admin

    ‘’BBC-du Weligaaba Madaxweyne Haku Tidhaahdee, Anagu Waxaanu Kuugu Yeedhaynaa Waxa Aad Tahay,.’’ Sheekh Aadan-Sunne Oo Si Adag Ugu Jawaabay Madaxweynaha DDSI

    ‘’Waxaynu leenahay ninkaas maxaa jawaab innooga ah Jawaab kale kuuma haynee adiga iyo anagaba awoowyaasheen iyo ayeey-yaasheen waxay odhan jireen ma taqaanaa? Waxay odhan jireen; Axmaarka uraaya intaad eridaan, Bal maad arrinkiina ALLAAH ku xidhaan, Alloow ligu attoor indhaha ka ridoo, Alloow   ubadkiisa agoon ka dhigeey. Adigay kugu socotaa imika adiga weeyaan,..’’ Sheekh Aadan-Sunne Hargeysa,30November,2015(QJ/SDN)- Dhawaan…

    Read More

      Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Magaalada Gaalkacyo U Jooga Xallinta Xiisadda Halkaasi Ka Taagan

      Gaalkacyo,30Nov,2015(QJ/SDN)-Raysal Wasaaraha Soomaaliya, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo uu ka mid yahay madaxweynaha maamulka Koonfur-galbeed Somalia, Shariif Xasan Sheekh Aadan, wasiirro iyo xildhibaanno ayaa Gaalkacyo gaadhay gellinkii dambe ee shalay, halkaasoo si weyn loogu soo dhaweeyay. Sharma’arke oo soo dhaweynta kaddib warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in si deg-deg ah lagu…

      Read More

        12jir Soomaali Ah Oo Dhinacyada Ku Dagaallamaya Magaalada Gaalkacyo Baaq Nabadeed U Diray DAAWO

        Mineapolis,30Nov,2015(QJ/SDN)-Iyadoo ay weli xiisad colaadeed ka taagantahay magaalada Gaalkacyo ayaa waxa haddana dhanka kale aad isku soo taraysa dadka Soomaaliyeed ee baaqa nabadeed usoo jeedinaaya dhinacyada halkaasi ku daggaalamaya. Haddaba Yuusuf Dayuur oo ah wiil yar oo 12jir ah oo degan magaalada Mineapolis ee gobolka minesota dalka maraykanka ayaa waxa uu ka hadlay oo uu…

        Read More

          Garyaqaan Caan ka ahaa Dalka Turkiga oo la toogtay Xilli uu Saxaafada toos ula hadlaayay SAWIRRO

          Ankara,30Nov,2015(QJ/SDN)-Waxaa shalay Degmada Sur Ee Magaalada Diyarbakir, ee dalka Turkiga lagu toogtay Garyaqaan Caan ka ahaa dalka Turkiga oo lagu magacaabo Tahir Elci , garyaqaankan ayaana la sheegay in uu tagaeero u ahaa Jabhada PKK ee dagaalka kula jirta Dowlada Turkiga. Garyaqaanka ayaa la weerarary xili uu la hadalayay Saxaafada , waxaana mar qudha madaxa…

          Read More

            Jamaal Cali Xuseen Oo Wareysi Qoto-dheer Kaga Warramay Qaabkii Ay Ku Kulmeen Guddoomiye Faysal iyo Xilligii Uu Ogaaday In Uu Faysal Damac Ku Jiro DAAWO

            Hargeysa,30Nov,2015(QJ/SDN)-Musharaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa markii ugu horraysay ka warramay qaabkii ay isku barteen Gudoomiye Faysal Cali Waraabe, isagoona jamaal Cali Xuseen sheegay in ay Guddoomiye Faysal is yaqaaneen UCID hortii, balse ay si toos ah u kulmeen wakhtigii doorashada lagaga adkaaday xisbiga UCID, ka dibna uu sheegay in…

            Read More

              Qaramada Midoobay Oo Baaq U Dirtay Dhinacyada Ku Dagaallamaya Magaalada Gaalkacyo

