admin

    Taiwan and China leaders to meet for the first time

    Taiwan’s President Ma Ying-jeou will meet his Chinese counterpart Xi Jinping in Singapore on Saturday, in what will be the first meeting between leaders from the two rivals since the end of a civil war in 1949. Taiwan-China relations since 1949 1949: Mao Zedong’s communists take power in Beijing after defeating nationalists, who flee to Taiwan…

    Read More

      Environmental conference kicks off in Somaliland

      Hargeisa – A large conference aimed at addressing environmental problems  facing the Horn of Africa region officially kicks off in Hargeisa, the capital of Somaliland today. Delegations from Eastern Africa and international environment protagonists were in attendance. The gathering is due to run for three days staring from day one. The focus of meeting is…

      Read More

        UK oo hakisay duulimaadyada diyaaradaheedu ku tegaan Sharm el-sheikh

        London,5Nov,2015(QJ/SDN)-War ka soo baxay xafiiska Ra’iisal wasaaraha dalka Ingiriiska ee Downing Street ayaa lagu sheegay in diyaaradii laga lahaa Ruushka ee ku soo dhacday dalka Masar sababtii ay u soo dhacday ay ahayd waxyaalo qarax la xidhiidha. Dhammaan duulimaadyada ka tagayay UK ee ku wajahnaa Sharmel-Shekh ayaa la joojiyay inta ay khubarada ammaanka Britain ay…

        Read More

          Shirka Deegaanka Ee Geeska Afrika Oo Maanta Hargeysa Ka Furmay – SAWIRRO

          Hargeysa,4nov,2015(QJ/SDN)-Magaalada Hargeysa, waxaa si rasmi ah maanta uga furmay shir ku saabsan ilaalinta deegaanka oo ay ka soo qayb galeen wufuud ka kala socota wadammada Bariga Afrika qaarkood iyo khubaro caalami ah. Waxa kulanka soo qabanqaabiyay ururka  Maxalliga ah ee Barwaaqo Voluntary Organization [BVO], oo kaashanaya ururka isku xidhka degaanka ee geeska Africa(Horn of Africa…

          Read More

            ‘’Waxaan Ka Baqayaa Haddii Uu Jiitamo Tartanka Murashaxnimada KULMIYE in Uu Dib U dhigi Karo Doorashada..’’ Faysal Cali Waraabe

            Hargeysa,4Nov,2015(QJ/SDN)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa isagoo ku sugan maagalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ka hadlay khilaafka xisbiga kulmiye,  isagoona guddoomiyuhu walaac ka muujiyay khilaafka xisbiga KULMIYE oo uu sheegay in haddii khilaafka kulmiye uu sii daba dheeraado ay suurtogal noqon karto in doorashooyinka dib u dhac ku yimaado, sidoo…

            Read More

              Xildhibaan Xisbiga Ucid Ka Tirsan Oo Ka Digay Mooshin Madaxweyne Siilaanyo Ka Dhan Ah DAAWO

              Hargeysa,4Nov,2015(QJ/SDN)-Xildhibaan Xaamud Cismaan Cigaal, oo ka tirsan aqalka golaha wakiillada Somaliland, ayaa ka digay in golaha wakiillada la keeno mooshin ka dhan ah madaxweyne Siilaanyo. Wuxuu sheegay in sababta mooshinku tahay muranka ka dhexeeya dhinacyada Kulmiye. Guddoomiye xigeenka koowaad ee wakiillada Baashe Maxamed Faarax, guddoomiye xigeenka labaad Dr Cali Yuusuf Axmed, oo hogaaminaya mudaneyaal miisaan…

              Read More

                Badhasaabka Gobolka Awdal Oo Digniin U Diray Dadka Degan Degmooyinka Xeebaha Galbeed DAAWO

                Borama,4Nov,2015(QJ/SDN)-Badhasaabka gobolka Awdal ayaa uga digay dadweynaha degan degmooyinka xeebaha galbeed, dabeylo duufaano wata oo maalintii shalay ka dhacay degaanadaas. Badhasaabka oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalo madaxda gobolka Awdal ee Boorama ayaa sheegay in uu digniin u dirayo dadweynaha gobolka khaas ahaan kuwa ku nool xeebaha, taas oo ku aadan duufaano dabeylo wata oo…

