admin

    At least 2 killed in mortar shell attack in Mogadishu

    MOGADISHU — At least two civilians were killed and three others were injured in a mortar shelling attack near Somalia’s presidential palace in capital Mogadishu Thursday. Witnesses said the dead are two elderly women living at an internally displaced persons’ camp in Mogadishu. No group has claimed responsibility for the attack, though Somali Al-Shabaab militants…

    Read More

      Dowladda Iiraan Oo Dalbatay Wadahadal Ay la Yeelato Boqortooyada Sucuudiga

      Tehran,7Jan,2016(QJ/SDN)-Dowlada Iiraan ayaa markii ugu horeysay sheegtay inay diyaar u tahay wadahadal la xadhiidha daminta xiisada ka dhex aloosantay Boqortooyada Sucuudiga iyo Dowlada Iiraan. Wasiirka Arrimaha Dibada ee Iiraan Mohammad Zarif ayaa Arbacadii shalay soo saaray warsaxaafadeed uu ku sheegay in dowladiisa ay diyaar u tahay in wadahadal lagu xaliyo xiisada ka taagan gobalka isagoo…

      Read More

        Ma Run Baa In Cabdicasiis Maxamed Samaale Ka Baydhay Siyaasiyiinta Isbahaysiga Ku Bahoobay?

        Hargeysa,7Jan,2016(QJ/SDN)-Siyaasiga hadalka cad ee Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa la sheegayaa inuu gees uga baydhay siyaasiyiinta ay saaxiibada yihiin ee ay ku wada bahoobeen isbahaysiga dimuqraadiyadeed ee KULMIYE. Wararkan oo labadii maalmood ee u dambeeyay la hadal hayay, ayaa waxa sii xoojiyay kulan wada tashi ah oo ay isbahaysigu shalay ku yeesheen magaalada Hargeysa, kaas oo…

        Read More

          ‘’Somaliland Uma Ogolaanayno Inay Doorashooyinkeedu Ka Dhacaan Sool, Sanaag iyo Cayn,.’’ Cali Khaliif Galaydh

          Muqdisho,7Jan,2016(QJ/SDN)-Hoggaamiyaha Khaatumo Prof Cali Khaliif Gallaydh ayaa ka hadlay diiwaan-gelinta Gobollada Sool, Sanaag iyo Buuhoodle, isagoona sheegay in aanay deegaanadaas diiwaan-gelin iyo doorasho toona ka dhici doonin. Prof. Cali Khaliif Gallayd ayaa sheegay in aanay Somaliland u ogolaanayn in ay doorashadoodu ka dhacdo dhulka Khaatumo isagoona Cali Khaliif Gallaydh Somaliland uga digay dhiig danbe oo…

          Read More

            Ethopia: Halkee ayaa Loo Weeciyay Saldhigii Droneska Maraykanka Ee laga Weerari jiray Xarakada Al-shabaab ?

            Hargeysa,7Jan,2016(QJ/SDN)-Milliteriga Maraykanka waxay dhawaan xidheen Saldhig ay ku lahaayeen Koonfurta Ethiopia, oo ay u adeegsan jireen Hawlgalladda ka dhanka ah Xarakadda Alshabaab. Warar haatan soo baxay ayaa sheegayo in Ciiddankii iyo Droneskii Maraykanka laga daad-gureeyey Ethiopia, lana geeyey dalka Kaamiruun. Hadal ka soo baxay Taliska Ciiddanka Maraykanka ka jooga Qaaradda Afrika, ayaa lagu sheegay in…

            Read More

              Kaadiriintii Xisbiga WADDANI Oo Dagaal Qaawan Ku Qaaday Axmed Muumin Seed iyo Dhawaaqyo Isasoo taraya Oo Ay Ku Xigtaysanayaan Xisbiga

              Hargeysa,7Jan,2016(QJ/SDN)-Masuuliyiinta ugu sarraysa Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, gaar ahaanna kuwa ay isku jufada yihiin Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(cirro), ayaa ku hawllan olole ka dhan ah guddoomiye-ku-xigeenka koowaad ee xisbigaas Md Axmed Muumin Seed, waxana ay soo jeediyeen in tallaabo muuqata oo ka dhan masuulkaas si degdeg ah loo qaado. Sida  ay sheegayaan warar xog…

              Read More

                Turkiga Oo Soomaaliya Ka Dhisaya Saldhig Ciidamada Soomaaliya Lagu Tababaro

                Muqdisho,7Jan,2016(QJ/SDN)-Dowladda Turkiga ayaa ka bilowday Soomaaliya dhismaha Saldhigga Tababarka Milliteriga, kaasi oo qeyb ka ah Ballanqaadkii Turkiga ee Dib-u-dhiska Ciiddanka Qaranka ee Dowladda Federalka Soomaaliya. Madaxa Waaxda Arrimaha Dibedda Turkiga ee mas’uulka ka ah Arrimaha Soomaaliya, Emel Tekin oo la hadashay Guddiga Difaaca ee Barlamaanka Turkiga ayaa sheegtay inuu Saldhigaasi noqonayo kii ugu horreeyey ee…