              Muqdisho,30Nov,2015(QJ/SDN)-Ergeyga QM ee Soomaaliya, Nicholas Kay ayaa ka hadlay dagaalladii Gaalkacyo ka dhacay, isagoo sheegay inuu walaac xoogan ka qabo colaadda magaalada Gaalkacyo ka socota. Danjire Nicholas Kay ayaa xusay inuu ka xun yahay dagaalkaas iyo dadka rayidka ah ee ka barakacay guryahooda, waxaana uu ku baaqay in la joojiyo dagaalka oo uu sheegay inaan…

              Read More

                Leave it, it is rotten : Tribalism

                If we didn’t have heroes or great lyricists like the above great poet, Timacade, I would have blamed the lack of models and great brains for my people. As a devoted Muslim, I would have settled down and accept subserviently my lot. However, the Almighty bestowed my people great providences and wisdom, yet we suffer…

                Read More

                  Puntland releases journalist arrested over minster’s interview

                  Garowe,29Nov,2015(QJ/SDN)-The semi-autonomous northern Somalia region of Puntland released a television journalist who was arrested after grilled the region’s information minster over wide-ranging political controversies, colleagues said on Sunday. Jama Deperani, a presenter with the London-based Somali Channel Television was released Sunday after a public outcry by journalists’ watchdogs and the United Nations, according to Faysal…

                  Read More

                    Yuusuf Garaad Cumar Oo Dhaliilay Qaabka Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed Uga Warantay Dagaalka Magaalada Gaalkacyo

                    Muqdisho,29Nov,2015(QJ/SDN)- Warbaahinta Qaranka – Radio Muqdisho, SNTV iyo Barta Internetka intaba waxaan mar kasta uga fadhinnaa in ay soo gudbiyaan warar na khuseeya, sugan, dheellitiran oo aan xag jirin. Wararkaas xilliga loogu baahi badan yahay waa marka ay ku saabsan yihiin colaad. Puntland iyo GalMudug wey u siman yihiin warbaaahinta Qaranka, iyaduna waa in taa…

                    Read More

                      Maamulka Puntland oo xabsiga kasii daayay Wariye Jaamac Dabaraani oo Muddo 10-casho ah u Xidhnaa

                      Garoowe,29Nov,2015(QJ/SDN)-Maamulka Puntland ayaa maanta sii daayay wariye Jaamac Yuusuf Dabaraani oo muddo 10-maalmood ah xabsiga ku jiray, iyadoo sii daynta wariyahan ay ku timid dadaallo badan oo ay ku bixiyeen ururrada u dooda saxaafadda iyo kuwa xuquuqda aadanaha. Wariye Jaamac Dabaraani oo ka tirsan Somali Channel Tv xafiiskiisa ku yaalla Garoowe ayaa waxaa la xidhay…

                      Read More

                        Madaxweynayaasha Maamulada Puntland iyo Galmudug oo La Filayo Inay Ku Kulmaan Magaalada Gaalkacyo

                        Gaalkacyo,29Nov,2015(QJ/SDN)-Magaalada Gaalkacyo oo marka la eego la odhan karo waa magaalo leh saameyn siyaasadeed iyo mid dhaqaale intaba ayaa dagaalladii ugu danbeeyay ee ka dhacay waxaa siweyn mar kaliya u dareemay siyaasiyiinta iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed oo bilaabay dadaallo xoogan oo la doonayo in lagu joojiyo colaada magaalada Gaalkacyo. Wafdi uu horkacayo…

                        Read More

                          Time for re-casting the failed Somaliland-Somalia talks about the union that ended nearly 25 years ago

                          The 2012 initiated talks and their demise 1.It was recognised at the (international) June 2012 London Conference that there was a ‘need for the international community to support any dialogue between Somaliland’ and the then Somalia government ‘or its replacement may agree to establish in order to clarify their future relations’ . Having waited for…

