admin

    Kalfadhiga Golaha Wakiillada Somaliland Oo Furmay iyo Waxyaabaha Uu Kaga Duwan Yahay Kuwii Hore DAAWO

    Hargeysa,28Nov,2015(QJ/SDN)-Golaha wakiillada Somaliland ayaa kalfadhigiisa caadiga ah ee 29-aad u furmay kadib fasax goluhu ku maqnaa. Guddoomiyaha golaha Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa kulankaasi furay, waxaana mudaneyaasha loo qaybiyay ajande hawleedka golaha ee kalfadhigan, iyadoo loo balamay in fadhiga xiga lagaga doodi doono. Guddoomiyaha wakiillada Cabdiraxmaan Cirro oo ay hareero fadhiyaan labadiisa ku xigeen Baashe…

    Read More

      China military in talks for logistics ‘facilities’ in Djibout

      China’s military is in talks with the Horn of Africa country Djibouti to build logistics “facilities” to support Chinese peacekeeping and anti-piracy missions, the foreign and defense ministries said on Thursday. In May, Djibouti President Ismail Omar Guelleh told French media his government was in talks with China about a military base, adding Beijing’s presence…

      Read More

        Safiirkii Soomaaliya U Fadhiyay Koonfur Afrika oo laga Guddoomay Warqadihii Aqoonsiga

        Johannesburg,28Nov,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika, Jecob Zuma ayaa waraaqihiisa aqoonsi danjirnimo ka gudoomay danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalkaas, Jamal Maxamed Barrow. Zuma ayaa aqalka madaxtooyada dalkiisa kaga guddoomiyay safiirrada 15 waddan oo ay Somalia ku jirto warqadaha aqoosniga danjirenimo; kuwaasoo ay ka mid ahaayeen Canada, Malaysia, Panama, Zambia iyo Falastiin. Danjire Baroow oo si weyn ugu…

        Read More

          HADDUU KULMIYE INTAN GARTO!!!!.( Hello: M.B part 2)W/Q: Mohamed Abdilaahi Biihi.

          Inkasta oo siyaasadu tahay jaangooyaha iyo saameeyaha nolosheena guud ahaanteedba, haddana waxa mararka qaar kugu qasbaaya inaad ka gaabsato hawlahaaga khaaska ah iyo duruufta markaas kugu gaddaaman. Haddana se markaad isleedahay waxuun baad soo kordhin kartaa waxaa haboon in aragtidaas aad la wadaagtid bulshada.“adduunku waa uu cabanayaa kamana cabanayo xumaan falayaasha se waxa uu ka…

          Read More

            Dowladda Somaliland Oo Jamhuuriyadda Jabuuti Ka Codsatay Inay Door Ku Yeelato Wada-hadalada Somaliland iyo Soomaaliya DAAWO

            Hargeysa,28Nov,2015(QJ/SDN)-Somaliland ayaa sheegtay inay madaxweynaha wadanka Jabuuti ka codsatay inuu dhexdhexaadiyo Somaliland iyo Somalia. Wada hadalada ayaa dani ugu jirtaa mandaqada sida uu sheegay wasiirka khaarajiga Somaliland. Dr Sacad Cali Shire wasiirka khaarajiga ee Somaliland oo ka soo laabtay socdaal uu ku joogay Jabuuti ayaa sheegay inay codsadeen in wada hadalka ay kaalin ka qaadato…

            Read More

              Kulan Dhexmaray Madaxweyne Siilaanyo iyo Ergayga Turkigu U Soo Magacowday Wada Hadalka Somaliland iyo Soomaaliya

              Hargeysa,28Nov,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa kulan la yeeshay ergayga ay dawladda Turkigu u soo magacawday wada hadalada Somaliland iyo Somaliya danjire Ahmet Riza Demirer oo dalka ku yimid safarkiisii u horeeyay. Kulankaas habeen hore  oo ahaa mid ay albaabadu u xidhnaayeen, ayaa waxa qoraal kooban oo ay barteeda twitterka ku baahisay ay qunsuliyada…

              Read More

                ”Arrinta Xisbiga UCID noqon mayso Arrin Ciise Muuse Iyo Ciidagale u dhaxaysa ee waa arrin Xisbi,.” Faysal Cali Waraabe

                ‘’Nimankani wax ay Xisbiga Ku Darsadeen Malahan, Jamaalna Wuxuu Meelahaas Ka Yidhaahdaa Lacag baan Bixiyay Ee Ha Soo Caddeeyo, Anigu Biidhe qaate ma ahi lacagna kama qaatee.. Hees iyo Wuduud Xisbi laguma Helo’’ Faysal Cali Waraabe Hargeysa,28Nov,2015(QJ/SDN)-Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in uu dhawaan Burco u tagay sidii…

                Read More

                  Hargeysa: Kulan Dhexmaray Madaxda Xisbiyada Somaliland Iyo Safiirro Turki Ah

                  Hargeysa,28Nov,2015(J/SDN)-Kulan dhexmaray madaxda axsaabta Jamhuuriyadda Somaliland iyo Ergayga dalka Turkigu u magacaabay wadahadalka Somaliland iyo Soomaaliya   Madaxda Axsaabta Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa kulan la yeeshay Ergayga gaarka ah ee dawladda Turkiga u qaabilsan wadahadalka Somaliland iyo Soomaaliya Ambassador Ahmet Rize Demirer, kulankaas oo ka dhacay xarunta Qunsuliyadda Guud ee Turkigu ku leeyahay caasimadda Jamhuuriyadda…

