admin

    WASIIR HADLIYE: Ma jiraan Diblumaasiyiiin Iiraaniyiin Ah Oo Aanu Nidhi Dalka Ka Baxa, Xidhiidhka Iiraanna Weli Waa Sidiisii Hore

    Muqdisho,6Jan,2016(QJ/SDN)-Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Cabdisalaan Hadliye Cumar ayaa sheegay inay taageersan yihiin tallaabooyinka ay xukuumadda Saudi Arabia qaadday, isagoo cambaareeyay weerarkii lagu qaaday Safaaradda Sucuuudigu ee Tehran. Cabdisalaan Hadliye oo wareysi siiyay BBC-da ayaa sheegay inay muhiim tahay in la dhawro Axdigii Vienna, isagoo intaas raaciyay inay ka xun yihiin sida foosha xun ee loo…

    Read More

      Jaamac Shabeel Oo Sheegay In Diiwaangelinta Kaadhka Qaadashada Muwaadinku Ay Fashilantay

      Hargeysa,6Jan,2016(QJ/SDN)-Guddoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE Jaamac Ismaaciil Cige (Shabeel) ayaa sheegay inuu fashilantay  diiwaangelinta madaniga ah ee lagu qaadanayay kaadhka jinsiyada muwaadinka.  Mr. Shabeel, oo shalay u waramay telefishanka Bulsho TV , wuxuu dadka ugu baaqay inay qaataan kaadhka diiwaangelinta cod bixiyayaasha oo uu tilmaamay ahmiyada uu leeyahay. “Diiwaangelintu waxa weeye, qofku beri cidda…

      Read More

        Midowga Yurub Oo Hoos U Dhigay Xafiiskoodii Hargeysa Halkay Muqdisho Ka Dhisanayaan Dhismihii Ugu Balaadhnaa

        Hargeysa,6Jan,2016(QJ/SDN)-Midowga Yurub ayaa hoos u dhigid rasmi ah ku sameeyay xafiiskooda Hargeysa ee laga maamulo hawlaha midowga Yurub ee Somaliland. Sida uu  Geeska Afrika, ku helay warar xogogaala, Midowga Yurub waxa uu dabayaaqadii bishii December si rasmi ah u kala diray xafiiskii iyo shaqaalihii, marka laga reebo saddex ruux oo iyaguna dulsaar ku noqon doono xafiisyo…

        Read More

          “Ciidamada Itoobiya: Waxaan Aaminsannahay inaad dalkiinnii qayb ka mid ah aad timaadeen” Wasiirka Arrimaha Bulshada Jubbaland

          Kismaayo,6Jan,2016(QJ/SDN)-Ciidamo ka socda Dowladda Itoobiya ayaa dhawaan gaadhay Magaalada Kismaayo ee Gobalka Jubada Hoose. Maamulka Jubbaland ee Axmed Madoobe ayaa soo dhaweyn usameeyay Ciidamada Itoobiya ee gaadhay magaalada Kismaayo. Shacabka Soomaaliyeed ayaa si wayn uga cadhooday hadal kasoo yeedhay Wasiirka Arrimaha Bulshada Jubbaland Macalin Maxamed Ibraahim, hadalkaasi oo uu wasiirku ku sheegay in ciidamda Itoobiya…

          Read More

            Somaliland Arrests Pakistani man Over Shiite Indoctrination

            HARGEISA—The Ministry of Religion has handed over to security agencies a Pakistani man accused of spreading Shiite doctrine in Hargeisa. Somaliland police launched an immediate investigation over the allegations that has been leveled against Mohamed. The man was snooped by religious affairs ministry officials after having received alerts that he was in the middle of…

            Read More

              “Adolf Hitler is Donald Trump’s grandfather”–Mugabe puts Trump in his place

              HARARE, ZIMBABWE. Barely a week after American tycoon and Republican Presidential hopeful Donald Trump threatened to arrest and imprison Ugandan President Yoweri Museveni and his Zimbabwean counterpart Robert Mugabe, the Zimbabwean President has firmly responded. Speaking yesterday in a fundraising in Harare where he was chief guest, Mugabe said that Hitler and Trump have everything…

