Gudoomiyihii Baarlamaanka Maamulka Puntland Oo Iscasilay.
Garowe,28Oct,2015(QJ/SDN)-Guddoomiyihii Barlamanka Maamulka Puntland Siciid Xasan Shire ayaa shir jaraa’id oo uu goordhaweyd Magaalada Garowe ku qabtay sheegay inuu iska casilay xilkii guddoomiyenimo ee Baarlamaanka Maamulka Puntland. Gudoomiyaha ayaa shaaciyey inuu iscasilay kadib markii xildhibaano gaadhaya 40 mudane ay moohsin ka keeneen. Wuxuu sheegay Siciid Xasan Shire in Ciidamo ay leeyihiin dowladdu ay inqilaab ku…
