admin

Kismaayo oo dagaal Dhimasho dhaliyay oo ka dhaca Kismaayo

Kismaayo November 23, 2024(QJ) – Maanta waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka Jubaland ka dhacay iska hor imaad sababay dhimasho iyo dhaawac. Dagaalkan ayaa u dhaxeeyay Ciidamada Booliska Magaalada Kismaayo iyo Ilaalada Senator Ilyaas Gaboose oo ka mid ah Musharixiinta u taagan Xubinimada Baarlamaanka Jubbaland. Iska horimaadkan ayaa ka billowday markii…

Read More

Baarlamaanka Soomaaliya oo Ansixiyay Xeerka Doorashooyinka

Muqdiaho November 23, 2024(QJ) – Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si wadajir ah u ansixiyay sharciga Doorashooyinka Qaranka. Kulanka wadajirka ah ee labada Aqal ayaa waxaa shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo ku xigeennada labada Aqal. Mahdi…

Read More

Turkiga oo hambalyeeyay Madaxweynaha La Doortay Cabdiraxmaan Cirro

ANKARA November 23, 2024(QJ) Dawladda Turkiga ayaa dhambaal hambalyo ah u dirtay Madaxweynaha cusub ee loo doortay Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, isagoo rajo ka muujiyay in dib loo bilaabo wada-hadalladii Somaliland iyo Soomaaliya. War saxaafadeed ka soo baxay safaaradda Turkiga ee Soomaaliya ayaa ugu horeyn loogu hambalyeeyay doorashadii ka dhacday Somaliland, iyadoo xustay inay…

Read More

Israiil oo dooneysa in ay Saldhig ka sameysato Somaliland

Tel Aviv November 22, 2024 (QJ) – Israa’iil ayaa danaynaysa in ay saldhig milatari ka samaysato Somaliland si ay ula socoto weerarada Xuutiyiinta Yemen iyo marin biyoodka Bab al-Mandab, sida lagu daabacay mareegaha wararka ee dawladda Qatar Salaasadii. Sida lagu sheegay warbixinta, beddelkeeda, Israa’iil waxay xidhiidh la samayn doontaa Somaliland, oo ka talisa waqooyiga Soomaaliya,…

Read More

Turkiga oo Soomalaiya ka dhisanaya Xarun Dayaxgacmeed

Ankara November 22, 2024(QJ) Turkiga ayaa Soomaaliya ka dhisi doona xarun lagu tijaabiyo gantaallada riddada dheer iyo gantaallada riddada dheer, sida lagu daabacay mareegaha wararka dowladda taageera ee Sabah Khamiistii, iyadoo soo xiganeysa hadal uu jeediyay madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan. Madaxweyne Erdogaan ayaa la sheegay inuu arrintan ku dhawaaqay intii lagu jiray shirkii Golaha…

Read More

Beesha Caalamka oo ka walaacsan khilaafka Gollaha Wadatashiga

Muqdisho November 21, 2024(QJ) – Saaxiibada Caalamka ayaa ka walaacsan khilaafka sii xoogeysanaya ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedka Jubbaland, kadib shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee dhawaan ay yeesheen. Waxaan ku dhiirigelinaynaa dhammaan daneeyayaasha inay ka qaybqaataan doodo macno leh oo loo dhan yahay oo ku saabsan habka doorashada. Dowlad Goboleedka Jubaland waxaa…

Read More

QM oo sheegtay in ISIS ku soo qulquleyso Soomaaliya

NY November 21, 2024(QJ) Tirada dagaalyahanada Ajaanibta ah ee ku biiraya Kooxda Daacish ee ka dagaalanta Soomaaliya ayaa mar kale la sheegay inay sii kordhayaan, waxaana arrintani lala xiriirinayaa sida Qaramada Midoobay ay ku tilmaantay qulqulka dagaalyahanada Ajaanibta ah. Warbixin dhawaan ay soo saartay kooxda Qaramada Midoobay u qaabilsan la socodka arrimaha Soomaaliya ayaa ka…

Read More

Denmark oo sheegaty in ay taageersantahay midnimada Soomaaliya

Muqdisho November 20, 2024(QJ) Safiirka Denmark u fadhiya Soomaaliya, Steen Sonne Andersen, ayaa bartiisa X/Twitter ku soo bandhigtay kulan uu la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Danjire Axmed Macallim Fiqi. Dooddu waxay ku saabsanayd in la caddeeyo hadalladii ka soo baxay doorashooyinka Somaliland, midnimada Soomaaliya iyo iskaashiga labada dal. Danjire Andersen waxa uu kulankaas ku…

