admin

    Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka Kenya Oo Diyaarinaya Mooshin Ka Dhan Ah Madaxweynaha Dalkaasi.

    Nairobi,15Oct,2015(QJ/SDN)-Ugu yaraan 105 xildhibaan oo baarlamaanka Kenya ka tirsan ayaa mooshin xil ka qaadis ah ka diyaariyay, madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta, iyagoo ku eedeeyay inuu ku xad-gudbay dastuurka, sida maanta uu soo daabacay wargeyska The Star ee kasoo baxay Kenya. Xildhibaan John Mbadi oo hoggaaminaya xildhibaannadan ayaa sheegay inuu rajeynayo in arrinta mooshinka ay…

    Read More

      Xulka Maroodijeex Oo Diiday Inay Ka Hadheen Tartanka Ciyaaraha Gobolada

      Hargeysa,15Oct,2015(QJ/SDN)-Masuuliyiinta ciyaaraha ee gobolka Maroodijeex ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen magaalada Hargeysa waxay ku sheegeen inaanu xulka gobolka Maroodijeex ka hadhin tartanka ciyaaraha gobolada Somaliland. Waxay sharci darro ku tilmaameen go’aanka xidhiidhka ciyaaruhu ku sheegay in gobolka Awdal soo baxay Maroodijeexna Hadhay. Ciyaartii Boorama ku dhexmartay gobolada Awdal iyo Maroodijeex, ayuu buuq hadheeyay…

      Read More

        In Ka Badan Laba Kun Oo Xujey Soomaali Ah Oo Go’aansaday Inaanay Soomaaliya Ku Noqon

        Riyad,15Oct,2015(QJ/SDN)-Qaar badan oo ka mid ah Soomaalidii sannadkan xajtay ayaa go’aansaday inaanay dalkooda Soomaaliya dib ugu noqon ee ay ku noolaadaan Sucuudiga. Wargeyska Al-watan ee kasoo baxda dalka Sacuudinga ayaa shalay qoray in Xujey Soomaali ah oo ay tiradoodu tahay 2292 ruux ay go’aansadeen inay ka shaqaystaan Sucuudiga, waxaanay ku doodeen inaanay amni iyo nolol…

        Read More

          Sarkaal ka tirsanaa AMISOM oo 18-sano oo xabsi ah lagu riday kaddib markii lagu helay xatooyo

          Kampala,15Oct,2015(QJ/SDN)-Maxkamad ku taalla Uganda ayaa 18-sano oo xabsi ah ku riday sarkaal ka tirsanaa ciidamada AMISOM, kaasoo lagu eedeeyay inuu shidaal ay ku howlgeli lahaayeen ciidamada AMISOM uu xaday, dabadeedna iibsaday. Col. Eugene Ssebugwawo oo ah sarkaalka la xukumay ayaa mas’uul ka ahaa saadka iyo maamulka guutada sagaalaad ee ciidamada AMISOM, waxaana si khiyaano ah…

          Read More

            Dunida Islaamka oo looga Dabaal-dagay Curashada Sannadka Cusub ee Islaamka HIJRIGA 1437-da

            Hargeysa,14Oct,2015(QJ/SDN)-Caalamka Islaamka ayaa maanta looga dabaal-dagay bilashada sannadka cusub ee Islaamka oo maanta billowday, iyadoo sannadkaan cusub uu noqonayo sannadkii 1437-aad. Taariikhada Islaamka oo ka kooban 12-bilood oo ay ku jiraan afar biloood oo uu si gaar ah u ammaanay Illaahay [SCW], waxaana looga dhaqmaa dalal badan oo Islaam ah taariikhda Islaamka, iyadoo lagu bixiyo…

            Read More

              Hooyo Iyada Oo Facebook Ku Mashquulsan Ilmaheedii Qaraqmay Ayaa Xabsiga Loo Taxaabay

              London,14Oct,2015(QJ/SDN)-Hooyo Claire Barnett oo lagu eedeeyey dayacaad ayaa lagu xukumay shan sano oo xabsi ay qoyskeeda ka fogaanayso ah, kadib markii iyada oo ku mashquulsan sheeko iyo sawirro ay facebook kula wadaagaysay saaxiibbadeed uu wiilkeedii oo laba sano jiray ay liqday barkad biyood ku taalla beerta gurigeeda. Barnett oo deggen gobolka Yorkshire ee  England ayaa…

              Read More

                Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ku Faanay Laamiyada Hargeysa iyo Boorama Ee Uu Telefishanada Oo Kaliya Ka Daawado

                Muqdisho,14Oct,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo iska difaacaya eedaha xukumaddiisa uga yimaada bulshada ee ku aadan in xukumaddiisu ku fashilantay hawlaha loo igmaday ayaa ku dooday in horumar socdo,isagoo horumaro Somaliland samaysay oo uu telefishannada ka arko ku daray waxqabadka uu sheeganayo. Madaxweynaha ayaa is difaacidiisa ku daray guriga uu ku sugnaa marka uu khudbadaynayay…

