admin

Houthi rebels stated they would continue to defend themselves following American attacks

SANA’A (QJ) – Houthi rebels’ spokesperson in Yemen, Mohammed Abdulsalam, stated that his country would continue to defend itself after several American attacks targeted facilities in the capital, Sana’a. The US military said that on Monday and Tuesday, they launched attacks against Houthi targets in the capital Sanaa and the Yemeni coast. The Houthi-controlled Al…

Read More

Somaaliya oo digniin kama danbeys ah u dirtay Warbaahinta

Muqdisho (QJ) -Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa digniin culus oo ugu dambeysay u jeedisay shaqsiyaadka hurinaya colaadaha sokeeye ee baraha bulshada. Dowladda ayaa shaaca ka qaaday in ay tallaabo ka qaadi doonto shaqsiyaadka baraha bulshada ku faafiyay muuqaalo, muuqaalo, codad laga duubay iyo qoraalo colaado sokeeye ah ku faafiyay. “Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska…

Read More

Mareykanka oo sheegay in Soomalaiya aaney buuxin shuruudaha AUSSOM

NY (QJ) – Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay sababta ay uga gaabsatay in ay u codeyso qaraarka lagu ansixinayo howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM. War saxaafadeed lagu daabacay bogga rasmiga ah ee Ergada Mareykanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in Mareykanka uu go’aansaday in uu dib u eego taageeradiisa qaraarka sababo la xiriira shuruudo aysan Soomaaliya…

Read More

Ciidamda Burundi oo ka baxaya Soomalaiya iyo sababta

Muqdisho (QJ) – Dowladda Burundi ayaa markii ugu horeysay xaqiijisay in ay isaga baxday howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya kadib markii ay ku qanci weyday tirada ciidamada loo qoondeeyay. Burundi ayaa go’aankeeda u gudbisay Guddoomiyaha Golaha Ammaanka iyo Nabadda ee Midowga Afrika, kaasoo ay hadda guddoomiye u tahay Jabuuti. Burundi ayaa dalbatay 2,000 oo askari…

Read More

Jabuuti iyo Soomalaiya oo ka wada hadlay hawgalka AUSSOM

Jabuuti (QJ) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan kula qaatay xarunta Madaxtooyada dalka Jabuuti dhiggiisa Ismaaciil Cumar Geelle. Labada Madaxweyne oo ay wehliyeen mas’uuliyiin ka tirsan labada dowladood ayaa ka wada hadlay xiriirka qotada dheer ee Soomaaliya iyo Jabuuti, xaaladda gobolka iyo sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga iyo walaaltinimada…

Read More

Soomaaliya oo aan weli goaamin dalalka ka qeybgelaya AUSSOM

Muqdisho (QJ) – Lataliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweyne Xasan Sheekh, Xuseen Macallin, ayaa sheegay inaan go’aan rasmi ah laga gaarin dalalka ku biiraya howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya. La-taliyaha Amniga Qaranka Xuseen Macallin ayaa caddeeyay in dowladda Soomaaliya ay awood u leedahay in ay go’aan ka gaarto dalalka ka qeyb qaadanaya howlgalka cusub ee nabad ilaalinta…

Read More

Dgaal beeleed ka qarxay Gobolka Mudug

Muqdisho (qj) – Dagaal qaraar oo u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed oo ka soo kala jeeda maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa saaka ka qarxay galbeedka gobolka Mudug, gaar ahaan deegaano ay horay ugu dagaalameen maleeshiyaadkii dagaalamay. Sida ay sheegayaan wararka dagaalka ayaa saaka aroortii ka qarxay deegaan lagu magacaabo Jiicboor, waxaana uu hadda ku sii…

Read More

Gollaha Amaanka oo ansixiyay hawgalka cusub e AUSSOM

NY (QJ) – Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta kulan ka yeelanaya xaaladda amni ee Soomaaliya, waxaana looga hadlayaa howlgalka cusub ee AUSSOM oo bilaabanaya sanadka 2025-ka. Goluhu waxa uu si aqlabiyad ah ugu codeeyey taaba gelinta iyo qaabaynta hawl-galka cusub maadaama waqtiga hadda ee ATMIS (Howlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya) uu…

Read More

Mareykanka oo xaqiijiyay dilka hogaamiye AS ka tirsanaa

Jabuuti (QJ) – Milatariga Mareykanka ayaa Khamiistii shaaciyay in duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday Koonfurta Soomaaliya ay ku dileen labo xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab oo uu ku jiro taliye sare. Duqayntan oo ay iska kaashadeen dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, ayaa lagu beegsaday deegaan Koonfur-galbeed kaga beegan magaalada Kuunyow Barrow Talaadadii, sida uu sheegay taliska…

Read More

Shabaab oo xaqiijiyay dilka masuul sare

MUQDISHO (QJ) Al-Shabaab ayaa qirtay in sarkaal sare oo lagu magacaabo Maxamed Mire lagu dilay duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday Koonfurta Soomaaliya. Mire, oo lagu yaqaanay inuu kaalin sare ka qaato hoggaanka Al-shabaab, ayaa lagu dilay duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday deegaanka Kuunyobarow ee gobolka Shabeellada Hoose, oo qiyaastii 257-km Koonfur-galbeed kaga beegan caasimadda Muqdisho….

Read More

Turkish President warns Syrian Kurds

ANKARA (QJ) – Turkish President Recep Tayyip Erdogan has warned that Kurdish fighters in Syria must lay down their arms or “be buried,” amid ongoing clashes between Turkish-backed Syrian rebels and other armed groups since the ousting of former Syrian President Bashar al-Assad earlier this month. Following al-Assad’s overthrow on December 8, Ankara has consistently…

Read More