admin

    Ciidamada AMISOM oo Iskaga Baxay Deegaanka Fiidow iyo Xarakada Al-shabaab Oo La Wareegtay

    Fiidow,13Nov,2015(QJ/SDN)-Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Burundi ay saaka aroortii hore iskaga baxeen saldhigyadii ay ku lahaayeen deegaanka Fiidoow waxaana durbadiiba gacan ku haynta deegaanka sheegtay Ciidamada Xarakada Al Shabaab. Wararka ayaa intaasi ku daraya in ciidamada DF-ka ay xalay fiidkii iskaga baxeen deegaanka. Deegaanka Fiidow ayaa…

    Read More

      Uganda: Alshabaab oo laga cabsi qabo inay weerar la beegsadaan Boobka Diinta Masiixiga.

      Kampala,13Nov,2015(QJ/SDN)-Afhayeenka Milliteriga Uganda, Kolonel Paddy Ankunda ayaa sheegay in heegan la geliyey in ka badan 10,000 oo Saraakiil Bolis oo ay Milliterigu taageerayaan, si ay u sugaan booqashadda uu Boobka ugu weyn Diinta Kirishtaanka, Pope Francis dabayaaqadda bishan ku tegayo Uganda. Paddy Ankunda waxa uu sheegay inay jirto cabsi ku aadan Weeraro ay Alshabaab ka…

      Read More

        Qof Qaran Noqo W/Q: Sakariye Cabdixaliim

        Dadka dunidan ku nool,waa laba nuuc: 1: Qof noloshiisa iyo jiritaankiisa asiga kaliya ayay faa’iido ugu jirtaa. 2: Qofna noloshiisa iyo jiritaankiisa waxay faaiido ugu jirta, asiga naftiisa iyo Qarankiisa. Tusaale: Qofka koowaad, ee noloshiisa iyo jiritaankiisa ay asiga kaliya wax tar u leedahay, waa midka naftiisa kaliya wax tara, inta uu dunida ku noolaana…

        Read More

          Somalia: TV presenter banned from working as journalist in Puntland

          Garowe – Puntland Information Ministry has banned news anchor and presenter working for UK-based Somali channel from hosting ‘Deparani show’, and journalism exercises for unexplained reasons on Wednesday, Garowe Online reports. Jama Yusuf Jama posted a brief statement on his facebook page, noting that Information ministry complained of his ‘critical posts’ and Somali Channel Television…

          Read More

            Madaxweyne Siilaanyo Oo La Filayo In Uu Isku Shaandhayn Ku Sameeyo Xukuumaddiisa, Saamaynta Shirkii KULMIYE, Iyo Mustaqbalka Garabkii Isbahaysiga

            Hargeysa,12Nov,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa la fulayaa in uu maalmaha soo socda si rasmi ah u soo saaro Digreetooyin Madaxweyne oo iskugu jira Xil k qaadis, magacaabis, iyo isku badal, uu ku samayn doono masuuliyiin badan oo ka tirsan xukuumadiisa, iyo qaar ka mid ah hay’adaha dawliga ah. illo wareedyo lagu kalsoon yahay oo ka ag…

            Read More

              Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Weerar Ay Al-shabaab Ku Qaadeen Ka Badbaaday

              Muqdisho,12Nov,2015(QJ/SDN)-Ururka Alshabaab ayaa sheegay in ay shalay galab laba weerar ku qaadeen laba baabuur oo uu la socday madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo marayay wadada u dhagaysa magaalada Muqdisho iyo Afgooye. Laba qarax oo midkood loo adeegsaday gaadhi waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay halka ka kalana uu ahaa Miino wadada dhinaceeda…

              Read More

                Madaxweynaha Somaliland Oo Soo Xidhay Shirweynihii Kulmiye

                Hargeysa,11Nov,2-15(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa soo xidhay shirkii golaha dhexe ee Kulmiye hotelka Maansoor ee Hargeysa uga socday  shalay iyo maanta. Shirkaasi oo shalay loogu doortay musharaxa madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, musharax xigeenna loogu doortay Madaxweyne Cabdiraxmaan Saylici ayaa maanta ajandihiisu ka duwaan kii shalay. Kulanka maanta ayaa intii uu socday waxaa wax ka…

                Read More

                  Ku dhawaad 20-qof oo Siyaabo kala duwan ugu Geeriyooday Roobab ka da’ay dalka Kenya

