admin

    Muxuu Weerarkii Hotel Saxafi uu Kaga duwan yahay Weerarada kale ee Hoteelada Magaalada Muqdisho?

    Muqdisho,2Nov,2015(QJ/SDN)-Inkastoo sanadihii ugu dambeeyay ay Magaalada Muqdisho ku soo badanayeen weerarada ka dhanka ah Hoteelada, ayaa wuxuu hadana weerarkii Saxafi Hotel uu ahaa mid ka duwan weeraradii horey loogu beegsan jiray goobaha la seexdo. Weerarkan, ayaa wuxuu dhacay 5:40 daqiiqo xilliga saacadda Magaalada Muqdisho, waana waqti aan looga baran in la weeraro Hoteelada Xarunta Soomaaliya…

    Read More

      Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda Somaliland Oo Dalka Ku Soo Laabtay Iyo Xog-waranka Safarkoodii Kenya

      Hargeysa,1Nov,2015(QJ/SDN)-Wasiiro iyo Agaasime ka mid ah Xukuumadda Somaliland ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar qaatay todoba maalmood oo ay ugu maqnaayeen caasimada dalka Kenya ee Nayroobi. Weftigan ka soo laabtay safarka shaqo ayaa kala ahaa Wasiirka wasaaradda Beeraha Dr. Maxamed Aw Daahir Ibraahim, Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga Cali Jaamac Faarax (Buureed) ,…

      Read More

        War Deg Deg Ah: Madaxweyne Siilaanyo Oo Guddi U Saaray Hubinta Arrimaha Khilaafku Ka Taaganyahay Ee KULMIYE.

        Hargeysa,1Nov,2015(QJ/SDN)-Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Siilaanyo ayaa guddi u magacaabay khilaafka Xisbiga Kulmiye. Siilaanyo Warsaxaafadeed goor dhawayd ka soo baxay xafiiska Madaxtooyada oo shabakadda Qurbejoog.Com soo gaadhay ayaa u dhignaa sidan:- WAR-SAXAAFADEED Date: -01 11//2015 Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/MG/241-3670/112015 ku magacaabay Guddida Hubinta Arrimaha Cabashadu…

        Read More

          Ciyaaraha Gobollada DDSI oo Jigjiga ka bilaabmay

          Jigjiga,1Nov,2015(QJ/SDN)-Magaalada Jigjiga ee xarunta Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya waxaa ka bilowday tartammo dhinaca ciyaaraha kubadda cagta, orodada, laliska iyo bootinta ka kooban. Tartamadan ayaa waxaa ka qayb qaadanaya in ka badan 500 oo ciyaaryahan oo deegaanka oo dhan laga soo kala xulay. Ujeedada tartamada noocan ah ayaa lagu sheegay sidii loo heli lahaa dhalinyaro gobolka…

          Read More

            “Ninka Xisbi Doorasho Xor Ah Ka Sameyn Waayey, Ma Somaliland Buu U Sameyn Karayaa ” Jamaal Cali Xuseen

            Hargeysa,1Nov,2015(QJ/SDN)-Ninba baa laga hayey isagoo xaaskiisii oo ay is qabteen la hadlaaya; ” Baareey guur, oo sinxigaagana la guur”. shacabku waa in ay ogaadaan in ay Siilaanyo iyo ku xigeenkiisa iyagu shaqo u dirteen oo isagu uun ay wax ka dhaxeeyaan. Maaha in Siilaanyo iyo inta Kulmiye ku hadhsan fashilaaddii ay ka qaadeen laxaadka wasiiradda…

            Read More

              Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Oo Maanta Safar Uga Baxay Wadanka Isku Taga Imaaradka Carabta

              Garowe,1Nov,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa manta gelinkii dambe ka dhoofay garoonka diyaaradaha Cabdullaahi Yusuf ee magaalada Gaalkacyo xarunta Gobalka Mudug , iyagoona ku sii jeeda Magaalada Abu Dabai ee xarunta Isutagga Imaaraadka Carabta. Wefdiga Madaxweynaha oo isugu jira Wasiiro , Xildhibaano iyo saraakiil madaxtooyada ka tirsan…

              Read More

                Somaliland: Gov’t set to pardon Sultan Wabar

                HARGEISA– It is now confirmed that President of Somaliland His Excellency, Ahmed M. Silanyo has officially accepted to issue a presidential decree pardon to the dissident Sulatn Wabar. This comes after elders from Borama and next kin to Sultan Wabar who formed People’s Liberation Front(PLF) have met with president Silanyo appealing him to give him amnesty….

                Read More

                  Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ka Hadlay Weerarkii Hotel Saxafi Ee Magaalada Muqdisho Ka Dhacay.