              Read More

                Dowladda Soomaaliya Oo Hay’adda WFP Uga Digtay Inay Gargaarka ku soo Beegto Xilliga ay Beeruhu soo Go’ayaan

                London,5Jan,2015(QJ/SDN)- Dowladda  Soomaaliya ayaa ku eedaysay dhawaan hay’adda beeraha iyo cunnada adduunka ee WFP inay Gaar-gaarka kusoo beegto xilliga uu dalaggu u soo go’ayo beeralayda Soomaaliyeed. Wasiir ku xigeenka Beeraha Soomaaliya, Cabdicasiis Saalax Carmaan oo maanta VOA-da siiyay wareysi isagoo ku sugan London ayaa sheegay in tallaabooyinka hay’adda WFP ay niyad-jab ku tahay beeraleyda Soomaaliya….

                Read More

                  Dowladda Somaliland Oo Sheegtay Inay Gacanta Ku Dhigtay Nin Baakistaani Ah Oo Mad-habta Shiicada Faafinaayay DAAWO

                  Hargeysa,5Jan,2016(QJ/SDN)-Taliyaha Laanta Socdaalka Gaashaanle sare Maxamed Cali Yuusuf (Canbaro), ayaa ka hadlay nin Baakistaani ah oo gudaha dalka Somaliland ku faafinaayay Madhabta shiicada oo ciidamada Laanta Socdaalku gacanta kusoo dhigeen. Taliye Canbaro ayaa sheegay in ninkani uu ahaa nin ganacsade ah isla markaana ay baadhitaanno ku hayaan ciidamada Somaliland. ‘’Waxaan idinka jaahil saarayaa nin iiraana…

                  Read More

                    Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo La Kulmay Guuleed Aadan Cabdi, Oo Ah Wiil Yar Oo Reer Buuhoodle Ah Oo Ilaahay Hibo Hal-Abuurnimo Siiyay SAWIRRO

                    Garowe,4Jan,2015(QJ/SDN)-Guuleed Aadan Cabdi waa wiil da’yar  oo jira 13-sanno oo dhigta fasalka saddexaad ee dugsiga, waxa uu ku dhashay Degmada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn halkaas oo uu wax-barashadiisa kasii wato. Guuleed waxaa uu Madaxweynaha, Madaxweyne ku-xigeenka iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka hortooda kusoo bandhigay gawaadhi, iyo Diyaarado uu isagu iktiraacay oo maskaxdiisa ka keenay, Gawaadhid ayaa…

                    Read More

                      Xubno Horey U Shaaciyay Inay Iska-Casileen Guddiga WADADA-CAD Ee Hargeysa-Sallaxley Oo Guddiga Ka Aqbalay Inay Ka Noqdaan Is-casilaadda

                      Hargeysa,4Jan,2015(QJ/SDN)-Kullan casho-sharaf ahaa oo Caawa ka dhacay Hotelka ROYAL ee Magaaladda Hargaysa,ayaa waxa iskugu yimid Guddiga Dhismaha Wadada cad ee Isku xidha Magaalooyinka Hargaysa-Sallaxley iyo deegaanka Ina-Guuxa ee Xadka u dhexeeya Somaliland iyo Dalka Ethopia. Kullanka,ayaa waxa lagu shaacinayay Xubno  Guddida ka tirsanaa ooh ore u shaaciyay inay Iska casileebn Xubin-nimaddii Guddiga,taas oo ay Hogaanka…

                      Read More

                        Suudaan Oo Ku Biirtay Dowladaha Xidhiidhka U Jaray Maamulka Shiicada Ee Iiran Iyadoona Eriday Safiirkii Iiraan U Fadhiyay Khartoum

