admin

    Xukuumadda Britain oo Sheegtay inay Boqolaal Ciidammo ah u dirayso dalal ay ku jirto Soomaaliya.

    Muqdisho,28sep,2015(QJ/SDN)-Xukuuumadda Britain ayaa sheegtay inay 370-askari ay u dirayso Somalia iyo Koonfurta Suudaan, taasoo qayb ka ah taageerada ay Britain siiso Afrika. Ra’iisul Wasaaraha dalka UK, David Cameron ayaa lagu wadaa inuu Hadalkaan ka sheego shir looga hadlayo Arrimaha Somaila oo Maanta ka dhacaya Xarunta QM ee New York, kaasoo ay marti-gelintiisa leeyihiin Ban Ki-Moon…

    Read More

      Somaliland detains musicians after Mogadishu show

      Security forces in Somaliland have arrested four local musicians who performed a music show in the Somali capital this week, local officials said Sunday. The musicians from the Hargeisa-based Horn Stars band were arrested upon their arrival at Egal airport in Hargeisa, the capital of Somaliland. Sources close to the police told media that arrests…

      Read More

        Ciidanka AMISOM ee Saldhigga ku leh Garoonka Muqdisho Stadium oo Toogasho ku Dilay Wiil Dhallinyaro ah

        Muqdisho,28sep,2015(QJ/SDN)-Ciidamada AMISOM ee ku Sugan Garoonka kubada Cagta ee Muqdisho Stadium ayaa gellinkii dambe ee shalay oo Axad ahayd toogasho ku dilay wiil dhallinyaro ah oo Kubad Ciyaarayay. Wiilka oo magaciisa lagu sheegay, Maxmed Bashiir Axmed ayaa Waxaa Toogtay mid ka mid ah Askarta Ciidamada AMISOM ee saldhiggaas ku sugan sida ay u sheegeen Qaybaha…

        Read More

          Dayax Madoobaad Xalay Laga Arkay Qaybo Ka Mid Ah Dunida

          Hargeysa,28sep,2015(QJ/SDN)-Nuskii danbe ee xalay ama xilli ku beegan Daakiraadii (Eedaankii) salaada subax waxa laga war helay Dayax madoobaad, Dayax-madoobaadkan ayaa intiisa badan laga arkay guud ahaan caalamka. Meelaha sida aadka looga arkay dayax-madoobaadkan waxa ka mid ah magaalada Hargeysa, iyadoo wariyaha magaalada Hargeysa Khaalid Foodhaadhi uu kusoo warramayo in halkaas  salaad laga oogay masaajidada magaalada…

          Read More

            Hogaamiyihii Afgambigii dhicisoobay ee Burkina Faso iyo 13 Xubnood oo la Xayiray Hantidoodii

            Burkina Faso,27sep,2015(QJ/SDN)-Hoggaamiyihii Af-gambigii Dhicisoobay ee Burkina Faso, Jen. Gilbert Diendere ayaa hantidiisa la xayiray, kaddib markii uu mas’uul ka noqday xarigii Madaxweynaha iyo RW-ha xukuumaddii KMG-ka ahaa ee dalkaas. Xeer-Ilaaliyada Guud ee Burkina Faso ayaa warbixin uu soo saaray Maanta ku xusay in la xannibay hantida 13-xubnood oo kale oo looga shakiyay inay ku lug…

            Read More

              Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji oo si kulul uga Hadashay Go’aankii kasoo baxay Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya.

              Muqdisho,27sep,2015(QJ/SDN)-Xildhibaanad Fowsiyo Yuusuf X. Aadan oo ka mid ah Xildhibaannadii Mooshinka ka keenay Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si kulul shalay uga Hadashay Go’aankii kasoo baxay Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya, kaasoo ahaa in Qaab wadahadal dhameynayo Mooshinka Madaxweynaha laga keenay. Fowsiyo ayaa sheegtay in Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia Maxamed Sh. Cismaan Jawaari uusan ahayn gudoomiye Maxkamadeed, balse uu yahay…

