admin

Lebanese Prime Minister Najib Mikati Urges International Observers to Hold Israel Accountable

Beirut (QJ) – Lebanese Prime Minister Najib Mikati stated that his country has sent a “clear message” to international observers regarding the ceasefire agreement, emphasizing that “Israeli violations must stop and Israel must completely withdraw from Lebanese-occupied territories.” Mikati’s office said on Platform X that implementing UN Resolution 1701 is not only Lebanon’s responsibility but…

Read More

Soomaaliya iyo QM oo kawada hadlay maareynta Abaaraha

Muqdisho (QJ) – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan la qaatay wakiillo ka socday Qaramada Midoobay oo uu hoggaaminayay ku xigeenka ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, George Conway. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda abaaraha, qorshaha wax ka qabashada bini’aadantinimo ee 2025-ka, iyo xoojinta wada…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay cunaqabateynta Ganacsato Soomaaliyeed

MOGADISHU (QJ)- 100 Xildhibaan oo ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay go’aankii dowladda Soomaaliya ay ku diiday in Ganacsadaha Ajaanibta ah uu xaquuq gaar ah u yeesho dhoofka Xoolaha Soomaaliya. War-saxaafadeed ay soo saareen xildhibaannadan ayaa waxay ku sheegeen inay aad uga xun yihiin, iyagoo sheegay inaan la aqbali…

Read More

Xukuumada Somaliland oo dib u soo noleyneysa Xuquuqul Qowlka

Hargeysa (QJ) – Xukuumadda Somaliland ayaa ku dhawaaqday qorsheyaal kor loogu qaadayo ilaalinta xoriyatul-qawlka, iyadoo la hubinayo in aan la xidhin shakhsiyaad iyo suxufiyiin hadallo aanay xukuumaddu jeclayn. Wasiirka Warfaafinta Mudane Axmed-yaasiin Sheekh Cali Ayaanle oo daba socda balan qaad uu dhawaan Madaxweyne C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro u jeediyay warbaahinta iyo ururada bulshada rayidka ah,…

Read More

Somaliland oo Soomaaliya ku eedeysay carqaladeynta xoollaha ka dhoofa Berbera

Hargeysa (QJ) – Xukuumadda Somaliland, ayaa ku eedaysay dawladda Faderaalka ee Soomaaliya inay faro-gelin ku hayso Dhoofinta Xoolaha Dekedda Berbera, iyadoo ku andacootay inay Soomaaliya doonayso inay dakhliga cashuuraha Xoolaha u wareejiso Wasaaradda Maaliyadda. Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland, Cumar Shucayb Maxamed oo la hadlay Ganacsatada Xoolaha, ayaa ku eedeeyay dawladda Somaliya inay faragelin ku hayso…

Read More

Soomaaliya oo ka walaacsan xaalada Gaza

NY (QJ) – Soomaaliya ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay (UNSC)  waxay xalay ka qaybgashay shirkii ugu horreeyay ee golaha iyadoo ka mid ah 15-ka xubnood ee aan joogtada ahayn. Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu wakiil ka yahay ergayga joogtada ah ee Qaramada Midoobay, Danjire Abuukar Cismaan Baalle ayaa ka qeyb galay kulanka, waxaana uu halkaasi…

Read More

Beesha Warsangeli oo goaamo ka soo saartay xaalada Ceerigaabo

Ceelbuux(QJ) – War murtiyeed ka soo baxay shir ay dhawaan beesha Warsangeli ku yeelatay deegaanka Ceelbuh ayaa lagu shaaciyay in la baabi’iyay heshiskii beelaha ee lagu soo dhisayay magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag. War-murtiyeedka ka soo baxay shirka Warsangeli oo ka kooban toddoba qodob, ayaa lagu sheegay in gebi ahaanba uu burburay heshiiskii beelaha…

Read More

Wasiiro Itoobiyaan ah oo Muqdisho u tegay ka mid ahaanshaha AUSSOM

Muqdisho (QJ) -Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Itoobiya oo ay ka mid yihiin Wasiirka Gaashaandhigga, Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Mas’uuliyiin kale ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho. Saraakiishan, ayaa waxay Dowladda Federalka Somaliya kala hadli doonaan joogitaanka Ciidamada Itoobiya ee Somaliya, xilli uu bilaabmay hawlgalka AUSSOM. Dowladda Itoobiya ayaa ku dadaaleysa in ay sii joogteyso joogitaanka…

Read More

Dawlada oo sheegtay in ay diyaarisay sharciyadii iyo habraacii lagu qaban lahaa doorashada hal qof iyo cod ah

Dhusamareeb (QJ) Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Cali Yuusuf (Cali Xoosh) iyo mas’uuliyiin kale ayaa caawa kulan kula qaatay magaalada Dhuusamareeb qaar ka mid ah duubabka dhaqanka ee ka soo jeeda deegaanada Galmudug. Wasiir Cali Xoosh ayaa odayaasha ku wargaliyay in dowladda federaalka Soomaaliya ay diyaarisay sharciyadii iyo…

Read More

Madaxweyne Cirro oo la kulmay bulshada Rayidka

Hargeysa (QJ) – Madaxweynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi, oo uu weheliyo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi, ayaa kulan ballaadhan la qaatay madaxda ururada bulshada rayidka ah. Madaxweynuhu waxa uu ugu horayn uga mahadnaqay kulankooda madaxda ururada bulshada rayidka ah, isaga oo carabka ku dhuftay doorka sharafta leh ee ururada bulshadu…

Read More