admin

    “Madaxweynuhu Wuxuu U Yeedhay Wasiiro Qoyskiisa Ah. Waa Xaqiiqo Aan Been Ahayn. Haddii La Beeninayo Been Baa La Sheegaya” Samaale

    Hargeysa,29Oct,2015((QJ/SDN)-Wasiirkii hore ee maaliyadda Cabdicasiis Samaale, ayaa shir jaraa’id oo uu Hargeysa ku qabtay wuxuu ku hogotusaaleeyay dhibaatooyin dalka ka jira, waxaanu dib u saxay hadal uu dhawaan yidhi. Wasiir Samaale, wuxuu yidhi “Waxaan jecelahay inaan saxo waxaan u jeedayna caddeeyo hadal aan dhawaan warbaahinta siiyay, waxaa hadalkaygaas ka mid ahaa “haddii madaxweyne Shaanidii ku…

    Read More

      Falanqaynta Saamaynta Ay Is Casilaadda Dabarka Goosatay Ku Yeelanayso Madaxweyne Siilaanyo, Mustaqbalka Xisbiga KULMIYE Iyo Shaqada Qaranka

      Hargeysa,29Oct,2015(QJ/SDN)-Toddobaadkan waxa iska casilay xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo tiro 12 wasiir ah oo isugu jira wasiir iyo wasiir-xigeeno iyo weliba agaasime guud iyo afhayeenkii Madaxweynaha. waxaana wasiiradan ku jira wasiiro muddo dheer ahaa gacanta midig ee Madaxweyne Siilaanyo. Waxay noqotay markii u horaysay ee tiro intan leegi ay iska casilaan xukuumad talada haysa, waxaanay wasiiradani ka…

      Read More

        The Night Life of Mogadishu

        The city of Mogadishu, known for enduring years of conflict is fast taking on a new charm with entertainment spots emerging as the city savors relative peace. When the sun sets, the town takes on another life – one of serenity, recreation, with entertainment in the hotels, at the array of beach hotels and tea…

        Read More

          Somaliland: President Rejects the resignation of Deputy Minister

          HARGEISA-Somaliland President H.E Ahmed M. Silanyo has rejected the resignation tendered by Deputy Minister of Environment, Ahmed Mohamed Nur who resigned from the past on Thursday. The president has accepted all officials that have made the mass resignations following Kulmiye party row. The Assistant Minister of Environment has served in the post for only four months…

          Read More

            Madaxweyne Alassane Ouattara Oo Mar Labaad La Doortay

            Ivory coast,28Oct,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha dalka Ivory Coast Alassane Ouattara ayaa ku guulaystay markii labaad madaxweynenimada  doorashada dalkaasi, isagoo ku guulaystay siddeetan iyo saddex boqolkiiba codka la dhiibtay. Doorashada oo ah tii ugu horaysay tan iyo doorashadii 2010, waxaa natiijada doorashadii 2010 ka dhashay dhimashada 3,000 qof kadib markii madaxweynihii wakhtigaasi diiday inuu xilka ka dego. Dhowr mucaarad…

            Read More

              Qiso dhab ah – Caruur loo iibshay Ipads iyo khatarta ka iman karta‏

              Ottawa Oct 28,2015(SDN/QJ)-Tiknoolojiyada ay caruurtu isticmaalaan khatarteeda ayay leedahay hadaanay caruurtu si taxadar ku jiro u isticmaalin. Waalidku waa in ay caruurta yaryar ka war hayaan sida ay u isticmaalayaan aaladaha kala duwan ee ay u iibiyaan. Barmaamijkan waxa aan ku falanqayn doonaa khatarta ka iman karta hadaan waalidku ku foojignayn khatarta ka iman karta…

              Read More

                Ururka Midowga Afrika oo dhinacyada South Sudan ku dagaallamaya ku eedeyay inay galeen dambiyo

                Jubba,28Oct,2015(QJ/SDN)-Muddo dheer kaddib ayuu ururka Midowga Afrika wuxuu markii ugu horreysay shaaciyay warbixin ka hadlaysa xad-guduyada kala duwan ee ka dhashay colaadaha ka socda dalka Koonfurta Suudaan. Ururka Midowga Afrika ayaa sheegay in dhinacyada ku dagaalamaya Koonfurta Suudaan ee xukuumadda iyo kooxaha uu hoggaamiyo madaxweyne ku xigeenkii hore ee dalkaas, Riek Machar ay galeen dambiyo…

                Read More

                  Madaxweyne Xassan Sheekh Oo Fariin U Diray Ururka Al-shabaab

                  Muqdisho,28Oct,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta soo saaray farriin ku socota xubnaha Al-shabaab. Taas oo uu sheegay inay la xidhiidhto khliaafka soo dhexgalay kooxda, sida lagu sheegay warbixin uu madaxweynuhu soo saaray. “Waxaan si dhow ula soconaa khilaafka aan qarsoonayn ee soo kala dhex-galay xubnaha ururka Al-shabaab ee ku saabsan inay daacad u noqdaan…

