Dowladda Kenya Oo Lagu Eedeeyay Inay Ku Durkayso Xuduuda Dalka Soomaaliya
Baladxaawo,11Nov,2015(QJ/SDN)-Dadka deggan degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ee Soomaaliya ayaa sheegay in dawladda Kenya ay ku soo durugtay xadkii u dhexeeyey labada dal ee ku beegnaa inta u dhaxaysa magaalooyinka Beled Xaawo ee Soomaaliya iyo Mandheera ee Kenya. × Gedo Mas’uuliyiinta magaalada Beled Xaawo iyo nabaddoono ayaa VOA u sheegay in dadka reer Kenya…