                Read More

                  Guddoomiyaha Kulmiye Oo Shicibka Somaliland Ugu Hambalyeeyay Curashada Sanadka Cusub

                  Hargeysa,14Oct,22015(QJ/SDN)-Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu shacabka Jamhuuriyadda Somaliland iyo guud ahaan ummadda dunida muslimka ku hambalyeynayaa curashada sannadka cusub ee Islaamka ama hijriyada ee 1437 oo ku beegan taariikhda miilaadiga ee 14.10.2015. Guddoomiyuhu waxa uu si gaar ah bogaadinayaa shacabka Somaliland bilowga sannadka cusub ee Islaamka oo maalin farxadeed iyo nasashaba…

                  Read More

                    Guddoomiye Cirro Oo Shacabweynaha Somaliland Ugu Bogaadiyey Bilashada Sanadka Cusub

                    Hargeysa,14Oct,2015(QJ/SDN)-Guddoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland Ahn Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI  C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro,isagoo ku haddlaya Magaciisa ka Shir- Guddoonka Golaha Wakiilada Somaliland Iyo Ka Hoggaanka Xisbiga Mucaaradka Ah ee WADDANI, wuxuu hambalyo Iyo Duco U Dirayaa  Dhamaanba Shacabka weynaha reer Somaliland Meelkasto oo ay Joogaan iyo Guud ahaanba shucuubta islaamka,munaasaba sanadka cusub ee Hijriga Awgeed 1437,…

                    Read More

                      “Ingiriisku Wuxuu Somaliland Kala Shaqeeyaa Casriyeynta Nidaamka Maaliyadda” Wasiirka Maaliyadda

                      Hargeysa,14Oct,2015(QJ/SDN)-Wasiirka wasaarada Maaliyadda Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan  oo ay weheliyaan xubno ka tirsan golaha wasiirrada JSL ayaa magaalada Berbera ku soo dhawaysay  wefti ballaadhan oo ka socday ha’yadda kaalmooyinka dibadda u qaabilsan dalka Ingiriiska, kuwaasi oo shalay ka soo degey garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Berbera Airport. Weftigan Ingiriiska ah ee ay soo dhawaysay…

                      Read More

                        ”Hawada Somaliland Lagama Maamuli Doono Muqdisho, Marna Kama Tanaasuli Doono Mowqifkeenna..” Wasiir Maxamuud Xaashi.

                        Hargeysa,14Oct,2015~(QJ/SDN)- Waxaa lagu wadaa in toddobaadkan uu ka furmaan dalka Turkiga wadahadalladii u dhexeeyay dowladda federaalka Soomaaliya iyo dowladda Somaliland, iyadoo lagaga hadli doono wadahadalkan maamulka hawada Soomaaliya oo dhawaan lagu soo wareejiyay dowladda Soomaaliya. Wasiirka duulista hawada iyo gaadiidka cirka ee Somaliland, Maxamuud Xaashi Cabdi iyo wafdi uu hoggaaminayay oo shalay ka dhoofay Hargeysa,…

                        Read More

                          Rabshado dhexmaray Ciidan Booliis ah iyo Arday Oo ka dhacay Magaalada Boosaaso

                          Boosaaso,14Oct,2015(QJ/SDN)-Dibadbax rabshado wata ayaa magaalada Boosaaso ee gobolka Bari maanta ka dhacay, kaddib markii ciidamada booliiska ay gudaha u galeen dugsiga sare ee Najax oo ay xilligaas ka socotay waxbarasho, ciidamadan ayaa la sheegay inay ku raad-joogeen dhallinyaro la sheegay inay dambiyo ka galeen magaalada Boosaaso. Is-faham-darro soo dhex-gashay ciidamada booliiska iyo maamulka iskuulka ayaa…

                          Read More

                            Wasiiradda Gaashaandhigga Iyo Kallumaysiga oo Khilaaf soo Kala dhexgalay,Odayaal ay Isu adeegsadeen Iyo Mas’uuliyadoodii oo Meesha ka baxday

                            Hargaysa 14.Oct 2015 (SDN/QJ)- Khilaafkii u dhexeeyey Wasiir Gaashaandhigga Axmed Xaji Cali Cadami iyo Kalluumaysiga Somaliland Cali Jaamac Faarax Buureed, ayaa mar kale soo laba kacleeyey ka dib markii ay hore isgu khilaafeen arimaha deegaanka Bariga sanaag. Khilaafkan oo ah mid guun ah oo in muddo ah hadda jiray, isla maraakana sababay in ay hakad…

                            Read More