                  Nairobi,11Nov,2015(QJ/SDN)-Roobab mahiigaan ah oo dhawaanahaan ka da’ay gobalada kala duwan ee wadanka Kenya, ayaa waxey sababeen dhimashada ku dhawaad labaan qof iyo waliba qasaare hantiyadeed. Shan qof, ayaa la xaqiijiyay talaadadii aynu soo dhaafnay iney ku dhinteen, halka boqolaal kalana ay ku barakaceen daadad ka dhashay roobab culus oo ka da’ay deegaanka Mount Elgon oo…

                  Read More

                    Mareykanka Oo Markale Lacago Dul Dhigay Hoggaamiyayaasha Al-Shabaab

                    Washington,11Nov,2015(QJ/SDN)-Dowladda Mareykanka ayaa abaal marin lacageed dul dhigtay ciddii keenta  xog la xidhiidha meelaha ay ku noolyihiin lix ka mid ah Hoggaamiyayaasha  Al-Shabaab. Hoggaamiyaha Al-Shabaab Axmed Diiriye oo ay Shabaabku u yaqaanaan Abu Cubeydah ayaa Mareykanku dul dhigay madaxiisa lix milyan oo doolarka Mareykanka, ciddii soo sheegta halka uu ku noolyahay, kaasi oo badalay hoggaamiyihii…

                    Read More

                      “Xaglatoosiye Wuxuu Maanta Helay Quluubtii Shacabka Somaliland”Jamaal Cali Xuseen

                      Hargeysa,11Nov,2015(QJ/SDN)-Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa ku tilmaamay Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglotoosiye) inuu hantay quluubta shacabka reer Somaliland, isla markaa bogaadiyay.   Jamaal Cali Xuseen waxa uu sidaa ku sheegay qoraal koobaan oo uu soo saaray, waxaanu sheegay Dr. Saleebaan Ciise Axmed inuu u qalmo xilkasta oo uu raadsado…

                      Read More

                        “114-kii Xubnood Ee U Codeeyey Dr. Xaglotoosiye Waxay La Mid Yihiin 114-ka Suuradood..” Xildhibaan Indho-Indho.

                        Hargeysa,11Nov,2015(QJ/SDN)-Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan (Indho-indho), oo ka mida mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa waxa uu ku eedeeyey Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) inuu ka baxay dhex-dhexaadnimadii oo uu u codeeyey Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan-Saylici,isla markaana waxa uu ka dalbaday inuu raali-gelin ka bixiyo arrintaas. . Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan (Indho-indho), ayaa waxa ku…

                        Read More

                          Madaxweynaha Jibouti Oo Ka Qayb-galaya Shirka Wadamada Jaamacadda Carabta iyo Koonfur America

                          Riyadh,11Nov,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jibouti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Wefti uu Hoggaaminayo ayaa ka qayb-galaya Shir Madaxeedka 4-aad ee Jaamacadda Carabta iyo Wadamada Koonnfur America. Shirkan oo ay soo qaban-qaabisay dowladda Boqortooyada Sucuudiga ayaa waxa uu ka dhacayaa magaalada Riyaadh ee isla boqortooyada Sucuudi Careebiya. Shirweynaha ayaa waxa ka qayb-qaadanaya Hoggaamiyayaasha madaxda carabta iyo wadamada Koonfurta America…

                          Read More

                            Hooyo Soomaaliyeed Oo Ku Xanuunsanaysay Duleedka Magaalada Garoowe Oo Si Wanaagsan Loo Soo Caawiyay DAAWO

                            Garowe,11Nov,2015(QJ/SDN)-Qoys Soomaaliyeed Oo Danyar ah kuna nool duleedka magaalada Garowe ayaa waxa Caawinnimo gaadhsiiyay Bulshada Soomaaliyeed ee Daafaha Caalamka ku kala sugan. Muuqaal laga soo duubay oo baraha bulshada si weyn ugu faafiyay ayaa muujinayay Ayeeyo Soomaaliyeed iyo Gabadh ay dhashay oo ay ka muuqato darxumo iyo baahi aad ku daran kuwaasi oo deganaa banaanka…

                            Read More

                              “Al-shabaab Weli Waxay Leedahay Awood Ay ku Geysato Weerarro Waxyeello Geysan kara..” Danjire Nickolas Kay

                              Washington,11Nov,2015(QJ/SDN)-Ergayga QM ee Soomaaliya, Nicholas Kay oo ka jeedinayay khudbad shir lagaga hadlayay arrimaha Somalia oo ka dhacay xarunta guud ee QM ee New York ayaa sheegay in Somalia ay ka gudbayso guul-darrooyinkii horay u soo maray ayna u muuqato dal soo kabanaya dhibaatooyinkaas. Danjire Kay wuxuu xusay in is-beddelka Somalia uu yahay mid si…

                              Read More