admin

    Madaxweynaha Koonfurta Suudaan Oo Mucaaradka U Magacaabay Tiro Xildhibaanno ah

    J Jubba,9Jan,2016(QJ/SDN)-Madaxweynaha dalka Koonfurta Suudaan, Salva Kiir ayaa 50-xildhibaan oo mucaaradka ka imaanaya magacaabay Jimcihii shalay, iyadoo la filayo inuu sidoo kale magacaabo Wasiirro ka imaanaya mucaaradka, taasoo la sheegay in ay qayb ka tahay heshiis lagu soo afjarayo dagaallada sokeeye ee ka socday dalkaas labadii sano ee lasoo dhaafay. Salva Kiir ayaa magacyada 50-ka…

    Read More

      Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Maanta Shir Beeleed Kaga Qayb-gali doona magaalada Caynaba

      Hargeysa,9Jan,2016(QJ/SDN)-Wafti Ballaadhan oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maalintii shalay gaadhay Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, waxaana ujeeddadoodu tahay inay ka qaybgalaan shir magaalada Caynaba  berri ugu soo xidhmi doona mid kamid ah beelaha halkaas deggen. Waftigan Ballaadhan oo ay xubno ka yihiin Guddoomiye-kuxigeenka koowaad ee Xisbiga Kulmiye Md…

      Read More

        Isbahaysiga Xisbiyada Bahoobay Ee Dalka Djibouti, Oo Isku Raacay Musharaxnimada Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle DAAWO

        Jibouti,9Jan,2016(QJ/SDN)-Dhowaan ayay ahayd kadib markii shacabka Jamhuuriyadda Jabuuti ay ka codsadeen Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle in uu markale isku soo sharraxo xilka madaxtinnimo ee dalka Djibouti iyadoonna intaasi ka dib uu madaxweyne Geelle sheegay in uu aqbalay codsiga uga yimid shacabkiisa. Haddaba, waxa maalinkii shalay magaalada Jibouti ka dhacay shir ay iskugu yimaadeen Xisbiyada Isbahaystay…

        Read More

          Abwaan Cabdi-jabbaar Sheekh Ibraahim Oo Ka Warramay Jacayl Jilbaha Dhigay Oo Ku Haleelay Dalka Jabuuti {DHAGEYSO}

          Hargeysa,9Jan,2016(QJ/SDN)-Abwaan Cabdi-jibaar Sheekh Ibraahim Suldaan oo ka mid ah abwaanniinta Soomaaliyeed eek u dhaqan gudaha magaalada Hargeysa, ayaa ka sheekeeyay Qiso jacay dhab ah oo ku dhacday muddo hadda laga joogo in ka badan rubuc qarni 1988kii. Abwaan Cabdi-jibaar ayaa 1960kii ku dhashay degmada Gabiley isagoona ku barbaaray miyiga magaalada Gabiley, abwaanka ayaa ah nin…

          Read More

            Barnaamijka Waxbarashada Shabakadda Qurbejoog Oo Todobaadkan Idiinka Imaanaya Studioha Magaalada Hargeysa {DHAGEYSO}

            Hargeysa,9Jan,2016(QJ/SDN)-Kusoo dhawaada dhagaystayaal Barnaamijka waxbarashada ee Shabakadda Qurbejoog oo Todobaadkan idiinka imanaaya magaalada Hargeysa, Barnaamijka todobaadkan waxaanu booqasho ku tagnay Dugisga Hoose Ee Dhexe ee Iftin . [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Bariftin.mp3″] GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO BARNAAMIJKA WAXBARASHADA Halkan Hoose Sound Cloud Kaga Dhagayso Barnaamijka; https://soundcloud.com/khaalid-foodhaadhi/barnaamijka-waxbarashada-dugsiga-hoose-dhexe-ee-iftin

            Read More

              ‘’Dadka Somaliland Beesha dhexe Laftigeedu Ciddii xanaaqdaa Xamar bay Tagtaa, Laakiin nin weliba wuu iska soo noqon doonnaa,.’’ Guddoomiye Cirro

              London,9Jan,2016(QJ/SDN)-Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ahna Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Cirro), ayaa sheegay in aanay dowladnimada Somaliland wada gaadhin dalka oo dhan isagoona tilmaamay in  ay jirto tabasho ay shacabka badhkii tabanayaan. Guddoomiye Cirro waxa kale oo uu sheegay in cid kasta oo Somaliland ku abtirsata in falowgeeda la qabto sidii…

              Read More

                Madaxweynaha Somaliland Oo Digreeto Ku Dhaqan Galiyay Miisaaniyad Sannadeedka 2016-ka

                Hargeysa,8Jan,2016(QJ/SDN)- WAR-SAXAAFADEED–08/01/201 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu Digreeto Madaxweyne oo Summadeedu tahay JSL/M/DEC/249-3766 /012016 ku Dhaqan-geliyey Miisaaniyad Sannadeedka 2016-ka. Madaxweynuhu:- Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Arkay: Qodobka 75aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Arkay: Go’aanka Golaha Wakiillada, Go’aan Lr. GW/G/KF-29/674/2016 ee ku taariikhaysan 03/01/2016 ee ay ku…

                Read More

                  International airport opens its doors in Somalia

                  Bosaso —  Somalia leaders have officially inaugurated a revamped international airport in the Northeastern Port city of Bossaso on Friday. President Hassan Sheikh Mohamud alongside Puntland President Abdiweli Mohamed Ali has officially opened the long-awaited ribbon-cutting ceremony under a tight security. Puntland ex-President Abdirahman Mohamed Farole, former Prime Minister Ali Mohamed Geddi, Italian Ambassador to…

