admin

    Fransiiska Oo Bilaabay in Uu Ka Aargoosto DAACISH iyo Booliska Paris Oo Sii Daayay Nin Ka Mid Ah Raggii Qaaday Weerarkii Jimcihii

    Paris,16Nov,2015(QJ/SDN)-Diyaaradaha dagaalka ee dalka Faransiiska ayaa weeraray magaalada dalka Suuriya ku taalla ee Raqqa oo ay ku xooganyihiin Dowladda Islaamka (DAACISH). Duqaymahan ayaa imanaya laba maalmood kadib weerarkii dhimashada badan keenay ee ka dhacay magaalada Paris Jimcihii. Wasaaradda Difaaca ee Faransiiska ayaa sheegtay in diayaradaha ay garaaceen dhowr bartilmaameed oo ay ku jiraan saldhig ciidan,…

    Read More

      Ciidamada Dowladda Soomaaliya Oo Ugu Yaraan 8 Ruux Oo Dadka Shacab Ah Ku Laayay Magaalada Muqidhso

      Muqidisho,16Nov,2015(QJ/SDN)-Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Muqidhso ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa sheegaya sheegaya in Ciidamo katirsan Daraawiishta Dowlada Federaalka Soomaaliya ay goordhaw dad shacab ah ku laayeen Xaruntii Jaamacada Gaheyr ee Magaalada Muqdisho. Ciidamo uu wato sarkaal katirsan Ciidanka Daraawiishta ayaa la sheegay in ay weerar ku qaadeen goob katirsan Jaamacada Gaheyr, halkaas oo Maamulka…

      Read More

        SOMALIA:Waxay Fatahaaduhu Saameeyeen 1320,000 oo Ruux

        Hargeysa,16Nov,2015(QJ/SDN)-Daadad Dabeylo wata oo ku dhuftay qaar kamid ah gobolada Puntland iyo Jubbaland ayaa sababay inay ku burburaan guryo badan, waxayna saameysay ku dhawaad 1320,000 oo ruux tan iyo 19-kii October  ee sanadkan 2015-ka , sida ay sheegtay hayada arimaha bini’aadanimada u qaabilsan Qaramada Midoobay. Hayada UN OCHA ee Qaramada Midoobay ayaa ku sheegtay warbixintedii…

        Read More

          LADAN, KU JECLIYAA! W/Q:Cabdiraxmaan Maxamed Yuusuf

          Annagoo gacmaha is haysanna ayaan galnay. Kaabadaha dhulka hoos ugu daadega ayaan marba mid cagta dul dhignay. Kabaha ay xidhnayd Ladan oo cidhib yar lahaa ayaa kaabadaha huuteelka kolba mid qodh kaga siinayay. Dhawaaqa ka dhalanaya kabta Ladan ee ku dul dhacaysa kaabadda iyo  qabowga aan ka dareemayo gacanta aan ku hayo gacanteeda aad moodo…

          Read More

            Suldaan Wabar Oo La Sheegay Inuu Ka Dhoofayo Jabuuti iyo Cafiskii Madaxweyne Siilaanyo Oo Aan Hirgalin

            Hargeysa,16Nov,2015(QJ/SDN)-Warar Wargeyska Yool ka helay ilo-diblomaasiyadeed oo u dhuundaloola dhaqdhaqaaqyada Mandaqada Geeska Afrika, ayaa tibaaxay Madaarka dalka Jabuuti inuu Caawa ka dhoofayo Suldaan Wabar, waxaana la sheegay in safarkiisa hadda uu ku jihaysan yahay dalka Canada. Lama ogga jiritaanka wax-qorshe ah oo maamuladda Hargeysa iyo Jabuuti arrinkaa ka leeyihiin, maadaama uu hore u jirey heshiis…

            Read More

              Galkacayo: Khasaaraha Gaadhi Qof Xanuunsanayay Siday Oo Ciidamada Puntland Rasaas Ku Fureen

              Gaalkacyo,15Nov,2015(QJ/SDN)-Ugu yaraan 4 qof ayaa ku dhintay 5 kalena way dhaawacmeen kadib markii boolisku rasaas ku furay dad cisbitaalka Galkacayo ku sii siday qof xanuunsanaya. Askarta rasaasta ruray waxay gaadh ka hayeen Askar dhaawac ahayd oo ku jiray cisbitaalka. Dadka gaadhiga dhaawaca ah la socday ayaa la sheegay inay samaynayeen qaylo iyo sawaxan cabsi galiyay…

              Read More

                Gorfayn kooban oo ku saabsan weerarkii Paris

                Weeraro haybsan oo si xirfad sare leh loo soo abaabulay ayaa habeenkii Jimcaha ee Sabtidu soo galaysay (13 Nov) lagu qaaday caasimadda dalka Faransiiska. Hawlgalku wuxu ahaa mid siyaabo kala gaar ah isla hal mar u qaaday falal kala duwan oo isugu jiray is-qarxin, rasaasayn iyo af-duub. Wuxuu ahaa weerarkii ugu waynaa ee ilaa hadda…