Read More

Mareykanka iyo UK oo ka wadahadlay aqoonsiga Somaliland

London November 20, 2024(QJ) Sir Gavin Williamson, xoghayihii hore ee gaashaandhigga UK, ayaa sheegay in Donald Trump uu dhawaan la yeeshay kooxdiisa wadahadallo ku saabsan aqoonsiga Somaliland, tallaabadaas oo noqon doonta tallaabo siyaasadeed oo muhiim ah, sida uu qoray The Independent. Sir Gavin ayaa kalsooni ka muujiyay in Trump uu qaadi doono tallaabadan marka uu…

Read More

US Vetoes United Nations Security Council resolution calling for a ceasefire in the Israel-Gaza war

NY November 20, 2024(QJ)The United States has vetoed a United Nations Security Council resolution calling for a ceasefire in the Israel-Gaza war, accusing the other 14 council members of dismissively rejecting efforts to reach a middle ground. Majed Bamya, the Deputy Palestinian Ambassador to the United Nations, stated that Israel’s deadly attacks on Gaza have…

Read More

Muuse Biixi iyo Ururadii uu diiwaangeliyey oo aan weli Aqbalin Natiijadii doorashooyinka

Hargeysa November 20, 2024(QJ) – Waxa ilaa iyo haatan aan aqbalin natiijadii doorashooyinka Somaliland ee shalay ay ku dhawaaqeen Guddida doorashooyinka Somaliland Muuse Biixi iyo ururadii uu dhawaanta diiwaan geliyay si uu ugu carqaladeeyo doorashooyinka Madaxtooyada. Doorashadii dhacday November 13, 2024 ee uu ku guuleystay Musharax Cabdiraxmaan Ciro ayaawaxa dhamaan hanbalyeeyay dawlada deriska iyo kuwa…

Read More

Guddida Doorashada Jubaland oo loogudbiyay musharaxiin u tartamay Baarlamaanka

Kismaayo November 19, 2024(QJ) – Guddiga doorashada Jubaland oo uu dhawaan magacaabay madaxweyne Axmed Madoobe ayaa maanta si rasmi ah u wareejiyay galka xubnaha cusub ee golaha wakiilada Jubaland. Xubnahan ayaa beelaha dega Jubaland u matali doona Aqalka Saddexaad ee Baarlamaanka. Odayaasha dhaqanka ee beelaha Jubaland ayaa si rasmi ah galka xubnaha cusub ugu wareejiyay…

Read More

Mareykanka. Jabuuti, Itoobiya iyo Soomaaliya oo hanbalyeeyay Madaxweynaha La doortay ee Somaliland

Hargeysa November 19, 2024(QJ) -Dawladda Maraykanka ayaa Hambalyo usoo dirtay Madaxweynaha la doortay ee Cabdiraxmaan Cirro iyo Shacabka Somaliland. Maraykanku wuxuu tilmaamay in Doorashada Somaliland ay tusaale u tahay Gobolka Geeska Afrika. Dawladda Itoobiya ay hambalyeysay madaxweynaha la doortay Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi iyo Madaxweyne Muuse Biixi dimuqraadiyadda tusaalaha mudan iyo rag qarameednimada ay soo…

Read More

Cabdiraxmaan Cirro oo ku guuleystay Doorashadii Madaxtooyada Somaliland

Hargeysa November 19, 2024(QJ) Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa goordhaweyd ku dhawaaqay in musharaxa xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, Mudane Cabdiraxmaan Cirro uu ku guulaystay doorashada madaxtinimada Somaliland. Murrashax Cabdiraxmaan Cirro ayaa guul taariikhi ah ka soo hooyey doorashadii 13-kii bishan ka qabsoontay dalka, isaga oo helay codad aad uga badan kuwii uu la tartamayey ee…

Read More

Denmark oo Soomaaliya ka cafisay Deyntii ay ku laheyd

Muqdisho November 18, 2024 (QJ) Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige iyo Safiirka Denmark u fadhiya Soomaaliya Steen Sonne Andersen ayaa maanta si wadajir ah magaalada Muqdisho ugu saxiixday heshiis si rasmi ah looga cafiyay deymihii ay Denmark horay ugu lahayd Soomaaliya. Heshiiskan ayaa daba socda wada xaajood ballaaran oo Wasiirka Maaliyadda…

Read More