admin

    “Waadigaa arkaya hadday Xisbi tahay iyo hadday Xukuumaddii tahay in kii la doortay ee aynu islahayn kii hore ayuu dhaamayaa intuu soo fadhiisto odhanayo anigaa la I doortay..” Murashax C.salaan Yaasiin

    Hargaysa 02.Dec 2015 (SDN/QJ):- Prof: Cabdisalaan Yaasiin oo dhawaan shaaciyey inuu yahay Musharrax u tartami doona jagada Madaxweynennimo ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa ka warramay waxa wakhtigan ku kallifay inuu isu sharraxo Musharrax Madaxweyne, waxaanu sheegay inay jiraan wax badan oo dhinaca nidaamka dawladnimo iyo ku dhaqanka dimuquraadiyadda Somaliland ka qaldani. Prof: Cabdisalaan…

    Read More

      Xildhibaan Koore Iyo Gudoomiyaha Gobolka M.Jeex oo ka hadlay Shirqool ay sheegeen in Cali Khaliif u dhigay Muwaaddin Hargeysa jooga

      Hargaysa 02.Dec 2015 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha goobolka Maroodi-jeex Maxamed Maxamuud Cali (Jeeni-yare) iyo Xildhibaan Saleebaan Cali Koore, ayaa ka hadlay Muwaaddin reer Somaliland ah oo Hoggaamiyaha kooxda la baxday khaatumo Cali Khaliif Galaydh uu isagoo Hargeysa jooga Warbaahinta ku baahiyey inuu u Magacaabay Wasiirka Caafimaadka iyo Qoyska ee Khaatumo. Muwaaddinkan oo Magaciisu yahay Iidle Dubbad Muuse…

      Read More

        Xaalada Cakiran ee Xisbiga Ucid ku Sugan yahay, Iyo Waan Waan dhinaca Dhaqanka ah oo la rajaynayo inay dabiib u noqoto Khilaafka Xisbigaas

        Hargaysa 02.Dec 2015 (SDN/QJ):- Khilaafka Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa maraya meeshii ugu saraysay abid intii xibsigani jiray inkasta oo laga yaabo in maalmaha iyo todobaadyada soo socda ay xaaladu sidan ka sii darto ama ay ka soo rayso,hadii aan la helin Xal Garawshiiyo keena. Khilaafkan ayaa u dhexeeya Guddoomiyaha Xisbiga Faysal Cali Waraabe…

        Read More

          Dunida maanta iyo Dulmiga = W/Q: Sakariye Cabdixaliim Maxamed

          Aniga iyo Dunida. Heesaha markii aan ka maqlo ereyada nuucaan ah “DUNIDAN HALlAYSAN, DUNIDAN QARIBAN, DUNIDAN HOOGTAY” waan la yaabi jiray Abwaanada oo waxaan oran jirnay Dunidan anagaaba ku noole wax dhib ahna kuma qabnee tolow maxay ula danleeyihin?? Haddaan tusaale usoo qaato, Gabaygii caan baxay ee Abwaan Maxamed Cabdulle Cali “Gamuute” Waa duni ajoowdoo…

          Read More

            Masuuliyiin ka Tirsan Maamul Goboleedka GalMudug Oo Soo Dhaweyn loogu Sameeyay Magaalada Helsinki Ee Dalka Finland SAWIRRO

            ”Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Finland gaar ahaan magaalada Helisinki ayaa soo dhaweyn u sameysay Masuuliyiin ka tirsan Maamulka GalMudug, iyaagoona dhanka kale baaq Nabadeeed U diray dhinacyada isku haya Magaalada Gaalkacyo” Helisinki,30,November,2015(QJ/SDN)-Waxaa caawo lagu qabtay magaalada Helsinki Ee caasimadda dalka Finland maunaasabad lagu soo dhoweynayay madax ka socotay Dowlad goboleedka Galmudug oo maal mahaan howl…

            Read More

              Dowladda Kenya Oo Sheegtay Inay Ciidamo Dheeraad Ah U Dirtay Xuduuda Dalka Soomaaliya

              Nairobi,30Nov,2015(QJ/SDN)-Xukuumadda Kenya ayaa sheegtay inay xadka ay la wadaagto Somalia u dirtay ciidammo dheeraad ah, si ay ula dagaalamaan Al-shabaab oo ay ku eedeeyeen inay falal ammaan-darro ah ka wadeen xadka toddobaadyadii u dambeeyay. Dowladda Kenya ayaa sheegtay in xoogag ka tirsan Al-shabaab oo u socda kooxo-kooxo ay toddobaadyadii u dambeeyay dhibaatooyin ka wadeen deegaannada…

              Read More

                Somaliland issues maximum alert for capital

                Hargeisa – Somaliland has raised the alert status for its capital Hargeisa to the highest level on Monday because of a “serious and imminent” threat of an attack. The threat received by the government led Somaliland’s security services placed on high alert and the nations have intensified security at government buildings. Some of the world…

