admin

Tirintii Codadka Somaliland oo la soo gebagabeeyay

Hargeysa November 18, 2024(QJ) – Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in la soo gaba gabeeyay tirinta codadka laga dhiibtay guud ahaan gobolada Somaliland. Codadkii ay dadweynuhu ku dhiibteen doorashooyinka madaxtooyada iyo xisbiyada siyaasadda ayaa ka gudbay heer deegaan iyo heer degmo, waxaanay hadda u gudbeen heer qaran oo heer gabo-gabo ah maraya. Muuse Xasan…

Read More

Jubaland oo shaacisay jedwelka doorashooyinka

Kismaayo November 17, 2024 (QJ) Guddiga doorashada Jubaland ayaa xalay si rasmi ah u shaaciyay jadwalka iyo qaabka ay u dhacayso doorashada guddoonka baarlamaanka iyo madaxweynaha Jubaland. Guddiga ayaa sheegay in 18-ka ilaa 19-ka bishan November la soo saari doono liiska xubnaha cusub ee baarlamaanka Jubaland, halka doorashada guddoomiyaha baarlamaanka Jubaland la qaban doono 21-ka…

Read More

Soomalaind oo sheegtay in Soomaaliya ka hinaastay Doorashinka ay qabteen

Hargeysa November 17, 2024(QJ) Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Cali Mareexaan, ayaa jawaab ka bixiyey hadallada ka soo yeedhay dawladda Soomaaliya, waxaanu sheegay in dawladda Soomaaliya ka xun tahay horumarka dimuqraadiyadeed ee ay Somaliland ku tallaabsatay sannado badan, oo ay ugu dambaysay doorashadii 13-kii bishan ka qabsoontay dalka. Wasiirku waxa uu ku tilmaamay hadallada ka soo yeedhaya…

Read More

Soomaaliya oo eedeysay Duplamasiyiin Booqday Hargeysa

Muqdisho November 17, 2024(QJ) -Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa ku eedeeyay qaar ka mid ah Diblumaasiyiinta Shisheeye inay ku xad-gudbeen Qaranimada iyo Midnimada dalka. Xildhibaan Fiqi oo hadal ka jeediyay xaflad ay ku qalin jabinayeen dublamaasiyiin oo lagu qabtay xarunta wasaaradda, waxa uu dhaliilay safiirradii goob-joogga ka ahaa doorashadii ka dhacday…

Read More

Pope Francis: “what is happening in Gaza has the characteristics of genocide.”

Rome November 17, 2024(QJ) Pope Francis has suggested to the international community to study whether Israel’s military campaign in Gaza constitutes genocide against the Palestinian people, one of his most explicit criticisms of Israel’s conduct in its ongoing conflict. In excerpts from an upcoming book, the pontiff mentioned that some international experts have stated that…

Read More

Muuse Biixi oo quustay iyo Madaxtooyadii oo haawaneysa

Hargeysa November 17, 2024(QJ) – Waxa isa soo taraya wararka sheegaya in isbedel baahsan laga dareemaya caasimada Hargeysa guud ahaan, gaar ahaan aqalka Madaxtooyada Somaliland. Kulan ay dhawaan Madaxtooyada ku yeesheeen Madaxweynaha xilka ka sii degaya Muuse Biixi iyo Musharaxa Madaxweyne ee xisbiga Waddani Cadiraxmaan Ciiro, kulanka ayaa ahaa mid Muuse Biixi uu ku aqbalayay…

Read More

Madaxda Dawlada Soomalaiya oo Tacsi u diray ehelada Marxuum Axmed Siilaanyo

Muqdisho November 16, 2024(QJ) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre ayaa tacsi u diray qoyskii iyo shacabka Soomaaliyeed geeridii ku timid Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo. Waxaanay ku dheeraadeen waxqabadkii muuqda ee uu ka geystay shaqada qaranka iyo horumarka, gaar ahaan doorkii uu ka soo qabtay wasaaradaha…

Read More

Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay xeerka Doorashooyinka

Muqdisho November 16, 2024(QJ)-Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan wada jir ah ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ayaa waxa ay ku ansixiyeen sharciga dhismaha Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Xuduudaha. Baarlamaanka ayaa cod aqlabiyad ah ku meel mariyay sharcigan, iyadoo 173 mudane ay ogolaadeen in la ansixiyo. Ma jirin…