                          Read More

                            ‘’Khilaafka Xisbiga Ucid ee Imika iyo Kii hore ee aan Ka Midka ahaa waxa aad iyo aad uga Xooggan kan Maanta Jooga..’’ Xil.Ibraahim Mahdi Buubaa

                            Hargeysa,29Nov,2015(QJ/SDN)-Maalmihii u dambeeyay ayay soo baxayeen warar ku saabsan in guddoomiyaha Waddani Cabdiraxmaan Cirro iyo afhayeenkiisa xisbiga Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa khilaaf kala irdheeyay, balse Afhayeen Ibraahin ayaa markii u horaysay warkaasi beeniyay sheegayna inaanu jirin khilaaf u dhexeeya isaga iyo guddoomiyihiisa. Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa oo warkaasi saxaafadda ku soo baxay ka jawaabaya ayaa…

                            Read More

                              Cajiib: Buur La Sheegay In Ay AIDS-ka Daweynayso, Sababta Iyo Doodaha Xiisaha Leh Ee Ka Dhashay

                              Tahran,29Nov,2015(QJ/SDN)-Siddeed iyo Afartankii saac ee u sambeeyey waxaa si aad u weyn dalka Iiraan iyo meelo badan oo dunida ah ugu faafayey warka sheegaya in buur ku taalla xeebta bari ee Gacanka Carabta qaybtiisa Iiraan ay daweyso cudurka dilaaga ah ee AIDS ka. Warbaahinta dalka Iiraan ayaa si aad ah u baahinaysay warbixinno iyo sheekooyin…

                              Read More

                                Kitaabkii Qur’aanka Ahaa Ee Putin Uu Hoggaamiyaha Iiraan Siiyey, Oo La Ogaaday In Aanu Asalkii Ahayn

                                Hargeysa,29Nov,2015(QJ/SDN)-Khamiistii ina dhaaftay oo bisha Noofambar 2015 ku ahayd 26 waxa uu Geeska Afrika boggan ku baahiyey sheeko cinwaan uu uga dhigay “Madaxweyne Putin Oo Kitaab Qur’aan Ah Oo Taariikhiya Hadyad U Siiyey Hoggaamiyaha Ruuxiga Ah Ee Iiraan” Warkan uu Geeska Afrika ka soo xigtay Shabakadda Al-Carabiya oo lagu baahiyey inta badan ee warbaahinta dunida…

                                Read More

                                  Ruushka Oo Cunaqabatayn Saaray Dalka Turkiga iyo Khilaafka Labadaas Dal Oo Hawada Isku Sii Shareeray

                                  Ankara,29Nov,2015(QJ/SDN)-Saraakiisha dalka Turkiga ayaa sheegay inay filayaan in isfahan la’aanta ka dhaxaysa Ruushka iyo Turkigu sii xumaan doonto kadib markii Moscow ay shaaca ka qaaday cunaqabatayn dhinaca dhaqaalaha ah oo ay kaga aargoosanayso diyaaradii la soo riday. Tallaabooyinka uu Ruushku sheegay inuu qaadayo waxaa kamid ah xayiraad lagu soo rogay ganacsiyada Ruushku inaanay  shaqalaysiin muwaadiniinta…

                                  Read More

                                    Dowladda Somaliland Oo Ka Hadashay Mowqifkeeda Ku Aadan Dagaalka Magaalada Gaalkacyo DAAWO

                                    Hargeysa,29Nov,2015(QJ/SDN)-Xukumadda Somaliland ayaa ka hadashay mawqifkeeda dagaallada dhawaanahan ka dhacayay magaalada Gaalkacayo ee u dhexeeya maamulada Somalia ee Puntland iyo Galmudug, waxaanay ugu baaqday inay ilaaliyaan xasiloonida mandaqada wada hadalna lagu dhammeeyo khilaafka jira. Wasiirka arrimaha dibadda Dr Sacad Cali Shire ayaa sheegay in Somaliland jeceshahay in mandaqada bariga Africa lagu wada noolaado nabad. Waxa…

                                    Read More