“Aniga iyo Muuse Biixi Aqbali Mayno In Shirka Golaha Dhexe 10 Mirir Dib Loo Dhigo.” Musharax Indho-indho
Hargeysa,7Nov,2015(QJ/SDN)-Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan(Indho-indho), oo sheegay inuu musharax madaxweyne xigeen u yahay Muuse Biixi, waxa uu sheegay inaanu garabkoodu aqbali doonin in shirka Kulmiye dib loo dhigo 10 mirir. Shirka golaha dhexe ee Kulmiye, ooh ore loogu qoondeeyay inuu qabsoomo 10-ka November waxaa diidan in wakhtigaasi la qabto musharaxiinta isbahaystay oo doonaya in dib loo…
