admin

    DJibouti: Baarlamaanka Oo Isku Khilaafay In Tacsi Loo Dhigo Dadkii Ku Geeriyooday Dhacdadii Dalkaasi Dhawaan Ka Dhacday {DHAGEYSO}

    DJibouti,30Dec,2015(QJ/SDN)-Xildhibaanada Isbahaysiga Mucaaradka ah ee Djibouti ee USN ayaa ka baxay fadhigii loo dhamaa ee golaha Baaralamanka Djibouti ay isugu yimaadeen. Xildhibaanadan ayaa sheegay in sababta fadhigaasi ay u qaadaceen ay tahay iyada oo Siday Hadalka U dhigeen laga horjoogsaday inay faataxada u maraan dadkii ku geeriyooday rabshadihii Jabuuti ka dhacay todobaadki hore. Rabshadahaas ayaa…

    Read More

      Sheekh Aadan Sunne Oo Ka Hadlay Mowliidka Nebiga iyo Kittaabka Alwalaa Walbaraa Oo Dowladda Somaliland Lagu Eedeeyay Inay Joojisay {DHAGEYSO}

      Hargeysa,30Dec,2015(QJ/SDN)-Sheekh Aadan Cabduraxmaan (Aadan Sunne), oo ka mid ah culimada Magaalada Hargeysa, ayaa waxa uu ka hadlay Mowliidka Nebi Muxammad NNKH iyo Kittaabka ‘Alwalaa Wal Baraa’ oo ururka Al-shabaab ay dowladda Somaliland ku eedeeyeen inay ka joojisay in dhallinyarada loo dhigo. Sheekh Aadan Sunne, ayaa waxa uu si kulul ula hadlay Culimada Suufiyada isagoo ku…

      Read More

        Shacabka Suuriya Oo Gabbaad iyo Hoy Ka Dhigtay Godad, Si Ay Uga Badbaadaan Duqeymaha Diyaaradaha Ruushka

        Xamaah,30Dec,2015(QJ/SDN)-Shacabka  dalka Suuriya ayaa billaabay inay hal abuuraan qaab walba oo ay kaga bad baadi karaan duqeymaha Diyaaradaha dagaalka ee Dowladda Ruushka ay ka geystaan dalkaasi, kuwaas oo bilihii lasoo dhaafay galaaftay nolasha Boqollaal ruux, kumanaan kalena ay ku barakaceen. Fikradda Qoditaanka Godad hooy ahaan loo dago, si looga bad baado duqeymahaas aan kala sooca…

        Read More

          Report: 69 journalists died on the job in 2015

          FILE – In this Jan. 8, 2015, file photo, French riot officers patrol in Longpont, north of Paris, Sixty-nine journalists were killed around the world on the job in 2015. Twenty-eight of them were slain by Islamic militant groups, including al-Qaida and the Islamic State group, according to the Committee to Protect Journalists. The New…

          Read More

            ‘’Sanadkan Caalamka Waxa Lagu Dilay 69-Suxufi’’ Ururka Difaaca Suxufiyiinta Caalamka CPJ

            Hargeysa,30Dec,2015(QJ/SDN)-Ururka u dhaqdhaqaaqa difaaca Suxufiyiinta Caalamka ee [CPJ] ayaa warbixin ay soo saareen ku sheegay in sanadkan dhamaanaya 69-suxufi lagu dilay caalamka oo dhan, kuwaasoo la dilay iyagoo hawlahooda shaqo wata, iyadoo tiradani ay ka badan tiradii sannadkii 2014-kii lagu dilay caalamka oo ahayd 61-suxufi. Waddanka Suuriya iyo Faransiiska ayaa noqday dalalka lagu dilay suxufiyiinta…

            Read More

              Somaliland:Askari Toogasho Ku Dilay Muwaadin Reer Berbera Ah iyo Gadood Ay Dadweynuhu Sameeyeen Oo Xannibay Wadada Burco iyo Hargeysa

              Berbera,30.Dec,2015(QJ/SDN)-Askari ka tirsan ciidamada Bileyska Somaliland ee magaalada Berbera ayaa toogasho ku dilay Alle ha u naxariiste, Axmed Jaamac (Mudhkasiiye). Dilkan ayaa waxa uu xalay ka dhacay Xaafadda Finland ee Magaalada Berbera, waxaana Marxuumkan loo tuhmay inuu dhisanayay dhisme Sharci-darro ah, Waxaana halkaasi tagay Ciidan bileysa oo loo direy, Waxaana is af-dhaafay Marxuumkii iyo Ciidankii…

              Read More

                Somaliland Orders Its Citizens to Enter Somalia With Its Unrecognized Passport

                HARGEISA — Order from the cabinet of the self declared state calls for immediate implementation by 1st January. The meeting by Hargeisa cabinets has produced seven points among them Somaliland citizens to carry Somaliland passport to enter Somalia with reduced immigration and visa fee from those from Mogadishu. The order also affects transport companies, communication…

                Read More

                  ‘’Garoonnada Badhan iyo Garoowe Sheekh Shariif ayaa Cagta saaray, Ka Hargeysana wuxuu yidhi sii daaya,.’’ FAROOLE

