admin

    Arday Dhigata Jaamacad ku taal kenya oo Al-shabaab Dartood u kala cararay

    Nairobi,31Oct,2015(QJ/SDN)-Boqolaal arday oo ka tirsan Jaamacada Moi ee Galbeedka dalka Kenya ayaa abilaabay iney dareemay qalqal dhanka amaanka iyo cabsi ay ka qaadeen weeraro kaga yimaado ururka Alshabaab, sida ay sheegeen hogaamiyaasha ardayda jaamacada. Ardayda qaarkood ayaa hooy ay  degaan ka raadsaday meel ka baxsan qeybta ay jaamacada ka dhigtaan ee magaalada Eldoret kadib markii…

    Read More

      Romania Dad Ku Dhintay Dab Ka Kacay Meel Lagu Caweeyo

       Bucharest,31Oct,(2015(QJ/SDN)-Ugu yaraan labaatan iyo todoba qof ayaa ku dhintay dab qabsaday goob lagu caweeyo oo ku taal caasimadda dalka Romania ee Bucharest, waxaana ku dhaawacmay 150 qof oo kale. Boqolaal qof ayaa ruwaayad halkaa ku daawanayay markii uu dabku qarxay, taasoo keentay in dadku ay u kala ordaan albaabada. Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay in…

      Read More

        DHAGAYSO: Dood Kulul Oo Dhexmartay Gudoomiyaha Golaha Dhexe Ee KULMIYE iyo Wasiirkii Hore Cadaaladda Ee Iscasilay.

        Hargeysa,30Oct,2015(QJ/SDN)-Waxaan Halkan iddiinku soo gudbinaynaa Akhristayaal Dood kulul oo ku saabsan Khilaafka Xisbiga KULMIYE, dooddan ayaa waxa ka qayb-qaadanaya oo ay dhex martay gudoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga kulmiye Jaamac Shabeel iyo Wasiirkii iscasilay ee wasaaradda Cadaaladda Xuseen Axmed Caydiid. Haddaba Halkan Hoose Ka Dhagayso/Daawo: QJ/SDN: Hargeysa

        Read More

          Xidlhibaan Cabdiraxmaan Dheere iyo Axmed Kijaandhe Oo Madaxweyne Siilaanyo Ka Raaligaliyay Hadalo Deel-qaaf ku Ah Oo Ay Saxaafadda U Mariyeen.

          Hargeysa,30Oct,2015(QJ/SDN)-Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin, oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland iyo Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe oo ka mid ah musharaxiinta shaaciyay in ay u taagan yihiin tartanka musharaxnimada Madaxweyne ee xisbiga Kulmiye, ayaa Madaxweynaha Somaliland, Md Axmed Maxamed Maxamuuud (Silaanyo), raaligelin ka siiyay ereyo deelqaaf ah oo ay cadho ka keentay oo ay warbaahinta u…

          Read More

            Wadahadaladii Suuriya Oo Maalintii Labaad Galay

            Hargeysa,30Oct,2015(QJ/SDN)-Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki-moon, ayaa waxa uu sheegay in ay dhiirigalisay in Iiraan markii ugu horreysay ay ka qeyb qaadanayso wadahadallada caalamiga ah ee lagu xallinayo colaadda ka aloosan waddanka Suuriya. Xilli quwadaha caalamka ay isu diyaarinayaan wadahadalo asaasi ah oo lagu qabanayo magaalada Vienna maanta oo Jimca ah, ayaa Mr Ban…

            Read More

              Somaliland: President Makes Cabinet Reshuffle, appoints Ministers

              30 October, 2015 Press Release 101 HARGEISA– Somaliland President His Excellency Ahmed Mohamed Mohamud Silanyo has issued a presidential decree JSL/M/XERM/249-3641/102015 and appointed ministers, deputy ministers, state affairs ministers, director generals and presidential advisors. Ministers, Assistant ministers either shifted or newly appointed:- 1. Hon. Abdilahi Faarah Maydhane appointed as the new minister of youth, sports and Culture….

              Read More

                “Ragga Ku Dhaawaaqaya Inqilaab Ayay Wasiiradii Is-casilay Wadeen Waa Qaar Aan Habeena Jirin,”Wasiirkii Hore Hawlaha Guud.

