Nuxurka Bayaan Ay Soo Saareen Musharaxiinta Isbahaystay Ee Kulmiye
Hargeysa,6Nov,2015(QJ/SDN)-Warsaxaafadeedkii Murashixiinta Isbahaysiga ah ka soo saareen Yeedhmadii Xoghayaha oo dhamaystiran Jawaab Anagoo ah musharaxiinta hoos ku saxeexan ee Shirka Golaha Dhexe ee xisbiga uga sharraxan jagooyinka musharaxa madaxweynaha, madaxweyne ku-xigeenka iyo guddoomiyaha Golaha Dhexe, waxaanu halkan kaga jawaabaynaa qoraal war-saxaafadeed ahaa oo laga soo saaray Xafiiska Xoghayaha guud ee xisbiga Kulmiye oo warbaahinta loo…
