admin

    Qaraxyo Gil-gilay Dalka Turkiga iyo Dhimashada Oo Gaadhay 95 Ruux

    Ankara,11Oct,2015(QJ/SDN)-Xukuumadda Turkiga ayaa sheegtay in 95 ruux ay ku dhinteen qaraxyo loo maleynaayo inay is-miidaamin ahaayeen oo lala beegsaday dibadbax nabadeed oo ka dhacayay magaalada Ankara ee caasimadda Turkiga. Sidoo kale, xukuumadda Turkiga ayaa sheegtay in 200-qof oo kale ay kasoo gaareen dhaawacyo kala duwan, iyadoo weerarkan uu noqonayo kii ugu khasaare badnaa ee ka…

    Read More

      Haweeney Falastiiniyad Ah Oo Isqarxisay

      Gaza,11Oct,2015(QJ/SDN)-Booliska Israel, ayaa sheegay in haweeney Falastiini ah oo ay ku joojiyeen bar kontorool oo daanta galbeed ah, ay isku qarxisay gaarigeeda. Haweeneyda oo uu dhaawac daran soo gaadhay, ayaa waxaa la dhaawacmay sarkaal boolis ah. Afhayeen u hadlay booliska, ayaa sheegay in haweeneyda ay si laga shakiyo u waday gaariga, lana joojiyay. Waxay ku…

      Read More

        Facebook Oo Bilaabay In Fiidyow Laga Dhigan Karo Sawirka Shakhsiga Ah Ee Qofka Boggiisa U Yaalla

        Hargeysa,11Oct,2015(QJ/SDN)-Maalmo yar ka hor ayaa shirkadda Facebook ay ku dhawaaqday in ay hadda kadib macaamiisheeda u suurtogelin doonto in sawirka shakhsiga ah ee ay boggooda facebook soo dhigayaan ka dhigi karaan Fiidyow gaaban, oo halkii sawirka qofku oolli jiray lagu beddelayo. In kasta oo adeeggani aanu illaa imika si siman ugu wada shaqaynayn guud ahaan…

        Read More

          Qorshaha Gumeysiga Itoobiya iyo Mooganaanta Shacabka Soomaaliyeed Laba Kala Fog !!!

          Xabashidu,waa caddoow soo jireenna oo dadka soomaaliyeed guud ahaanba leeyahay, waa nacab jecel tirtirka jinsiga somaliyed, waa cadoow colaadisu gaadhsiisantahay inuu maalkisa uga gaajoodo siduu Somali ugu baabin lahaa,dhanka kalan waa fuley cabsi ay ka hayso goorma Somali israacsan dhalan taasu qabo inay khatar galineyso jiritaankisa. Cadowga caynkaas ah ayaa hada isu muujiyay  inuu heley…

          Read More

            After decades of war, Somalia to start property taxations

            Saturday, October 10, 2015 Construction boom in Mogadishu, Somalia MOGADISHU —-Somalia’s government has unveiled a new property taxations scheme as part of a new plan aimed at expanding the government’s principal income sources in a country which is recovering from decades of war. Announcing the new tax authority, Somalia’s attorney general has ordered real estate…

            Read More

              Somaliland: Ethiopian Forces Arrest APLF members in Aw Barre

              JIGJIGA- The Ethiopian Federal Forces particularly the forces for Somali regional administration have captured today members of Awdal People’s Liberation Front (APLF) which is a rebellious insurgency against Somaliland which Sultan Wabar announced. Reports coming from Aw Barre indicate that Ethiopian Forces have raided the bases of APLF which lies in Aw Barre vicinity and…

              Read More

                Shirkii looga hadlayay Mooshinka ka dhanka ah Madaxweynaha Soomaaliya oo ka Furmay Muqdisho

                Muqdisho,10Oct,2015(QJ/SDN)-Shirkii looga hadlayay mooshinkii Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud laga keenay ayaa goor-dhow ka furay Muqdisho, iyadoo guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya uu si rasmi ah u furay shirkan, isla markaana ka hadlay muhiimadda uu shirkan leeyahay. Kulankan ayaa waxaa goobjoog ka a ra’iisul wasaaraha iyo qaar ka mid ah xildhibaannadii mooshinka keenay, iyadoo lagu…

                Read More

                  Saudi air raids on Yemen leave 12 Somalis dead

                  Saturday October 10, 2015 People gather at the site of Saudi airstrikes in a region in Yemen’s Dhamar province, October 8, 2015. ©AP Saudi Arabia’s latest airstrikes on Yemen and ensuing explosions have claimed the lives of a dozen Somali nationals, local media say. The 12 Somali citizens were killed after Saudi fighter jets pounded…

                  Read More

                    Wasiir Somaliland Ka Tirsan Oo Wasiiro Somaliya Iyo Puntland Ah Shir Kala Qayb Galaya

                    Hargeysa,10Oct,2015(QJ/SDN)-Wasiirka wershadaha Somaliland Shucayb Maxamed Muuse, ayaa maanta wadanka Denmark kaga qayb galaya shir uu soo abaabulay urur lagu magacaabo SPARK oo la isugu keenayo wasiirada wershadaha iyo ganacsiga ee Somaliland, Somaliya iyo Puntland. Shirkan oo maanta furmaya, sida jadwalkiisa ka muuqata waxa lagaga hadlayaa maalgashiga, ganacsiga, shaqo abuurka iyo arrimo kale oo khuseeya arrimaha…

                    Read More

                      Wargeyska Indian Ocean Oo Warbixin Ka Qoray Loolanka KULMIYE Ee Maxamed Biixi Iyo Muuse Biixi –

                      Hargeysa,10Oct,2015(QJ/SDN)-Wargeyska Indian Ocean ayaa cadadkiisii shalay soo baxay wuxuu warbixin ka qoray loolanka ka taagan shirka golaha dhexe ee KULMIYE ee qabsoomi doono 10 November 2015. Wargeysku, wuxuu sheegay in Madaxweyne Siilaanyo oo ah 80 jir aanu doorashada dambe tartami doonin, isagoo wargeysku sheegay in tanaasulkaas Madaxweyne Siilaanyo qarxiyay loolanka ficilka ku salaysan ee u…

                      Read More

                        SOLJA Oo Jawaab Ka Bixisay Cabasho Laga Soo Gudbiyay afar Wargeys Oo Hargeysa ka soo baxa

                        Hargeysa,9Oct,2015(QJ/SDN)-Ururka suxufiyiinta Somaliland SOLJA waxa uu jawaab cad ka bixinayaa Cabashooyin kala duwan oo ka soo gaadhay Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye iyo Madaxda Booliiska gaar ahaan Taliyaha Ciidanka sareeyo Guuto C/laahi Fadal Iimaan, kuwaas oo ku qotoma Eeddo ay ujeedinayaan qaar ka mid ah saxaafadda oo maalmahan danbe saadaal aan sax ahayn ka bixiyey Loollanka Musharaxiinta…

                        Read More

                          Gantaal Uu Ruushku Ku Waday Suuriya Oo U Baydhay Iiraan

                          Dimishiq,9Oct,2015(QJ/SDN)- Saraakiisha difaaca ee mareykanka waxa ay sheegayaan in afar gantaal oo laga soo tuuray badda Caspianka oo ku wajahnaa bartilmaameedyo Suuriya ah ayaa waxa ay ku dheceen oo ay ku burbureen gudaha dalka iiraan. Ruushka waxa uu beeniyay sheegashadaasi, wuxuuna tilmaamay in madaafiicdaasi ay ku dheceen bartilmaameedka Suuriya. Laakiin wargeys ka soo baxa Iiraan…

                          Read More