Cabdicasiis Samaale Oo Si Adag Uga Hadlay Kala Tagga Xisbiga Kulmiye DAAWO
Hargeysa,8Nov,2015(QJ/SDN)-Musharax Cabdicasiis Samaale, ayaa si adag uga soo horjeestay shirka golaha dhexe ee la filayo inuu salaasada ka qabsoomo Hargeysa. Waxa uu sheegay in markii ay arkeen inaan talo la iswaydaarsanayn, islamarkaana aan la isku joojinayn ay goosteen inaanay ka qayb galin shirka soo socda. Cabdicasiis Samaale wuxuu sheegay in dad badan oo tacab soo…
