admin

    Somaliland Measles and Birth Registration campaign

    December 2015 – January 2016 In Somaliland – only three out of every 100 babies are registered at birth. It is the right of every child to have an official birth certificate providing their name and nationality and it can provide access to education, healthcare and protection and ensure. UNICEF supported the Somaliland authorities to…

    Read More

      Mucaaridka Jibouti: Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir Oo Soo Bandhigay Kali-telisnimada Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle DAAWO

      Ottowa,28Dec,2015(QJ/SDN)-Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir, ayaa soo bandhigay kalitelisnimada madaxweynaha dalka Jabuuti, isagoona sheekhu dadka shacabka usoo jeediyay inay indhaha kor u qaadaan oo ay xaqooda dhacsadan oo aanay iska indho tirin. Sidoo kale, Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir ayaa madaxweyne Geelle ku tilmaamay inuu yahay nin aan tababarnay isla markaana aan lahayn aqoon uu ummadda jabuuti ku hoggaamiyo….

      Read More

        Somaliland tightens security

        HARGEISA— Somaliland authority has announced measures aimed at introducing to tightened security at key crossings on its border in the country. President of Somaliland has formed a committee tasked to the smooth trade, security and immigration with all neighboring countries. Immigration authorities in Somaliland has stated that due to the new year and the hostile Horn…

        Read More

          Mihiimadda Ay Nidaam Siyaasadeedka Lacagtu U Leedahay Horumarinta Dhaqaalaha!

          Waddamada ku jira aafooyinka kacaa-kufka dhaqaalaha waxa ugu wacan baaxadagga iyo muquurashada mawjadaha dhaqaale xumada, inkasta oo ay tiro badan yihiin hadda na waxa door weyn ku leh hanaankooga ay u dajisan tahay siyaasadda lacagta, taas oo uu maamulkeeda leeyahay inta badan baanka dhexe. Inta badan marka siyaasadda lacagta laga hadlayo ahmiyaddeeda iyo hanaankeega ba…

          Read More

            Dowladda Soomaaliya Oo Magaalada Muqdisho Ku Qab-qabatay Dad La Sheegay Inay Madhabta Shiicada Faafinayeen

            Muqdisho,28Dec,2015(QJ/SDN)-Hay’adda Nabadsugida Qaranka ayaa warbixin ay soo saartay maanta (Shalay) kaga hadashay howlgallo ay ka sameysay Muqdisho oo lagu soo qabtay dad ay sheegtay inay faafinayeen madhabta Shiicada ee Diinta Islaamka. Qoraalka NISA ayaa lagu yidhi: Howlgal ay sameeyeen ciidanka NISA ee gobolka Banaadir ayay kusoo qabteen dad sameynayay barnmaamij shiiceyn ah oo isugu jiray…

            Read More

              Kenyan police officer killed in Somali twin attacks

              Somali Islamist militants attacked two Kenyan police convoys in northern Kenya on Friday, killing at least one police officer, police and a spokesman for the group said. The al Shabaab group, which seeks to overthrow Somalia’s Western-backed government and impose a strict version of Sharia law, has carried out regular assaults in neighbouring Kenya in…

              Read More

                Wadamada Ruushka iyo Poland Oo Bisad Isku Qabsaday

                Moscow,27Dec,2015(QJ/SDN)-Ruushka ayaa dalkooda ka eryey nin Suxufi ah oo Polish ah, waxaanay Ruushku ku jees jeeseen inay xanaaneyn doonaan bisadiisa Marusia. Wasaarada arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa fariin loo diray Bisadaasi ugu bushaareyey inaanay werwerin isla markaana in la xanaaneyn doono. Waxaa dhankiisa aad uga cadhooday ninkii weriyaha ahaa ee Bisada lahaa Waclaw Radziwinowicz, waxaana…

                Read More

                  MADAXWEYNAHA JABUUTI: “Al-Shabaab Dagaalka Lagula Jiro Waa Mid Wakhti Badan Qaatay, Guulo La Taaban Karana Aan Wali Laga Gaadhin,.’’

                  Jibouti,27Dec,2015(QJ/SDN)- Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Gelle ayaa markii ugu horraysay xaqiijiyay in ciidamada AMISOM ee soomaaliya ka dagaalamaya aanay ku guulaysan doonin soo afjaridda Al-Shabaab. Isagoo la hadlayay idaacadda BBC-da ee laga leeyahay wadanka Ingiriiska ayuu sheegay in marka loo eego xoogaysiga islaamiyiinta Afghanistan iyo Ciraaq ay adagtahay in ciidamada AMISOM ka guuleystaan Ururka…

                  Read More

                    Jaaliyadda Somaliland ee ku nool Dalka Mareykanka oo Xafiis ka Furatay Virginia {DHAGEYSO}

                    Washington,27Dec,2015(QJ/SDN)-Waxaa si Rasmi ah looga Furay Gobolka Virginia oo ku yaalla duleedka magaalada Washington Xafiis ay leeyihiin Jaaliyadda Somaliland ee ku nool Maraykanka. Xafiiskan ayaa wuxuu qaabilsanaan doona isku-xidhka jaaliyadaha gaar ahaan kuwa ku nool gobollada Virginia, Washington iyo Maryland; waxaana ka qayb-galay furitaanka xafiiskan Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan saddexdan gobol, mas’uuliyiin kala duwan…