              Read More

                Hajj stampede death toll rises, 8 Somalis died

                MECCA (HOL) —The death toll of Somali pilgrims who were died in a stampede near the Islamic holy city of Mecca on Thursday has risen to eight as Saudi authorities have raised the number of the dead to 769, the deadliest incident to occur during the pilgrimage in 25 years, BBC reported. Several other Somalis…

                Read More

                  Lawmakers reject dropping president’s impeachment motion

                  Lawmakers leading the impeachment motion against Somali president have dismissed a decision by the parliament speaker which dropped the the motion which the international community warned could lead to a political turmoil in Somalia. The speaker Mohamed Sheikh Osman Jawari said in a statement on Friday evening that he concluded ending the political crisis through…

                  Read More

                    Madaxweynaha IRAN Oo Ka Dalbaday Qaramada Midoobay Inay Baadhaan Shilkii Ka Dhacay Xajka Iyo Sababihii Dhaliyay

                    Tahran,27sep,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Iran Hassan Rouhani ayaa Qaramada Midoobay ugu baaqay inay baadho sababihii dhaliyay shilka iyo shilalkii la mid ahaa ee ka dhacay sannadkan Xajka. Muftiga ugu sareeya dalka Sacuudiga Sheekh Cabdulcaziiz al Sheekh ayaa sheegay in shilkii ay xujayda baddan ku dhinteen ee ka dhacay Xajka uu ahaa “Qadar Eebe” bini’aadam-na aan lagu eedeyn karin….

                    Read More

                      Xukuumadda Siilaanyo oo Cudud Ciidan wixii ay Haysey isugu Geysey Magaaladda Berbera+Bandoodii Xalay iyo Tan Caawa la filaay

                      Berbera,26sep,2015(QJ/SDN)-Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaatan iyo Habeenkii xalay waxay Ciidamo kusii daabulaysey Magaalo xeebeeda Berbera.   Ciidamadaas ayaa sida la sheegay qorshohoodu yahay in ay gacan bir ah ku qabtaan cidii ka hortimaada qorshaha Xukuumadu wadato ee ah in Hamaaha Keydka Shidaalka Berbera xoog loogu gacan geliyo kooxo ganacsato. Iyadoo ka cabsi qabta inay kacdoon dadweynaha kaga…

                      Read More

                        Mujaahid Cali Gurey Oo Ka Hadlay Fanaaniin Reer Hargeysa Ah Oo Muqdisho U Ciyaar Tagay

                        Hargeysa,26sep,2015(QJ/SDN)-Mujaahid Cali Gurey Oo Ka Hadlay Fanaaniin Reer Hargeysa Ah Oo Muqdisho U Ciyaar Tagay ”Fanka iyo suugaantu xuduud ma laha. Hadii ay Maraykanka tagaan ama laga casumo oo calanka maraykanka huwadaan macnuhu maaha Maraykan bay noqdeen. Xidigaha geesku hadii ay noqdeen horyaalka kooxaha fanka Soomaaliyeed Somaliland ma ceeb bay ku tahay mise waa siday…

                        Read More

                          Hubka Maraykanka Oo Ururka Alqaacida Gacanta U Galay

                          Dimishiq,26sep,2015(QJ/SDN)-Dagaalyahanno ka tirsan kuwo Suuriya ee uu Mareykanka tababaray ayaa qaar ka mid ah qalabkii dagaalka ee la siiyay waxa ay ku wareejiyeen jabhad xiriir la leh Al-Qaacida. Waaxda difaaca Mareykanka Pentagon ayaa sheegtay in dagaalyahannada ay sidaa u sameeyeen si ay u helaan marin xasiloon oo ay ku gudbaan Fallaagada ayaa la sheegay in…

                          Read More

                            Ururka SOLJA Oo Ka Hadlay Xadhiga Iyo Ugaadhsiga Suxufiyiinta Berbera Xukuumaddana Baaq U Diray

                            Hargeysa,26sep,2015(QJ/SDN)-Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa ka qayliyey talaabada xukumaddu ku xidhay Wariye Maxamed C/laahi Soofadhiiste, islamarkaana ku baadigoobayso wariyeyaal kale oo loo haysto war ay bulshada u baahiyeen. Waxa uu sidoo kale ururku saxaafadda ku booriyay baadhista iyo soo bandhigista xogaha rasmiga ah ee ku saabsan heshiisyada xukumaddu gasho ee bulshada laga qarinayo. Warsaxaafadeed…

