‘’Madaxtooyada Somaliland Inaynu Duminno Oo aynu Cagaf Marinno ayay Ahayd Si Aanu Raadkii Moorgan Usii Joogin,..’’ Faysal Cali Waraabe
Hargeysa,2Jan,2015(QJ/SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in ay ahayd in la burburiyo oo weliba cagaf la mariyo qasriga madaxtooyada Somaliland maadaama buu yidhi uu ahaa gurigii Moorgan. Guddoomiye Faysal Cali Waraabe, ayaa nasiib darro ku tilmaamay in ninkii dadka reer Somaliland xasuuqay gurigiisii uu xukuumadda Somaliland u yahay Qasri…