                  Read More

                    ”Wasiirada iscasilay Waxaan leeyahay ALLE Meel khayr qabta ha idin mariyo..” Madaxweyne Siilaanyo

                    Hargeysa,28Oct,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somaliland, Axmed Siilaanyo ayaa maanta muddo dheer kaddib booqday xaruntii xisbigiisa Kulmiye, isla markaana qaatay kaadhkii shirweynaha golaha dhexe lagu galayey oo maalmihii u dambeeyey ka socday xarunta xisbigaasi ee magaaladda Hargeysa. Madaxweynaha oo ay garab socdaan xubnihii wasiiradda cusbaa qaarkood ayaa sheegay in xisbiga kulmiye lagu dhex tartamayo, isla markaana  u mahad naqay…

                    Read More

                      ‘’Maanta mar haddaan ka tagayo waxba Cabasho muujin maayo, Dumarkaa cawda, Anigu nin rag ah ayaan ahay oo caban maayo..’’ Wasiirkii Ciyaaraha

                      Hargeysa,28Oct,2015(QJ/SDN)-Wasiirkii wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha oo goordhaweyd ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkii wasiirnimo ayaa sheegay in iscasilaadiisu la xidhiidhin khilaafka xisbiga Kulmiye iyo masuuliyiintii dhawaantan iska casilay xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo. Wasiirku waxa uu sheegay in isagu horayba u damacsanaa in uu isku casilo, ka dib markii ay socon weyday shaqadii uu hayay sababo…

                      Read More

                        Puntland parliamentary speaker tenders resignation

                        GAROWE-Puntland Parliament Speaker, Saed Hasan Shire has resigned ahead of confidence vote in the house today. More than 40 members of the house tabled a no confidence motion against the speaker and the deputy speaker. The parliamentary speaker tendered resigantion in his residence in Garowe. The members of the house accused the parliament speaker in…

                        Read More

                          Nuxurka Jawaabo Nicholas Kay Ka Bixiyay Su’aalo Laga Waydiiyay Somaliland

                          Hargeysa,28Oct,2015(QJ/SDN)-Danjiraha qaramada midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somalia Mr Nicholas Kay, ayaa sheegay in qaramada midoobay xidhiidh wanaagsan la leedahay Somaliland, wuxuuna ka jawaabay su’aalo la waydiiyay.   Mr Nicholas Kay oo wariye ka tirsan telefishanka Universal waraysi la yeeshay ayuu Somaliland laba su’aalood ka waydiiyay waxayna ku saabsanaayeen mawqifka qaramada midoobay ee gobolada Sool…

                          Read More

                            Somaliland: Wasiirkii Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Oo Goordhaweyd Iscasilay.

                            Hargeysa,28Oct,2015(QJ/SDN)-Wasiirkii dhalinyarada iyo ciyaaraha xukuumada Madaxweyne Siilaanyo MD Axmed Cabdi Kaahin ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu xukuumadda ka hayay. Wasiirkan ayaa noqonaya masuulkii 14aad ee xukuumadda Axmed Siilaanyo iska casilay,iyadoo hore ay iskaga casileen 13masuul oo wasiiro,ku xigeeno iyo Afhayeenkii madaxtooyada ah. Arintan ayaa ka dhalatay kadib markii la sheegay in Madaxwayne…

                            Read More

                              Sheekh Aadan-Siiro Oo Ka Hadlay Wasiirada Is Casilay Iyo Loolanka Ka Dhex Jira Xisbiga KULMIYE

                              Hargeysa,28Oct,2015(QJ/SDN)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sheekh Aadan Siiro), oo ka mid ah Culimada dalka ugu waaweyn, ayaa ka hadlay khilaafka cusub ee ka dhex qarxay Xisbigia Kulmiye, ee sababtay in masuuliyiin ka mid ah Wasiiradu is casilaan, waxaanu ka digay in khilaafkaasi sii socdo. Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sheekh Aadan Siiro),oo wareysi gaar ah…

                              Read More

                                Sidee Ayuu Wasiir Sacad U Arkaa Xilka Cusub Ee Loo Dhiibay?

                                Hargeysa,28Oct,2015(QJ/SDN)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka Sacad Cali Shire, oo shalay loo magacaabay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibada kadib markii uu Maxamed Biixi Yoonis iska casilay xilkan, ayaa Madaxweynaha ugu mahadnaqay xilkan cusub ee uu u magacaabay, waxaanu sheegay in sida ugu wanaagsan uu xilkan uga soo bixi doono.  Wasiir Sacad Cali Shire oo…

                                Read More

                                  Somaliland: President appoints New Justice minister

                                  HARGEISA– President of Somaliland has appointed new Justice minister in a presidential decree JSL/M/XERM/249-3638/102015 issued from the presidential palace today. Somaliland deputy interior minister in-charge of regional administration Ahmed Farah Adaare has been shifted to take in charge of the Justice and Judicary affairs ministry with immediate effect. Former Somaliland Minister of Justice, Hon. Hussein has resigned…

                                  Read More