                  Muqdisho,1Vov,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii saaka lagu qaadey Hoteel Saxafi, wuxuuna u diray tacsi ehellada iyo qoysaska ay ka baxeen dadkii lagu dilay weerarka oo ay mas’uuliyadiisa sheegatay Al-shabaab. “Subaxnimadii maanta Hoteel Saxafi waxaa weerar ku qaadey Al-shabaab. Sida muuqata kooxda waxaa si weyn u saaran culeys, iyagoo laga saarayo…

                  Read More

                    Khasaaraha ka Dhashay Weerar Qorshaysan oo Ururka Alshabaab Saaka ku qaaday Huteel Saxaafi ee Magaalada Muqdisho- SAWIRRO

                    Muqdisho,1Nov,2015(QJ/SDN)-Ugu yaraan 12 qof ayaa oo ay ku jiraan mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Somalia iyo milkiilihii hotel Saxafi ayaa ku geeriyooday, in ka badan 20-qof oo kalena way ku dhaawacmeen weerar Al-shabaab ay saaka ku qaadeen dhismaha Hotel Saxafi oo ku yaalla isgoyska lambar afar ee magaalada Muqdisho. Weerarkan ayaa ku billowday gaadhi waxyaabaha qarxa…

                    Read More

                      IRAN’S NUCLEAR DEAL AND THE MIDDLE EAST POLITICS

                      The Islamic Republic of Iran is the largest country in the Middle East in population wise, the second biggest country in a land area, after Saudi Arabia and the 29th country of the world when sorted by nominal Gross Domestic Product according to the referred terms of the international financial and statistical institutions such as…

                      Read More

                        Xoogagga Ururka Al-shabaab oo Weeraray Deegaanno ku dhow Degmada Xudur ee Gobolka Bakool

                        Muqdisho,31Oct,2015(QJ/SDN)-Ugu yaraan 15 ruux ayaa ku geeriyooday in ka badan 40-kalena way ku dhaawacmeen weerarro ay aroornimadii hore ee saakay ku qaadday Al-shabaab saldhigyo ay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee Itoobiya ka socda ku leeyihiin deegaanno ka tirsan gobolka Bakool. Dagaalladan oo ahaa kuwo culus ayaa la sheegayaa in dhinacyadu ay isku adeegsadeen…

                        Read More

                          Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ka Hadlay Diyaaraddii Kusoo Dhacday Duleedka Magaalada Muqdisho.

                          Muqdisho,31Oct,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh ayaa sheegay in dowladdiisu ay baarayso burburkii diyaaraddii toddobaadkii hore ku dhacday deegaanka Cismaan Durre ee gobolka Shabeellada Hoose. Xasan Sheekh oo la hadlayay idaacadda VOA-da laateeda af Soomaaliya ayaa sheegay in diyaaraddu ay ku dhacday deegaan ay maamusho Al-shabaab ayna u maleynayaan inay shaqaalihii diyaaraddaas iyagu afduub ku qabsadeen. Diyaaraddan…

                          Read More

                            Duufaan Dabaylo Wadata Oo Ku Soo Socota Deegaanada Puntland

                            Garowe,31Oct,2015(QJ/SDN)-Duufaanta (Cyclone Chapala) ayaa la filayaa inay soo gaadho deegaano ka tirsan maamul goboleedka Puntland,  dalka Cumaan iyo Yemen iyadoo la filayo in biyaha roobka duufaantaasi laba maalmood ku da’i doonto, biyaha ay duufaantu keenaysaana waxay u dhigmaan roob da’aya siddeed sanadood, waana sida ay khubarada saadaasha cimiladu sheegeen. Laga bilaabo Axad beri illaa Arbacada…

                            Read More

                              Dowlada Soomaaliya oo sheegtay in Al-shabaab jiiteen Diyaaradii dhawaan ku dhacday Duleedka Afgooye

                              Muqdisho,31Oct,2015(QJ/SDN)-Waxaa soo baxaya warar kale oo dheeraad ah oo ku saabsan diyaaradii dhawaan ku dhacday duleedka Magaalada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha hoose. Maamulka Gobolka Shabeelaha hoose ayaa ka hadlay arimo ku saabsan arinya diyaaradaasi oo shaqaalihii saarnaa ay alshabaab kaxeysteen. Gudoomiyaha Gobolka shabeelaha Hoose C/qaadir Siidii ayaa u sheegay idaacada VOA-da in xoogaga alshabaab ay…

                              Read More

                                Yuusuf Garaad Oo Warbixin Ka Qoray Duqa Cusub Ee Magaalada Muqdisho

                                Muqdisho,31Oct,2015(QJ/SDN)-Duqa magacaaban, yacni aan xilka weli la wareegin, ee magaalada Muqdisho, Yusuf Xuseen Jimcaale, ayaa billaabay wadatashi uu la yeelanayo Soomaalida deggan caasimadda. Ujeeddadu waa si uu u helo talooyin iyo fikrado uu ku biiriyo Barnaamijka oo awalba ka fekerayay ee uu doonayo in uu caasimaddeenna ku horumariyo. Waxaan ka mid ahaa aqoonyahanno xalay lagu…

                                Read More