                  Read More

                    Somaliland: Wariye Tirsan Suxufiyiinta Ka Hawl-gala Magaalada Burco Oo Saaka Xabsiga Loo Taxaabay

                    Burco,28Nov,2015(QJ/SDN)-Wariyihii uga soo warami jiray magaalada Burco Shabakada Hadhwanaag Khadar Cabdirisaaq ayaa goor dhawayd ciidamada Boolisku xabsiga u taxaabeen. Xadhiga Wariye Khadar Cabdirisaaq  ayaa waxa la sheegayaa in uu ka danbeeyay maayaraka magaalada Burco oo dhibsaday warar horey looga baahiyay Wariyaha ayaa todobaadkii hore looga yeedhay xarunta CID –da halkaasi oo su’aalo lagu waydiiyay wariyuhuna…

                    Read More

                      Daawo Muxaadiradda Uu Cinwaankeedu Yahay “DOORKA AQOON-YAHANKA EE DHISIDDA MUSTAQBALKA UMMADDA’’, Waxaana Innoo Soo Jeedin Doonna Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil

                      Hargeysa,27Nov,2015(QJ/SDN)-Asc wr wb, dhamaan walaalaha Muslimiinta ee ku xidhan Warsidaha Qurbejoog.Com waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa, Muxaadiradda uu cinwaankeedu yahay“DOORKA AQOON-YAHANKA EE DHISIDDA MUSTAQBALKA UMMADDA’’, Waxaana innoo soo jeedin donna Fadiilatu Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun Xafidahullaah. Haddaba, Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Muxaadiradda Oo Dhammeystiran: QJ/SDN: Hargeysa

                      Read More

                        Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Gaadhay Magaalada Garoowe SAWIRRO

                        Garowe,27Nov,2015(QJ/SDN)-Wafdigii uu hoggaaminayay R/wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa goordhow gaadhay magaalada Garowe ee xarunta Puntland. R/wasaaraha iyo Wafdigiisa ayaa waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Gaas, Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Maamulkaasi. R/wasaaraha iyo Wafdigiisa ayaa galabta ka baxay magaalada Cadaado oo xarun KMG u ah maamulka Galmudug, halkaasoo markii uu…

                        Read More

                          Somalia: Dad lagu Sumeeyay Magaalada Baladweyne iyo Dad loo xidh-xidhay kiiskooda.

                          Baladweyne,27Nov,2015(QJ/SDN)-Saraakiisha ciidanka booliiska degmada Beledweyne ee xarunta golka Hiiraan, ayaa maanta sheegay inay gacanta ku dhigeen afar ruux oo ay ka mid tahay haweenay seygeeda [Ninkeeda] dishay kaddib markii ay sumeysay. C/qaadir Maxamed Axmed oo ka mid ah saraakiisha booliska Baladweyne ayaa sheegay in la qabtay haweeney oo 25-kii bishan saygeeda ku dishay xaafada Holwadaag…

                          Read More

                            Dowladda Turkiga oo si Kumeel Gaadh ah u hakisay duqeymihii ka dhanka ahaa Dowladda Islaamka Ee Suuriya

                            Ankara,27Nov,2015(QJ/SDN)-Turkiga oo xubin ka ah is-bahaysiga NATO ayaa si KMG ah u hakisay duqeymihii cirka ahaa ee ay ku bartilmaameedsanaysay kooxda ISIS ee gudaha dalka Suuriya, kaddib markii ay toddobaadkan ay Turkigu soo rideen mid ka mid ah diyaaradaha dagaal Ruushka, taasoo dhalisay muran soo dhex-galay dalalka Turkiga iyo Ruushka. Diiyaaradaha dagaalka F-16 ee Turkigu…

                            Read More

                              Qaramada Midoobay Oo Walaac Ka Muujisay dib u soo Laabashadii Falalka Burcadbadeedda

                              Muqdisho,27Nov,2015(QJ/SDN)-Ergayga QM ee Somalia, danjire Nicholas Kay ayaa cambaareeyay shalay oo Khamiis ahayd afduubka Markab sitay calanka dalka Pakistan oo ay burcad-badeed Soomaaliyeed toddobaadkan ku afduubeen badda weynta Hindiya. Danjire Nick Kay ayaa walaac xooggan ka muujiyay afduubka maraakiibta ee dib ugu soo laabtay xeebaha Soomaaliya, kuwaasoo ay geysanayaan burcadbadeedda, xilli uu hoos-u-dhacay afduubka maraakiibta…

                              Read More

                                Xiisad ka Taagan Gaalkacyo iyo Wafdi uu Hoggaaminayo RW Somalia oo Gaadhay Magaalada Cadaado

                                Cadaado,27Nov,2015(QJ/SDN)-Wafdigii uu hoggaaminayay RW Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa gaaray degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud oo xarun u ah maamulka KMG ah ee Galmudug. RW Sharma’arke ayaa Cadaado kula kulmaya madaxda maamulka Galmudug, isagoo kala hadli doona sidii loo xallin lahaa xiisada dagaal ee weli ka taagan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Xubnaha…

                                Read More