                    Read More

                      Dowladda Uganda Oo Sheegtay Inay Soomaaliya U Dirayso Ciidamo Dhanka Cirka Ah

                      Kampala,,27Dec,2015(QJ/SDN)-Dowladda Uganda ayaa xustay inay waddo qorshe ay ciidammo dhinaca cirka ah ugu dirayso Somalia horraanta sannadka soo socda ee 2016-ka; si loo dardar-geliyo dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab. Saraakiil ka tirsan millateriga dalka Uganda ayaa xusay in qorshahan lagala shaqeen doono xukuumadda iyo Midowga Afrika oo mas’uuliyad ay ka saaran tahay howlgalka AMISOM ee…

                      Read More

                        ‘’Way Dhici Kartaa In Dadyawga Ku Xeeran Madaxweynaha Aanay Jeclayn Inaanu Is Aragno,..’’ Siyaasi Caanka Ah Ismaaciil Hurre Buubaa Oo Markii Ugu Horreysay Hargeysa Lagu Wareystay DAAWO

                        Hargeysa,27Dec,2015(QJ/SDN)-Siyaasiga caanka ah ee reer Somaliland Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa markii ugu horreysay lagu wareystay gudaha magaalada Hargeysa isagoo ka warramay arrimo badan oo xasaasi. Ismaaciil waxa uu tilmaamay in siyaasadda Somaliland uu xaalad abuurku ku badanyahay, isla markaana aan inta badan laga hadlin arrimaha masiiiriga ah ee ummadda. Sidoo kale waxa uu sheegay in…

                        Read More

                          Khilaafkii Xisbiga UCID Oo Weji Cusub Yeeshay iyo Is Maan-dhaaf Soo Kala Dhex-galay Guddoomiye Faysal Cali Waraabe iyo Suldaanka Guud

                          ‘’Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo U Muuqda in Uu Ka Fallaagoobay Beeshiisa’’Hargeysa,27Dec,2015(QJ/SDN)-Sida cad waxa soo if baxay khilaaf hor leh oo u dhexeeya guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng.Faysal Cali Waraabe iyo Suldaanka Guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, khilaafkan oo ku lug leh isla khilaafka xisbiga UCID gudihiisa ka jira, kaas…

                          Read More

                            Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe Oo Beeniyay In Haweenka Laga Mamnuucay Xidhashada Niqaamka {DHAGEYSO}

                            Jowhar,27Dec,2015(QJ/SDN)-Maamulka gobolka Shabeellada dhexe ayaa shalay ka mamnuucay haweenka inay xidhaan indho-shareerka ama niqaabka iyo in aanay degmadaas ku dhex-socon karin xilliyada habeenkii ah mootooyinka Bajaajka ee saddexda lugood leh. Agaasimaha warfaafinta meaamulka gobolka Shabeellada Dhexe, C/kariin Cumar Macallin ayaa sheegay in laga billaabo maalinkii shalay oo ay taariikhdu ahayd 25-ka December, 2015-ka laga mamnuucay…

                            Read More

                              Muranka UCID: Gar Waa Loo Wada Islaam Murashaxnimada Jamaal Cali Xuseen Muran iyo Mad-Madow Midna Ma Geli Karto! Amb. Kaysar Cabdilaahi Maxamed

                              Doqonniimo kugu baahday baan, cidi dabiibayne Duulkii inkaar qaba jinbaa, daasadaw tumo e Dab markuu bakhtiyo meel kalaa, dogob ka qiiqaaye Waagii dilaacaa naxdimo, dihin la sheegaaye Dul iyo hoosba waan ugu dhigee, waa dix-dhagaxeede Anunbaa damqanayee dheguu, uma daloolaane Dadkaan la hadlayaa baan lahayn, dux iyo iimaane Bal inay dalfoof tahay caqliga, dooni laga…

                              Read More

                                Mu’adinkii Masjidka Xaramka, Sheekh Muxamed Siraaji Oo Habeenkii Xalay Geeriyooday!

                                Makka,26Dec,2015(QJ/SDN)-Waaxda qaabilsan arrimaha Masjidka Xaramka ee magaalada Makka Al-Mukarama iyo Masjidka Nebiga “SCW” ee magaalada Madiina Al-Munawarrah ayaa xaqiijisay inuu geeriyooday Mu’adinkii Masjidka Xaramka Sheekh Muxamed Siraaji (AHUN). Sheekha Allaha u naxriistee waxa uu habeenkii xalay ahaa ku geeriyooday Cisbitaalka Al-Nuur ee magaalada Makka, isagoo in muddo ah xanuusanaa, waxaana maanta lagu aasay Qubuuraha Al-Mucalla…

                                Read More

                                  Somali region bans veiled women

                                  MOGADISHU — Authorities in a southern Somali region banned women wearing the full-face veil and auto-racksaw traffic at night to prevent attacks by militants. Security is a major challenge in Somalia as the Al-Qaeda linked Al-Shabab group continues attacks including suicide bombings and assassinations. The directive by the Middle Shabelle region’s administration Friday said the…

                                  Read More

                                    Donald Trump’s ‘Campaign Misstatements’ Named the ‘2015 Lie of the Year’

                                    Out of 77 statements PolitiFact analyzed, 76% were found to be “mostly false, false, or pants on fire” Fact checking websitePolitiFact announced its annual “Lie of the Year” on Monday, and it found the “only real contenders” were statements made by leading Republican presidential candidate Donald Trump throughout his campaign. “PolitiFact has been documenting Trump’s statements…

                                    Read More