                            Read More

                              Gudoomiye Cirro Oo Dalka Ku Soo Noqday Kana Hadlay Xal U Helida Khilaafka Golaha Wakiiladda

                              Hargeysa,26sep,2015(QJ/SDN)-Gudoomiyaha golaha wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland ahna gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro” ayaa dalka maanta dalka ku soo laabtay kadib safar maalmo qaatay oo uu ku tagay Imaaraadka Carabta. Gudoomiyaha waxa madaarka caalamiga ah ee Cigaal ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan xisbiga WADDANI, Xildhibaano ka mid ah golaha wakiilada…

                              Read More

                                Xassan Sheekh Oo Ka Qayb-galaya Shirka QM Isagoo Maanta Dalka Ka Dhoofay

                                Muqdioho,26sep,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa maanta u Ambabaxay Mareykanka, Halkaasoo ay kaga Qayb-galayaan Shirweynaha Qaramada Midoobay ee Sannadkan. Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha sii sagtooiyay RW-ha Somalia, Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, Guddoomiyaha Baarlamaanka, Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari iyo Mas’uuliyiin kale oo dowladda ka tirsan. Xasan Sheekh iyo wafdigiisa ayaa…

                                Read More

                                  ‘’Waxaa leeyahay Xasan Shiikh Haddii Aadan Waxba Qaban karin Waa inaad Is-casisho…’’ Faroolle.

                                  Garoowe,26sep,2015(QJ/SDN)-Madaxweynihii hore ee Puntland, C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa ugu baaqay inuu is-casilo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ku eedeeyay in saddexdii sano ee xafiiska joogay ay kaga dhamaatay khilaaf iyo is-qab-qabsi. Faroole oo ka Hadlayay Garoowe ayaa Sheegay in Saddexdii Sano ee Xasan Sheekh uu ahaa madaxweynaha aysan waxba qaban, isla markaana tahay saddex…

                                  Read More

                                    ”Mooshinka lama Tuuri karo, Waxaana soo Bandhigaynaa Caddeymaha aan Haynno…” Xil.Goodax Barre

                                    Muqdisho,26sep,2015(QJ/SDN)-Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa kasoo horjeestay go’aankii kasoo baxay guddoonka Baarlamaanka ee lagu sheegay in lasoo afjaray mooshinkii ka dhanka ahaa Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud. C/llaahi Goodax Barre oo ka mid ah Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Madaxweynaha ayaa sheegay inaan la tuuri karin mooshinka, isla markaana go’aanka Guddoonka uu yahay mid xildhibaannadu…

                                    Read More

                                      19-Sanno Oo Uu Ku Maqnaa Qaaradda Yurub, Ka Dib Waxa Uu Taksiile Ka Yahay Magaalada Hargeysa.

                                      Hargeysa,26sep,2015(QJ/SDN)-Iyadoo aynu wada ogsoonahay kumanaanka kun ee dhalinyarada soomaaliyeed ah ee sanad walba u tahriiba qaaradda yurub, ayaa haddana taasi baddalkeeda waxa jira dhalinyaro faro badan oo markii dhibaatooyin fara badani ka qabsadeen wadamada midowga Yurub ee ay magan galeen iyaga iyo qoysaskoodu, dabadeedna dib ugu soo laabta deegaanadii ay markii hore ka dhoofeen. Haddaba…

                                      Read More

                                        Baarlamaanka Soomaaliya Oo Ka Laabtay Mooshinkii Ka Dhanka Ahaa Madaxweyne Xassan Sheekh

                                        Muqdisho,26sep,2015(QJ/SDN)-War ka soo baxay baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in la laalay mooshinkii ka dhanka ahaa madaxwaynaha dalka Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud. Mooshinka ayay horay ugu soo gudbiyeen baarlamaanka xildhibaanno sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ay u soo jeedinayaan eedo dhowr ah. Warka ayaa lagu sheegay in xalka la gaadhay kadib markii xildhibaanno…

                                        Read More