                        Khartuum,4Jan,2016(QJ/SDN)-Madaxtooyada  Suudaan ayaa ku dhawaaqday Maanta oo Isniin ah in  safiirka Iiraan ee Khartoum la eryey ka dib  weerarkii lagu qaaday safaaradda Sucuudiga iyo qunsuliyadda ku lahaayeen Iraan ee Tehran iyo Mashhad. Ra’iisul wasaare ku xigeenka ahna wasiirka difaaca Saudi Careebiya Amiir Mohammed bin Salman bin Abdul Aziz ayaa maanta telefoon ka helay Wasiiru Dawlaha …

                        Read More

                          Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo La Kulmay Raysal-Wasaarayaashii Dalka Soomaaliya Soo Maray SAWIRRO

                          Garoowe,4Jan,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali  oo ay weheliyaan Madaxweyne ku-xigeenka Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Axmed Cali Xaashi ayaa maanta 04-Jan-16 qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay Labo wafdi oo ay kala hoggaaminayaan Ra’iisul-wasaarihii hore ee  Soomaaliya Prof.Cali Maxamed Geeddi iyo Ra’iisul-wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr.Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed….

                          Read More

                            Sucuudiga Oo Xidhiidhka U Jaray Dalka Iiraan Isagoona Safiirkii u Fadhiyay Dalkaasi Kala Soo Baxay DAAWO

                            Riyadh,4Jan,2015(QJ/SDN)-Boqortooyada Sucuudi Arabiya ayaa xidhiidhkii dublamaasiyadeed u goysay dalka Iran, dublamaasiyiintii safaaradooda Riyadh u fadhiyayna amar ku siiyay inay dalkooda si dhakhso ah uga baxaan. Wasiirka arrimaha dibada Sucuudi Arabia Cadil Jubayr, ayaa warbaahinta dalkiisu u sheegay, in dawladiisu xidhiidhkii dublamaasiyadeed u jartay dalka Iran, dublamaasiyiintoodina amar lagu siiyay inay dalka Sucuudiga ka baxaan, waxa…

                            Read More

                              Hooyo Reer Djibouti Ah Oo Si Qiiro Leh Uga Hadashay Tacadiyada Xukuumadda Madaxweyne Geelle DAAWO

                              Ottowa,4Jan,2015(QJ/SDN)-Xukuumadda Madaxweyne Geelle ayaa waxay wajahaysaa kacdoonno ka dhan ah, kuwaas oo kaga imanayaa shacabkeeda, iyadoonna inta badan dadka mucaaridka ah ee dalka jabuuti Xabsiyada dalkaasi loo taxaabo. Haddaba, mudaaniinta reer Jabuuti ee kasoo horjeeda xukunka madaxweyne Geelle ayaa waxay dibedaha ka dhigeen bannaan-baxyo lagaga soo horjeedo xukunka Geelle. Si kastab, waxaanu halkan idiinku soo…

                              Read More

                              Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Noqday Masuulkii Ugu Mansabka Sarreeyay Somaliland Oo Seexda Laascaanood

                              Hargeysa,4jan,2015(QJ/SDN)-Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo maalmihii u danbeeyay safarro kala duwan ku gaala bixinayay Goboladda Bariga Somaliland ayaa Habeenkii Xalay u hoyday Magaalo Madaxda Gobolka Sool ee Laascaanood . Waxaana uu Gudoomiyuhu noqday Masuulkii ugu horeeyay ee xil intaa leeg hayya ee u badheedha u hoyashada Gobolka Sool oo madaxda Somaliland ka…

                              Read More

                                Guddiyada Xaafadaha Magaalada Burco Oo Dhaliilay Qaabka Uu Komishanka Doorashooyinku U Wado Diiwaangelinta Codbixinta DAAWO

                                Burco,4Jan,2015(QJ/SDN)-Guddiyada xaafada magaalada burco ayaa si adag uga soo horjeestay qaabka ay komishanka doorashooyinka Somaliland u dhigeen diiwaangelinta dalka ka dhici doonta 16ka bishan aynu ku jirno. Iyagoona ku tilmaamay afduun. Sidoo kale gudiyadan waxay sheegeen in aanay xilligan ku haboonayn gobolka Togdheer in laga bilaabo Diiwaangalin maadaama xilli abaar ah lagu jiro oo gobolka…

                                Read More