UK: Caruurta Aan Guurka Ku Dhalan Oo Kusii Badanaysa
London,26sep,2015(QJ/SDN)-Sida qaabka dhalmada isu badashay, ayey tiro dhawaan soo baxday muujineysay in Scotland iyo waqooyiga UK, ay ka mid noqdeen tirada gobolada qoysaskii rasmig ahaa ay hoos u dhaceen. Warbaahinta UK ayaa 2013kii saadaalisay in badi caruurta 2016ka uurka gali doonta aysan nidaamka isqabidda ku dhalan doonin, maadaama uu guurka hoos u dhacay. Ku dhawaad…