                  Read More

                    Abwaan Cabdiwaaxid Cali Gamadiid Oo Xabsiga Magaalada Hargeysa Ku Jira Todobaadkii Afraad iyo Gabayo Laga Tiriyay Xadhigiisa {DHAGEYSO}

                    Hargeysa,8Jan,2016(QJ/SDN)-Muddo hadda laga joogo Afar Todobaad waxa xabsiga magaalada Hargeysa loo taxaabay Abwaan Cabdiwaaxid Cali Gamadiid oo ka mid ah abwaanniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Hargeysa, iyadoona xadhigiisa lagu sababeeyay Gabay uu ka tiriyay Weerarkii magaalada Paris ay ku qaaday DAACISH. Abwaan Cabdwaaxid ayaan illaa hadda wax maxkamad ah aan la horkeenin iyadoona hay’adaha…

                    Read More

                      Shirkadda Twitter Oo Maxkamad La Fuushay Dowladda Turkiga Ka Dib Ganaax La Saaray

                      Ankara,8Jan,2016(QJ/SDN)-Shirkada Internetka ee Twitter ayaa Maxkamada Turkiga la fuushay dowlada Turkiga kadib markii xukuumadaasi ay ganaax dul dhigtay Warbaahinta Twitterka in bogooda ay ka saaraan qoraallo la xadhiidha Jabhada Kurdida ee PKK. Dowlada Turkiga ayaa sheegtay in marar badan ay digniin u dirtay shirkada Twitterka in bogooda ay ka saaraan waxa ay ugu yeedhaan “Barobogaandada…

                      Read More

                        Hay’ada HRW oo sheegtay in 140-ruux lagu dilay Mudaaharaadyadii ka dhacay Wadanka Itoobiya

                        Addi-ababa,8Jan,2016(QJ/SDN)-Hay’adda xuquuqda aadanaha ee Human Rigths Watch ayaa sheegtay in ciidamada amniga Itoobiya ay dileen ugu yaraan 140-qof oo Qowmiyadda Oromada ee Itoobiya intii ay socdeen dibadbaxyo ka dhan ahaa qorshayaasha Addis Ababa lagu ballaarinayo. Jimcaha maanta ah ayay HRW waxay warbixin ay soo saartay ku sheegtay in la dhaawacay tiro intaa ka badan, iyadoo…

                        Read More

                          Oddoroska Siyaasadda 2016 ee xukuumadda Madaxweyne Xasan Sheekh

                          Shan iyo labaatan sanno kadib,tobankii Sibteembar 2012kii, ayaa ay ahayd markii xilka madaxweynenimo loo doortay Xasan Sheekh Maxamuud,madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka soomaaliya. Xasan arrinka ugu weyn ee markaa horyaalay ayaa ahaa,in uu soo doorto ra’iisul wasaare si uu usoo xusho gola wasiirro oo dhaqaajiya howlaha shaqo ee ay dadka Soomaaliyeed ka dhowrayaan Xasan iyo xukuumaddiisa cusub….

                          Read More

                            ‘’Baarlamaanka Soomaaliya Waxa Miiska U Saaran inay Xeebta Cadalle Itoobiya U Saxeexaan,.’’ Maxamuud Axmed Nuur ‘Tarsan’

                            Muqdisho,8Jan,2016(QJ/SDN)-Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir ahaana Duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmad Nuur ‘Tarsan’ ayaa daaha ka rogay arrin sir ah oo sheegeysa in Baarlamaanka Dowladda Federaalku doonayaan in ay Itoobiya u saxeexaan qodobo meesha ka saaraya jiritaanka ummada Soomaaliyeed. Wuxuu sheegay in saddex qodob ay ugu sii daran yihiin, waa midka kowaade waxay doonayaan in…

                            Read More

                              ‘’Cali Khaliif Galaydhoow Waxba Haka Dul Ooyin Xassan Sheekh Maxamuud Oo Tuulo Qudha Oo Dalkiisa Ah Aan Gacanta Ku Hayn,.’’ Faysal Cali Waraabe

                              Hargeysa,8Jan,2016(QJ/SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Eng.FaysalCali Waraabe ayaa ka jawaabay hadal dhawaan kasoo yeedhay Prof.Cali Khaliif Galaydh, kaas oo uu Cali ku sheegay in aan Faysal Cali Waraabe gobolka Sool laga soo dhaweyn. Guddoomiye Waraabe, oo warbaahinta shalay kula hadlay magaalada Hargeysa waxa uu yidhi; ‘’Saaxiibkay Cali Khaliif waxaan leeyahay Prof saaxiib Maxamed oo ciidamada Afrika…

                              Read More

                                Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya iyo Ka Maamulka Puntland Oo Xadhiga SI Wada-jir Ah Uga Jaray Garoonka Diyaaradaha Magaalada Boosaaso SAWIRRO

                                Boosaaso,8Jan,2016(QJ/SDN)-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay weheliyaan Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey  iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Xamed Cali Xaashi ayaa maanta 08-Jan-2016 Garoonka Caalamiga ah ee Diyaaradah ee Boosaaso kaga qayb galay munaasibad ballaaran oo lagu maamuusayey furitaanka Garoonka Diyaaradaha oo maanta xadhigga laga jaray. Munaasabadda ayaa waxaa…

                                Read More

                                  Somaliland ‘confident’ of independence recognition

                                  LONDON — In 1991, the northern Somalia breakaway region declared a unilateral independence from the rest of Somalia; however despite its long campaigns for recognition no country has so far recognized it as an independent state. Somaliland’s foreign minster Saad Ali Shire says that the region expects an international recognition and has a permanent representative…

                                  Read More