Read More

Itoobiya oo ka hadashay la dagaalanka Al Shabab

Addis Ababa November 16, 2024(QJ) -Dowladda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in ay sii wadi doonto dadaalada lagu wiiqayo awooda Al-Shabaab. Danjire Nebiat Getachew, Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya, ayaa ku nuux-nuuxsaday doorka muhiimka ah ee Itoobiya ay ka qaadaneyso yareynta khatarta Al-Shabaab ee gobolka. “Al-Shabaab weli walaac ayay ku hayaan amnigeena qaranka, dadaallada looga…

Read More

Eheleda cheif Caaqil Farah Suusle oo tacsi iyo Duco u diray ehelkii uu ka Baxay Marxuum Axmed Siilaanyo

Inaalillaahi wa inaa ileehi raajucuun. London – Dhamaan ehelka iyo Qaraabada Ku Abtirsata Reer Suusle oo ay u horeyso Marwo Faiza cheif Caaqil Farah Suusle ayaa tacsi u direya ehelkii, qaraabadii iyo qoyskii balaadhnaa ee uu ka baxay Marxuum Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo ) oo Xalay ku geeriyooday magaalada Hargeysa. Faiza Farah Suusle oo dhamaan reer…

Read More

Tirinta codadakii doorashooyinka oo la soo gebagebeeyay

Hargeysa November 15, 2024(QJ)-Tirinta codadka doorashada madaxtooyada iyo xisbiyada siyaasadda ee Somaliland ayaa la soo gebagebeeyey dhammaan 2,337 goobood oo codbixineed. Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka Somaliland Muuse Xasan Yuusuf, ayaa sheegay in Komishanka oo kaliya loo ogol yahay inay ku dhawaaqaan natiijada rasmiga ah, waxaanu ka digay inay faafiyaan natiijada rasmiga ah. Saadushuna waxa ay tahay…

Read More

Itoobiya oo bogaadisay Doorashooyinka Somaliland

Addis Ababa November 15, 2024(QJ) -Dawladda Itoobiya ayaa ku ammaantay Somaliland doorashadii madaxtooyada iyo xisbiyada siyaasadda ee Somaliland ka qabsoontay 13-kii November 2024, sida xorta ah ee ay u dhacday. Wasaaradda arrimaha dibeddu waxay iftiimisay sida nabad-gelyoda iyo xoriyadeed ee doorashadu u dhacday, waxaanay ku ammaantay guddida doorashooyinka Somaliland sida ay u abaabuleen codeynta. War-saxaafadeedkan…

Read More

European Union foreign ministers to discuss proposals to ban imports from illegal Israeli settlements

Brussels November 15, 2024(QJ) European Union foreign ministers will discuss proposals to ban imports from illegal Israeli settlements and halt political dialogue with Israel. Josep Borrell, the EU’s foreign policy chief, announced these measures due to numerous international law violations committed by Israel in Gaza and Lebanon. The EU has imposed many sanctions – from…

Read More

Korjoogeyaal Hanbalyeeyay doorashooyinka Somaliland

Hargeysa November 14, 2024(QJ) -Safiirrada caalamiga ah ee dusha kala socda doorashooyinka Somaliland ayaa bogaadiyay doorashadii ka dhacday Somaliland, iyagoo sheegay inay si hufan oo nabad ah u dhacday. Waxa ay is barbar dhigeen dimuquraadiyada Somaliland iyo dimuqraadiyada kale ee caalamka, iyaga oo carabka ku adkeeyay muhiimada ay leedahay in musharixiinta iyo muwaadiniinta la siiyo…

Read More

Ciidamda Jubaland oo hawgal ka dhan ah Al Shabaab ka wada Buulo-Xaawo

Kismaayo November 14, 2024(QJ)-Ciidamada Jubbaland ayaa maanta qaaday tallaabo muhiim ah oo ka dhan ah Al-Shabaab kadib markii ay weerar ku qaadeen deegaanka Buula-xaaji oo khasaare geystay. Ciidamada Daraawiishta ayaa howlgalkooda Buulo-xaaji ku ballaariyay si ay u beegsadaan rag looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab, si ay uga jawaabaan weerarka. Howlgalka oo socda…

Read More