                Read More

                  Xildhibaan Qabille Oo Rajo Fiican Ka Muujiyay Xal Laga Gaadho Khilaafka Ucid DAAWO

                  Hargeysa,30Nov,2015(QJ/SDN)-Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille, oo ka tirsan xisbiga Ucid ayaa markii u horaysay sheegay in la rajaynayo khilaafka Ucid laga gaadho xal todobaadada soo socda. Waxa uu sheegay in lagu hawlan yahay dhexdhexaadinta hogaanka Ucid. Wuxuu ugu baaqay dhinacyada muranku ka dhexeeyo iyo taageerayaasha xisbiga in la joojiyo hadalada saxaafadda la isku marinayo kadib markii…

                  Read More

                    Israel Oo inta ugu badan Wadamada Midawga Yurub Xidhiidhka Diblamaasiyadeed U Jartay

                    Talabiib,30Nov,2015(QJ/SDN)-Dowlada Israa’iil ayaa joojisay xidhiidhkii diblomaasiyadeed ee ay la lahayd wakiilada midowga Yurub ee ku dhexjiray dadaalka nabadeed ee Falastiin iyo Israa’iil. Arrintani waxay ka dambeysay markii midawga Yurub joojiyay badeecadaha Israel ee laga soo saaro degaannada sharci darrada ah ee Falastiin laga qabsaday. Emmanuel Nahshon, afhayeenka wasaaradda arrimaha dibada ayaa sheegay in ra’isal wasaaraha…

                    Read More

                      Madaxweynaha Soomaaliya Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Colaada Magaalada Gaalkacyo

                      Muqidsho,30Nov,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa markii u horaysay ka hadlay colaadda ka taagan magaalada Gaalkacayo ee u dhaxaysa Puntland iyo Galmudug. Waxa uu sheegay inuu aad uga xun yahay in markale dagaal sokeeyo ay dad soomaali ahi ku dhintaan, sidoo kalena in badan u baro kacdo hantidoodana u burburto dagaal laga baaqsan karayay. Xasan…

                      Read More

                        Somaliland: Xukuumadda Oo Xabsiga U Taxaabtay Qaar Ka Mid Ah Suxufiyiinta Ka Hawl-gala Magaalada Hargeysa

                        Hargeysa,30Nov,2015(QJ/SDN)-Xeer ilaalinta Somaliland ayaa xabsiga dhigtay Agaasimaha telefishanka Bulshotv ee fadhigiisu Hargeysa yahay Rashiid Nuur Wacays iyo saxafi Siciid Khadar Cabdillaahi oo bulsho ka tirsan. Sidoo kale Rashiid Nuur Wacays ayaa guddoomiye ka ahaa wargeyska Hubsad oo Hargeysa ka sii bixi jiray halka Siciid Khadar-na ahaa tifaftiraha wargeyska. Rashiid iyo Siciid ayaa dhawaan Hargeysa ka…

                        Read More

                          Hargeysa: Darawal Gaadhi Jiidhsiiyay Askari Taraafik Ah

                          Hargeysa,30Nov,2015(QJ/SDN)-Galinkii hore ee Isniinta maanta ayuu nin Taraafik ah Gaadhi Vitz ah ama bulshadu u taqaan DUKHAAN-ka ahi ku jiidhay Badhtamaha Suuqa Hoose ee Hargeysa. ninkan la Jiidhay ayaa uu Madaxu kala dilaacay Waxaana Loola Cararay Cisbitaalka Guud Ee Hargeysa. “Ninka Taraafik-ga ahi wuxuu Jooji is yidhi Gaadhiga yar oo Meel Cidhiidhi ah marayey ka…

                          Read More

                            Madaxdweynihii Hore ee Maamulka Puntland Cabdiraxmaan Faroole oo Ka Hadlay Dagaalka Gaalkacyo Isagoo Talo U Soo Jeediyay Puntland iyo GalMudug DAAWO

                            Garoowe,30Nov,2015(QJ/SDN)-Madaxwaynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magalada Garoowe ee Caasimada ayaa sheegay dowladda iyo maamulada dalka oo kaliya inuusan xil ka saarnayn xalinta mushkiladaha dalka ka dhaca oo ay waajib tahay siyaasiyiinta dalka inay qaybtooda ka qaatan. Madaxeyne Faroole oo shirkiisa jaraa’id kaga hadlay xaalada Gaalkacyo ayaa…

                            Read More

                              ‘’Cirro Isagaa Igu Kibray, Isagoo La Aqoon baan Dusha ka saaray Somaliland Oo Dhan, Tolkiina Cod Imuu Siin..’’ Faysal Cali Waraabe

                              Hargeysa,30Nov,2015(QJ/SDN)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa si adag u naqdiyay Guddoomiyaha xisbiga WADDANII, ahna guddoomiyaha golaha wakiillada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo uu ku sifeeyay  inuu yahay shakhsi abaal laawe ah. Faysal Cali Waraabe  waxa uu sidaasi ku sheegay waraysi uu shalay siiyay laanta afsoomaaliga ee Idaacadda  BBC-da,  isaga oo…

                              Read More