                Read More

                  Kala Dhaqaaqa Kulmiye iyo La isku Joojin Maayada Garabka Muuse Biixi!! Faallo

                  Hargeysa,4Nov,2015(QJ/SDN)-Waxaa wali cakiran khilaafka keenay kala fogaanshaha labada garab ee Kulmiye. Musharaxiinta isbahaystay ayaa u muuqda kuwo ka rajo dhigay ka sii mid ahaanshaha xisbiga inkasta oo badankoodu tacab badan soo galiyay xisbiga. Waxaa loo arkaa garab laxaadkiisa iyo miisaankiisa leh musharaxiinta isbahaystay, kaasi oo Kulmiye mustaqbalka tabi doono haddii xumaan lagu kala galbado. Musharaxiinta…

                  Read More

                    Why Somaliland is not a recognised state

                    SOMALILAND, a slim slice of Somali-inhabited territory on the southern shore of the Gulf of Aden, ticks almost all the boxes of statehood. It has its own currency, a reasonably effective bureaucracy and a trained army and police force. The government, located in the capital city of Hargeisa, maintains a respectable degree of control over…

                    Read More

                      Somalia:President Gaas arrives in UAE on working visit

                      DUBAI-The delegation headed by the president of Puntland Abdiweli Mohamed Ali Gaas , A provincial adminstration in Somalia arrives in Dubai. United Arab Emirates officials greeted the president upon arrival at the airport. Mr. Gaas held talks with UAE ambassador to Somalia and discussed on strengthening the ties between UAE and Puntland. The delegation led…

                      Read More

                        Waad Daashay Ee Duubka Ii Xidh!

                        Wakhti waliba wayihiisa iyo warkiisa leh’e, waxa la yidhi wakhti hore oo ku taxan sooyaalka sheeko, ee dhaqanka soomaaliyeed ayaa waxa jira oday gayiga ka tilmaamnaa, lagu na majeeranto aqoon dhaqan iyo mid bulsho, tallo-aqoon ah. Odaygaasi waxa uu Alle deeq u siiyay inta soomaalidu rag ku xulan jirtay ba. Haddii ba warkiisa iyo hadal…

                        Read More

                          ‘’Waanu ka Xunahay Wixii Khilaaf Ah ama Dhib Ah Ee Soo Gaadha Xisbi Qaran..’’ Guddoomiye Cirro

                          Hargeysa,3Nov,2015(QJ/SDN)-Guddoomiyaha xisbiga Waddani ahna guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Md Cabdiraxmaan Cirro ayaa ka hadlay khilaafka xisbiga Kulmiye iyo is casilaada wasiiradii ka tirsanaa xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Axmed Siilaanyo. Guddoomiye Cirro waxa uu sheegay inay duruufaha Somaliland ka duwan yihiin kuwa caalamka,waxaanu tilmaamay in la eego waxa meesha jira ee aan isku bedel uun…

                          Read More

                            Dagaal Ciidanka Somalia iyo kuwa Al-shabaab ku Dhex-maray Dulleedka Garoonka Balli-doogle

                            Balli-doogleh,3Nov,2015(QJ/SDN)-Dagaal culus oo u dhexeeyay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo dhinac ah iyo xoogagga Al-shabaab ayaa ka dhacay duleedka garoonka Balli-doogle ee gobolka Shabeellada Hoose, dagaalkan oo ay guulo ka kala sheegteen dowladda Somalia iyo Al-shabaab. Iska-horimaadkan oo muddo socday ayaa ka dhashay kaddib markii xoogag Al-shabaab ka tirsan ay weerar ku qaadeen…

                            Read More

                              Maamulka Puntland oo ka Hadlay Khasaarihii ka dhashay Dabeylo ku dhuftay

                              Garowe,3Nov,2015(QJ/SDN)-Maamulka Puntland ayaa si rasmi ah maanta uga hadashay manta khasaarihii ka dhashay duufaan ku dhufatay deegaano Puntland ka tirsan, taasoo sababtay burburka waddooyin, beero iyo guriyo. Wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha Puntland, C/llaahi Xaashi Qoob-deero oo warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegay in roobab ka da’ay deegaannada ku yaalla…

                              Read More

                                Duufaano Ku Dhuftay Xeebaha SOMALILAND iyo xeebaha Lugyaha iyo Bulaxaar oo Fatahay.

                                  Hargeysa,3Nov,2015(QJ/SDN)-Sida ay sheegayaan wararka ka imanaya dadweynaha ku dhaqan deegaannada xeebta woqooyiga Somaliland gaar ahaan xeebaha degmooyinka Bulaxaar iyo Lughaya, waxa aad u kacday badda oo sababtay inay ku fatahdo barriga ku dhaw oo meelaha ugu dheer ay gaadhay illaa 2km barriga gaar ahaan sida xeelliga barrigu u kala hooseeyo. Fatahan ayaa yimi kadib…

                                Read More