                  Garoowe,29Dec,2015(QJ/SDN)-Madaweynhihii hore ee Maamulka Puntland Dr. Cabdiraxmaan Faroole, ayaa waxa uu ka hadlay taariikhda Garoonka Diyaaradaha Garoowe uu soo maray, isagoona ka sheekeeyay sidii ay dowladdiisu uga qayb-qaadatay in la hir galiyo dhagax-dhigga garoonka diyaaradaha ee Garoowe. Mudane Faroole, oo ka hadlaayay xafladdii dhawaan lagu dhagax-dhiggay garoonka diyaaradaha ee Garoowe ayaa waxa uu sheegay in…

                  Read More

                    Xaasidka SOLJA! = W/Q: Ilyaas Cabdi Cali

                    Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja waa Urur  ka madax banaan maamulka xukuumada Somaliland islamarkaana u  shaqeeya dhamaan suxufiyiinta ka hawlgasha dalka iyada oo aan loo eeggin qabiil, nin jeclaysi balse loo tixgaliyo Xirfada looguna adeego cidkasta oo ku abtirsata  magaca uu xambaarsanyahay Ururku Solja. Ururka Solja ee ay ku mideysan yihiin suxufiyiinta Somaliland waxaa uu…

                    Read More

                      Dowladda Kenya Oo Sheegtay In Aanay Ciidankoodu Soomaaliya Ka Bixi Doonin

                      Nairobi,29Dec,2015(QJ/SDN)-Taliyaha Ciidamada Millateriga Dalka Kenya, Jen. Samson Mwathethe ayaa sheegay in ciidamada Kenya ee loo yaqaanno KDF ay Somalia sii joogi doonaan, isgaoo intaa ku daray inay ka tirsan yihiin AMISOM ayna sii wadi doonaan howgallada dhanka ka ah Al-shabaab. Jen. Mwathethe ayaa sheegay in dagaalka ciidamadoodu kula jiraan Al-shabaab ee Somalia ay sii wadayaan…

                      Read More

                        Ethiopian journalists should be freed, says CPJ

                        At least five people have been killed in clashes in Oromia region in recent weeks Two journalists arrested in Ethiopia this month should be freed, an international press freedom group says. The detentions come amid deadly protests over a plan to expand the capital’s administrative control into the Oromia region, the Committee to Protect Journalists…

                        Read More

                          Madaxweynaha Somaliland Oo La Kulmay Asxaabta Mucaaridka iyo Guddida Doorashooyinka Qaranka DAAWO

                          Hargeysa,29Dec,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa kulan la qaatay komishanka doorashada iyo saddexda xisbi qaran ee Somaliland. Kulanka ayaa daarranaa falanqaynta qaabkii ay diwaangalinta codbixiyeyaashu u bilaami lahayd. Guddida doorashooyinka qaranka ayaa xukumadda iyo xisbiyada soo hor dhigtay habka gobollada dalku ugu kala horraynayaan diwaangalinta codbixiyeyaasha iyo wakhtiga la qaban doono oo lagu sheegay horraanta…

                          Read More

                            Dowladda Federaalka Soomaaliya Oo Ka Hadashay Qaabka Loo Wadaagayo Khayraadka Dalka

                            Muqdisho,29Dec,2015(QJ/SDN)-Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta  xukuumadda Fadaraalka Soomaaliya ayaa soo saartay War-saxafadeed ay uga hadleyso habka wadaagga wax soo saar ee  khayraadka dalka, iyadoo taageera ka heleysa African Legal Support Facility (ALSF). Dowladda Federaalka Soomaaliya  waaxa laga taageerayaa dhanka qalabka wax soo saarka  Bangiga horumarinta Africa iyo African Legal Suport  ayaa loo xilsaaray in ay caawiyaan…

                            Read More

                              Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Oo Meelmariyay Xeerka Saxaafadda Soomaaliya

                              Muqdisho,28Dec,2015(QJ/SDN)-Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta waxay ku meel mariyeen hindise sharciyeedka Saxaafadda qaranka. Fadhigoodii maanta oo ay soo xaadireen 142 xil-dhibaan,ayaa waxay cod gacan taaga ku oggolaadeen xeerka saxaafadda qaranka,kaasoo ay 139 xubnood u codeysay halka Saddex ay mudane ka aamustay , mana jirin cid diidday sida uu ku dhawaaqay guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya…

                              Read More

                                Dagaal Culus Oo Magaalada Qoryooley Ku Dhex Maray Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Xoogaga Ururka Al-shabaab

                                Qoryooley,28Dec,2015(QJ/SDN)-Xoogag taabacsan Al-shabaab ayaa shalay gellinkii dambe weerar saacado badan qaatay ku qaaday degmada Qoryooley oo ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose, iska-horimaadkaas oo sababay dhimasho iyo dhaawacyo kala duwan. Guddoomiye ku-xigeenka degmada Qoryooley, Cabdi Axmed Cali oo maanta la hadlay VOA-da ayaa sheegay in dhankooda uu dagaalka kaga dhaawacy askari, Al-shabaabna ay ka dileen laba…

                                Read More