admin

    Cali Sugulle Cigaal “Duncarbeed” (Oodweyne 1933 – Dubaay 2016)

    Mar haddaanad geerida horteed geesiga aqoonsan Goblan weeye Soomaaliyeey garashadaadiiye.”  Eebbe ha u naxariistii abwaan Cali Sugulle “Duncarbeed” oo maanta ku geeriyooday magaalada Dubaay, waxa uu ahaa abwaan, hal-abuur, riwaayad sameeya iyo suugaan-dhaadhi aad loogu xasuusan doono halgankii xorriyad doonka, curinta iyo casriyeynta riwaayadaha, u tirinta nuucyada kala duwan ee maansada jaad gooni ah iyo…

    Read More

      Waxtarka Wax-akhriska = W/Q: Mustafa Beddel Cabdi

      Waxaynu wax ka tibaaxaynaa il ka mid ah ilaha ay aqoontu kasoo burqato, ishaas oo ah isha ugu muhiimsan uguna laan-dheereysan. Qoraalkeenan waxa aynu diiradda ku-saari doonnaa 6 qodob oo noqon doona sidan: 1)   Tira-koobyaddii(statistics) ugu dambeeyey ee laga soo saaro wax-arkhirska adduunka. 2)   Ahmiyadda Akhrisaka,  Iyo Faa’iidooyinkiisa. oo aynu isna usii-kala fujjin  doono laba…

      Read More

        Somaliland government executes 6 prisoners

        HARGEISA — Somaliland government carried out the execution of 6 prisoners today in different  regions of the country. The 6 included a soldier who killed a police officer recently in Berbera. The execution of these people took place in Daraweyene ,Mandheera and Borama. All were convicted criminals according to the local press. For More in…

        Read More

          Dowladda Somaliland Oo Xukun Qisaas Dil Ah Ku Fulisay Dad Horay Dilal U Gaystay

          Hargeysa,11Jan,2016(QJ/SDN)-Dowladda Somaliland ayaa xukun dil qisaas ah ku fulisay tiro dad ah horay u gaystay dilal kala duwan. Xukunkan dilka qisaasta ah ayaa waxa uu ka dhacay goobo kala duwan, iyadoona goobahaasi lagu kala sheegay Mandheera, Dararweyne iyo Boorama. Inkastoo aanay dowladda Somaliland ka hadlin dadkan dilalka qisaasta ah lagu filayay isla markaana aanay shaacin,…

          Read More

            Saudi Arabia, Djibouti promote energy links

            Hashim Abdullah Yamani with Djibouti Minister Ali Yacoub and Ambassador Ziauddin Bamakhram in Riyadh. RIYADH – Saudi Arabia and Djibouti held wide ranging talks that discussed bilateral cooperation in the energy sector, including strategic plans devised to utilize alternative energy in the two countries. Ali Yacoub Mahamoud, Djibouti’s minister of energy and water, who was…

            Read More

              Prof. Axmed Ismaaciil Samatar Oo Go’aankii ay Soomaaliya Xidhiidhka Ugu Jartay Iiraan Ku Sheegay Talo Gaaban, Isagoona Somaliland Usoo Jeediyay Inay Afka ka Haystaan Xiisadda Iiraan iyo Sucuudiga

              Hargeysa,10Jan,2016(QJ/SDN)-Prof. Axmed Ismaaciil Samatar ayaa go’aankii ay dowladda Soomaaliya xidhiidhka ugu jartay Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan ku sheegay inay ahayd talo gaaban isla markaana aan si wanaagsan looga fiirsan go’aankaasi. Prof. Samatar waxa kale oo uu sheegay in haddii dowladda Soomaaliya ay dowladda sucuudigu cadaadis saartay aanay ahayn in markiiba ay is dhiibto oo…

              Read More

                “Madaxweynaha Su’aalo Lama Waydiin Doonno..” Xildhibaan Nacnac

                Hargeysa,10Jan,2016(QJ/SDN)-Xildhibaan Axmed Diiriye Nacnac oo ka tirsan aqalka wakiillada ayaa difaac ka galay in madaxweyne Siilaanyo maalinta bari ah la waydiiyo wax su’aalo ah. Madaxweynaha oo bari khudbad sannadeediisa u jeedinaya labada gole baarlamaan ayaa marka uu khudbaddiisa dhammaysto islamarkaana waxqabadkiisa iyo qorshihiisa soo socda sheego ka bixi doona golaha iyadoo aan wax su’aal ah…

                Read More

                  “Tallaabada aan Iiraan xidhiidhka ugu jarnay waxay ahayd mid saxa, dulqaad badan oo falalka ay dalkeenna ka wadeen kaddib ayaan go’aan ka qaadanay’’ Madaxweynaha Soomaaliya