                Read More

                  Guddigii Wada Hadalada Ee Somaliland Oo Noqday Kuwo Is Casilay Iyo Kuwo Ay Madaxweyne Siilaanyo Kala Fogaadeen

                  Hargeysa,15Nov,2015(QJ/SDN)-Guddigii Somaliland u qaabilsanaa wada hadalada Somaliya ee ka tirsanaa dawladda Somaliland ayaa marka laga reebo hal xubin waxay ka mid noqdeen masuuliyiintii iska casilay xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo kuwo ay Madaxweyne Siilaanyo kala fogaadeen. Guddiga wada hadalka oo ka koobnaa wasiiro, xubno ka tirsan shirguddoonka guurtida iyo wakiilada iyo xildhibaanka guddoomiyaha ka ah guddiga…

                  Read More

                    “Wali Taariikhda Lama Arag Dawlad Dhisan Oo Toban Wasiir Oo Ka Mid Ah Wasiiraddii Ugu Misaanka Cuslaa Ay Iska Casilaan”Siyaasi Cabdi Haybe

                    Hargeysa,15Nov,2015(QJ/SDN)-Siyaasiga Cabdi Haybe Maxamed oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland, isla markaana ka tirsanaa Xukuumaddii Daahir Rayaale, kana mid ah aasaasyaashii Xisbiga KULMIYE ayaa ka hadlay Shirkii Golaha dhexe ee Kulmiye, Musharixiintii  naqdiyey Shirkaas, Wasiiraddii iska casilay Xukuumadda, waxaanu sheegay inay ceeb iyo cadaalad daro tahay in Madaxweynuhu u kala hiiliyo Musharixiinta, waxaanu tilmaamay inay…

                    Read More

                      Magaalada Garoowe oo laga mamnuucay Shirar looga hadlayo Hiigsiga Cusub ee Soomaaliya 2016-ka

                      Garowe,15Nov,2015(QJ/SDN)-Maamulka gobalka Nugaal ee Puntland ayaa sheegay in gobalkaas aan lagu qaban karin shirar la xiriira Hiigsiga Somalia ee sannadka 2016-ka, illaa kuwo maamulka ogol-yahay maahane. Guddoomiyaha gobolka Nugaal, Cumar C/llaahi Faroole oo warbaahinta kula hadlay Garoowe ayaa sheegay in maalmahan dambe ay magaaladaas kusoo kordheer siyaasiyiin sheegaya inay ka tashanayaan arrimaha Hiigsiga 2016-ka ee…

                      Read More

                        Al-Shabaab Oo Weerartay Xero Ciidamada Soomaaliya Lagu Tababaro Oo Ku Taalla Magaalada Kismaayo

                        Kismaayo,15Nov,2015(QJ/SDN)-Dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab ayaa weerar culus ku qaaday xerada Akadeemi oo ku taal duleedka waqooyi ee magaalada Kismaayo, halkaasoo ay ku xareeysnaayeen ciidamo uu u socdo tababar oo ka tirsan kuwa Jubaland. Weerarkan oo dhacay xilli saqdhexe ah habeen hore, waxaana uu ahaa mid xooggan iyadoo kooxdii weerarka soo qaaday iyo askartii ku sugnayd…

                        Read More

                          ”Kenya Waa In Ay Ciidamadeeda Kala Baxdaa Dalka Soomaaliya” Baarlamaanka Soomaaliya

                          Muqdisho,15Nov,2015(QJ/SDN)-Xildhibaannada baarlamaanka Somalia ayaa markii labaad ka dooday darbiga ay xukuumadda Kenya doonayso inay ka dhisto soohdinta ay la leedahay Somalia, waxaana kulankii baarlamaanka ee shalay laga akhriyay Qaraar la xidhiidha arrintan oo ay soo diyaariyeen Guddiyada arrimaha dibadda iyo arrimaha gudaha ee baarlamaanka Somalia, iyadoo xukuumadda Kenya loogu baaqay in ay ciidamadeeda kala baxdo…

                          Read More

                            TIrakoob: Tirada Weerarada Ka Dhacay Bishii Lasoo Dhaafay Magaalada Qudus iyo Daanta Galbeed

                            Al-Aqsa,14,2015(QJ/SDN)-Boqollaal  oo weerarro keligii-duulnimo ah ayaa bishii lasoo dhaafay ka dhacay dhulka ay Yahuudda xoogga kaga heysato Filastiiniyiinta. Hey’adda qaabilsan Ammaanka guud ee Yahuudda ee loo yaqaano “Shaabaak” ayaa sheegtay in bishii October ee lasoo dhaafay ay Filastiiniyiintu fuliyeen 620 weerar oo ay ku qaadeen dadka Yahuudda ah ee xoogga lagu dejiyay dhulka Filastiin. Qoraal…

                            Read More

                              Somalia: New Indian ambassador presents credentials to president

                              MOGADISHU—-HE. Ms Suchitra Durai, the new ambassador of India to Somalia, presented his credentials to President Hasan Sheikh Mohamud today. Somali president has made sure to the new Indian ambassador that the Somali gov’t will provide close working cooperation in her responsibility to discharge her national duty. The President has thanked the ambassador for her country’s…

                              Read More