuznetsov. Xasan Sheekh ayaa kulankaas ka sheegay, in Somalia ay gacmo furan kusoo dhaweyneyso danjire Kuznetsov, isla markaana ay si buuxda ula shaqeyn doonto, inta uu howlaha shaqo…

Read More