                  Hargeysa,30Oct,2015(QJ/SDN)-Wasiirkii hore ee Hawlaha Guud iyo Guryaynta Cabdirisaaq Khaliif Axmed, oo kamid aha Wasiiradii dhawaan Xilkay Xukuumadda ka hayeen iska casilay, ayaa wax lagu qoslo iyo dacaayado raqiis ah ku tilmaamay wararka laga faafiyay ee sheegaayay in qorshahoodu aha riditaanka dawladda, Inqilaab iyo wax yeelida ammaanka. Wasiirkii hore ee Hawlaha Guud oo u waramay…

                Read More

                  Khilaafka Kulmiye Oo Dib U Curtay+ Yaa Ku Kala Tagay Khilaafka Kulmiye? Yaase Ku Midoobay? Faallo

                  Hargeysa,30Oct,2015(QJ/SDN)-Heshiiskii Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye gaadhay 21-kii bishan ee ku qotomay qabanqaabinta shirka golaha dhexe ee Kulmiye ayaa mar kale burburay, waxaana muuqata in khilaaf cakirani soo baxay. Kadib khilaafkii  xisbiga iyo xukumadda labada garab ka dhigay intii madaxweyne Siilaanyo ku maqnaa safarkiisii Ireland ayaa 21-kii bishan waxaa xarunta dhexe ee xisbigu Hargeysa…

                  Read More

                    “Xisbiga Kulmiye Guddihiisa Waa Inay Ka Dhacaan Tartamo Wanaagsan Oo Nadiif Ah Oo Daahfurnaan Leh Oo Si Furan Looga Wada Qayb Galayo, Haddii La Doonayo ” Dr Maxamed Cabdillaahi Cumar

                    Hargeysa,30Oct,2015(QJ/SDN)-Dr Maxamed Cabdillaahi Cumar, oo xukumadda Siilaanyo ka soo noqday wasiirka ganacsiga iyo wasiirka arrimaha dibadda ayaa maanta dalka ku soo laabtay, wuxuuna ka talo bixiyay khilaafka xisbiga Kulmiye iyo xukumaddiisa kala qaybiyay. Waxa uu sidoo kale bogaadiyay madaxweynaha iyo guddoomiyaha Kulmiye oo uu ku tilmaamay inuu aqlabiyadda golaha dhexe kasbaday. “Waxaan jecelahay inaan halkan…

                    Read More

                      Khilaafka Kulmiye Ma Soo Celin Doonaa Doorkii Lumay Ee Golaha Wakiillada iyo Midnimada Shirguddoonka?: Faallo

                      Hargeysa,30Oct,2015(QJ/SDN)-Taniyo markii xukumadda Siilaanyo xilka la wareegtay sanadkii 2010, waxaa muuqatay in aqlabiyadda mudaneyaasha golaha wakiillada ay hogaaminayeen xubnaha xisbiga Kulmiye ugu jira golaha wakiillada. Waxay aakhirkii gaadheen in 56 ka mid ah 82 mudane ee golaha wakiilladu daacad u ahaadaan awaamiirta iyo rabitaanka xukumaddu ka leedahay golaha wakiillada, taasina waxay sahashay in shaqadii iyo…

                      Read More

                        War Deg Deg Ah: Madaxweyne Siilaanyo Oo Isku Shaandhayn Iyo Magacaabis Ku Sameeyay Xukuumaddiisa.

                        Hargeysa,29Oct,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3641/102015 ku magacabay wasiiro, wasiiru-dawlayaal, Wasiiro ku xigeeno, Agaasimeyaal guud iyo La-taliyeyaal Madaxweyne.   Madaxweynuhu:- Markuu Arkay:                 Qodobka 90aad, Faqradiisa 2aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Tixgeliyey:        Ahmiyadda weyn ay Wasaaraduhu u leeyihiin Dalka iyo dhismaha Qaranka; Markuu Arkay:                 In baahi loo qabo buuxinta jagooyinka Wasiirada,…

                        Read More

                          Shiinaha Oo Oggolaaday In Qoysku Dhali Karo Laba Caruur Ah

                          Bejein,29Oct,2015(QJ/SDN)-Shiinaha ayaa ku dhawaaqay inay joojinayaan siyaasadeeda in qoyska uu yeelan karo hal cunug. Reer walba hadda waxaa loo ogol yahay inay yeeshaan laba carruur, wakaalada warfaafinta shiinaha ayaa ka soo xigatay xisbiga hantiwadaaga ee talada haya. Sharciga la isku qilaafsanaa ayaa la hirgaliyay 1979 si loo yareeyo tirada dadka ee kordhaysa. Laakiin walaac laga…

                          Read More

                            Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Kulan Gaar Ah La Qaatay Wakiilka IGAD U Qaabilsan Somaliland Iyo Soomaaliya.