                Read More

                  Somalia: Ahmed Madobe of Jubbaland in Adaado town for the first time

                  The President of the autonomous state of Jubbaland Ahmed Madoobe has on Wednesdayfor the first time visited in Addado town the current headquarters of the autonomous state of Galamudug in central Somalia after having received official invitation from his counterpart in Galmudug state Abdikarim Hussein Gulled. President Madoobe was accompanied by officials from his government including…

                  Read More

                    Somalia: 2 siblings deceased in landmine, another injured

                    Two brothers were on Tuesday killed by landmine while their third brother was heavily injured at Balibusle location 30km from Buraan district in Sanaag region in Somalia. The district Commissioner of Buraan district has confirmed for the press the death of the two children and the injured one. “The three brothers were looking after goats…

                    Read More

                      Musuq-Maasuq Baahsan Oo Dul-hoganaaya Guddida Doorashooyinka Somaliland iyo Telefishanka Universal Oo Fashiliyay Arrintaasi DAAWO

                      Hargeysa,7Jan,2016(QJ/SDN)-Iyada oo habacsanaan badan iyo dhukusaad aan yarayni ka muuqato hab-dhaqanka Shaqo ee Guddiga doorashooyinka Somaliland oo shalay si rasmi ah u shaaciyey bilawga diiwaangelinta Cod-bixiyeyaasha oo ay sheegeen inay 16-ka bishan January 2016-ka ka bilaabmayso gobolka Togdheer, ayay soo baxayaan Hadal-hayn iyo xogo tibaaxaya inay tallaabooyin wax lagu musuqmaasuqay ku kaceen Xubnaha Guddigaasi. Guddiga…

                      Read More

                        Jamhuuriyadda Djibouti Oo Kusoo Biirtay Dowladdaha Xidhiidhka U Jaray Maamulka Shiiicada Ee Iiraan

                        Jabuuti,7Jan,2016(QJ/SDN)-Dowladda Dalka Jabuuti ayaa sheegtay inay xidhiidhkii diblomaasiyadeed u jartay dalka Iiraan, kaddib weerarkii dhowaan dad cadheysani ay ku qaadeen safaaradda Sucuudiga ee magaalada Tehran. Go’aankan oo lagu shaaciyey bayaan kasoo baxay dowladda Jabuuti, ayaa waxaa sidoo kale xaqiijiyey wasiirka arrimaha dibedda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf oo la hadlay idaacadda Codka Maraykanka ee VOA. Jabuuti…

                        Read More

                          Somaliland: FM meets with UK minister for Africa

                          LONDON— Somaliland’s minister for foreign affairs, Sa’ad Ali Shire has met with UK minister for Africa James Duddridge today. The meeting which lasted for hours was held in the office of UK secretary on African affairs. Dr. Sa’ad Ali Shire has stated that he held discussions with the minister on mutual issues ranging from economy, democracy and the…

                          Read More

                            Baaq Doodeed Ku Socda Qoraa Ibraahin-Hawd Yuusuf

                            Baaq doodeed ku socda qoraaga Ibraahin-Hawd Yuusuf ayaa waxa bar bulsheedka Facebook ee bulshadu ku wada xidhiidho soo dhigay qoraaga kale ee Maxamed Cabdirisaaq Saciid – Samiik, isaga oo qoraa Ibraahin-Hawd ugu baaqay aragtiyada uu faafinayo inuu dood ka galo oy garnaqsadaan. Wuxuu carrabaabay in la joogo wakhtigii la doodi lahaa oo aragtiyada bulshada loo gudbinayo ee…

                            Read More

                              ‘’Hunguri Weynaanta REER SHEEKH ISAXAAQ Ayaa Keentay Caddaalad darrada Somaliland Ka Jirta,..’’ Faysal Cali Waraabe

                              Hargeysa,6Jan,2016(QJ/SDN)-Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa ka warramay ujeedada safar uu ku marayo gobollada bariga Somaliland. Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in safarkan uu ugu kuur galayo xaaladda nololeed ee dadka iyo deegaanada bariga Somaliland, isagoona Faysal xusay in adeegyada dowladdu aanay gaadhiin goobaha uu soo arkay. Guddoomiye Waraabe waxa kale…

                              Read More

                                Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe Oo Markii Ugu Horreysay Gaadhay Magaalada Cadaado SAWIRRO

                                Cadaado,6jan,2016(QJ/SDN)-Waxaa maanta Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee Maamulka Galmudug gaadhay si qurux badana loogu soo dhaweeyay Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) . Madaxweynaha Galmudug Cabdi Kariin Xuseen Guuleed , Madax kale oo katirsan Maamulka Galmudug iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Magaalada Cadaado ayaa garoonka iyaaradaha uga hortagay…

                                Read More

                                  Magacyada 15 Masuul Oo Ay Guddiga Joogtada Ee Golaha Guurtidu Doonayso Inay La Kulanto

                                  Hargeysa,6Jan,2016(QJ/SDN)-Golaha Guurtida  Somaliland ayaa  sheegay in masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda oo xilal kala duwan haya oo  ay u yeedheen si ay wax uga weydiiyaan hawlahahooda shaqo in wakhtigii ay ugu talagaleen aanay ugu iman, isla markaana hadda ay ka sugayaan inay u yimadaan Haddaba Warsaxaafadeedkan ay soo sareen Guddida Arrimaha Bulshada ee Golaha Guurtida kuna…

                                  Read More