                  Muqdisho,10Jan,2016(QJ/SDN)-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in dowladda Iiraan ay falal amniga iyo xasiloonida Soomaaliya lagu carqaladeynayo faraha kula jirtey, sababtaasi awgeedna ay Dowladda Federaalka Soomaaliya xidhiidhka ugu jartey. “Xukuumadda Iiraan oo ka faa’iideysaneysa marxaladda adag ee dalkeenu marayo ayaa waxay dooneysey inay fitno dhanka caqiiddada ah ku beerto dalkeena, taas…

                  Read More

                    WASIIRKA GAASHAANDHIGGA SOMALIA: Argagixisadu waa Khatar u baahan in looga Hortago Iskaashi Caalami ah

                    Muqdisho,10,jan,2016(QJ/SDN)-Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini ayaa magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyey Saraakiil sare oo ka socota wasaaradda difaaca Ingiriiska oo uu hoggaaminayo, Jen. John Lorimer. Isagoo uga mahad-celiyay taageerada xoogan ee dawladdoodu ay la garab-taagan tahay Somalia, gaar ahaan dhanka ciidamada. Kulanka kaddib ayuu wasiirku sheegay inay saraakiisha Britain isla soo qaadeen khatarta argagixisada…

                    Read More

                      JAWAARI: Meel Walba oo ay Nabaddu jirto Waanu ka Raadinaynaa

                      Dhuusa-mareeb,9Jan,2016(QJ/SDN)-Gudoonka Baarlamaanka dowladda Soomaaliya Mudane Maxamed Cismaan Jawaari ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay xoogga saari doonto arrimaha dib u heshiisiinta iyo sidii loosoo celin lahaa nabadda iyo midnimada ummadda Soomaaliyeed. Mudane Jawaari oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa intii uu halkaasi joogay kulamo gooni gooni ah la qaatay masuuliyiinta Ahlusunna Waljameeca ee gobolka Galgaduud,…

                      Read More

                        Dozens of migrants die in the sea off Somaliland

                        A 2009 file photo shows Somalia’s northern port town of Bossaso. REUTERS/NATO/Handout Dozens of Ethiopian and Somali migrants died in the waters off the breakaway Somalia region of Somaliland when their vessel failed mechanically in the course of the voyage and drifted in the sea, a regional Somaliland official said. Ahmed Abdi Falay, the chairman…

                        Read More

                          Sudan, Somalia and Djibouti cuts ties with Iran, and Tehran laughs; why Africa needs to watch Saudi-Iran spat closely

                          Djibouti’s strategic importance shouldn’t be understated, and a risk of resurgence of Somali piracy could throw the whole area into turmoil Djibouti President Guelleh with Saudi Arabia’s King Salman. (Photo/SPA). IRAN and Saudi Arabia’s recent aggression is already playing out in Africa; Djibouti and Somalia have become the latest diplomatic ties with Iran to show solidarity with…

                          Read More

                            Dalka Gaambiya Oo Dumarka U Shaqeeya Dowladda Waajib Kaga Dhigay inay Xidhaan Xijaabka

                            Hargeysa,9Jan,2016(QJ/SDN)-Xukuumadda dalka Gaambiya ee galbeedka Afrika ayaa dumarka ka shaqeeya xafiisyada kala duwan ee dowladda iyo shaqooyinka gaarka loo leeyahay ku amartay in ay xidhaan xijaabka Islaamku dumarka ku waajibiyey. Masuul ka tirsan wasaaradda waxbarashada ee dalkaas oo magaciisa aan shaacin ayaa mar uu la hadlay wakaaladda wararka ee Faransiiska AFP waxa uu yidhi, “Waaxda…

                            Read More

                              Is Barbar-dhig Tirada Golahii Wasiiradda Rayaale iyo Madaxweyne Siilaanyo iyo Culeyskeeda Dhaqaale

                              Hargeysa,9Jan,2016(QJ/SDN)-Tirada golaha wasiirada Somaliland ayaa inta badan ah mawduuc xaasaasi ah oo ay bulshadu kaga doodo goobaha siyaasadda lagu falanqeeyo, iyadoo ay inta badan bulshadu isku raacsantahay inaanay Somaliland dhaqaale ahaan wakhtigan qaadi karin tiro xukuumadeed oo tiro badan. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa ahaa madaxweynihii u horeeyay ee dhisay xukuumad tiro badan, waxaanu Madaxweyne Rayaale…

                              Read More

                                Iiraan Oo Sucuudiga Ka Ashkataysay Golaha Ammaanka Ee Qaramada Midoobay

                                Tahran,9Jan,2016(QJ/SDN)-Dowlada Iiraan ayaa lagu wadaa inay dacwad u gudbiso Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay iyadoo uga dacwooneysa Duqeyntii diyaaradaha Sucuudiga la beegsadeen Safaarada Iiraan ay ku leedahay caasimada dalka Yemen ee Sanca. Iiraan ayaa sheegtay in Sucuudiga si ula kac ah u duqeeyey safaaradooda Sanca, halkaasi oo ay ku dhaawacmeen qaar kamid ah illaalada xarunta…

                                Read More