                            Hargeysa,29Oct,2015(QJ/SDN)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta kulan la yeeshay xubno ka mid ah urur goboleedka IGAD. Sida uu Warbaahinta qaar ka mid ah u sheegay xoghayaha warfaafinta xisbiga Ucid Yuusuf Kayse Hogaamiyaha xisbiga Ucid waxa uu kulan gaar ah la qaatay wakiilka somaliland iyo somaliya u qaabilsan urur goboleedka…

                            Read More

                              ‘’Madaxweyne In Miyirkaagu Dhanyahay iyo In Aanad Dhamayn Makala Garanayno..’’ Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere.

                              Hargeysa,29Oct,2015(QJ/SDN)-Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin (Dheere) oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland kana mid ah xildhibaanada Xisbiga KULMIYE ayaa markii ugu horreysay ka hadlay iscasilaadda wasiirada iyo khilaafka xisbiga Kulmiye, xildhibibaanka oo Hargeysa warbaahinta kula hadlay ayaa sheegay in madaxweyne siilaanyo la saftay garab ka mid ah labadii garab ee ku loolamaayay xisbiga kulmiye isagoo weliba…

                              Read More

                                Wasiirkii Ciyaaraha Ee Iscasilay Oo Maanta Loo Dhaariyay Ka Mid Ahaanshaha Golaha Wakiilada Somaliland

                                Hargeysa,29Oct,2015(QJ/SDN)-Mudane Axmed Cabdi Kaahin oo hore u ahaan jiray wasiirka Ciyaaraha Somaliland ayaa maanta loo dhaariyay inuu noqdo xubin ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland ka dib markii uu maalinkii shalay  iska casilay xilkii wasiirnimo. Dhaarinta Mudanahan ayaa ka dhacday Maxkamadda Sare ee Somaliland ka dib markii uu Gudoomiyaha Maxkamada sare ee Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji…

                                Read More

                                  Somaliland: Xusuusta Qaraxyadii Maanta Oo Kale Ka Dhacay Magaalada Hargeysa 29,Oct,2008.

                                  Hargeysa,29Oct,2015(QJ/SDN)-7 Sano ayaa laga joogaa maanta oo kale markii qaraxyo is-miidaamin ah ka dhaceen magaalada Hargeysa gaar ahaan XarumahaSafaarada Itoobiya,Xaruntii Qaramada Midoobey iyo Madaxtooyada Somaliland. Qaraxyadaas ayaa waxaa ku dhintay 24 oo ay ku jiraan mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumadda Somaliland, oo uu ka mid ahaa Xog-hayihii Xafiiska Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin Alle ha u naxariistee,…

                                  Read More

                                    Shirkii India iyo Afrika oo ka furmay New Dalhi iyo Ballan-qaad loo Sameeyay Afrika – SAWIRRO

                                    New-Delhi,29Oct,2015(QJ/SDN)-Shir-madaxeedkii dalalka Afrika iyo India ayaa ka furmay maanta magaalada New Delhi ee xarunta dalka hindiya, iyadoo ra’iisul wasaaraha Hindiya, Narendra Modi oo kaga dhawaaqay shirka inuu dalalka Afrika ku caawinayo 600 oo Milyan oo doollarka Mareykanka. Waxaa shirkan ka qayb-galay in ka badan 50-hoggaamiye oo Afrikaan ah oo uu ku jiro madaxweynaha Soomaaliya, Xasan…

                                    Read More

                                      Nadaafad Darrada Magaalada Muqdisho, Burburka Waddooyinka iyo Xilliga Roobka – SAWIRRO

                                      Muqdisho,29Oct,2015(QJ/SDN)-Magaalada Muqdisho ayaa mudoyinkii dambe aheed mid dhinaca horumarka u jiheesatay, waxaana Magaalada laga dhisay dhismooyin aad u qurux badan, waxaa sidoo kale la dhisay Laamiyo badan oo kuyaala Magaalada Muqdisho oo horey u bur bursanaa Dowlada Turkiga ayaa dhistay Laamiyo badan oo Muhiim ah oo kuyaala Magaalada Muqdisho gaar ahana laamiga dheer ee Maka…

                                      Read More

                                        Dhagaysiga Idaacadda VOA Oo Laga Mamnuucay Deegaanada Maamulka Puntland.

                                        Garowe,29Oct,2015(QJ/SDN)-War Qoraal ah oo kasoo baxay Wasaarada Warfaafinta Maamulka Puntiland ayaa deegaanada maamulkaasi ka taliyo looga mamnuucay in laga dhageesto ama Idaacadaha kuyaala ay sii daayaan Laanta Afka Soomaaliga ee VOA. Wasiirka Warfaafinta Puntiland ayaa ku eedeeyay Idaacada VOA in ay caadeesatay tabinta Warar aan xaqiiqo aheyn uu sheegay in ay dhaawacayso sumcada iyo jiritaanka…

                                        Read More