admin

UNta oo sheegtay in Qasa xasuuq ka socdo

NY November 14, 2024(QJ) -Dagaalka Israa’iil ee Gaza ayaa muujinaya astaamaha xasuuqa, guddi Qaramada Midoobay ah ayaa sidaa sheegay maanta, iyagoo ku eedeeyay Israaiil inay gaajo u adeegsadeen sida hub dagaal. Warbixin la daabacay Maanta ayay Guddiga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u saartay habdhaqanka Dhaqanka Israa’iil ayaa ku eedeeyay Israa’iil “inay gaajo u adeegsato…

Read More

Saaka oo Somaliland looga dreerayo Doorashooyinka

Hargeysa November 12, 2024(QJ)-Maanta  ayaa guud ahaan Somaliland waxa loo dareerayaa doorashooyinka la isku geeyey ee madaxtooyada iyo xisbiyada siyaasadda. Doorashooyinkan ayaa muddo laba sano ah dib u dhac ku yimid, kadib markii la isku qabsaday shuruucda doorashada, iyadoo xukuumaddu doonaysay inay marka hore qabato doorashada xisbiyada siyaasadda si ay murashaxiinta xisbiyadu ugu soo baxaan…

Read More

Xildhinaanada labada aqal ee Puntland oo taageeray Doorashooyinka Jubaland

Muqdisho November 12, 2024(QJ)- War saxaafadeed ay soo saareen Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee laga soo doortay deegaanada Puntland ayaa si weyn loogu taageeray doorashada la qorsheynayo in ay ka dhacdo maamulka Jubaland. Xildhibaanadan oo gaaraya 26 ayaa sidoo kale si adag uga soo horjeestay muddo kororsi ay dowladda Federaalka Soomaaliya u…

Read More

Baarlamaanka oo u gogol xaaray qabashada doorasho Qof iyo Cod ah

Muqdisho November 11, 2024(QJ)-Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan wada jir ah, waxaana ay qaadeen tallaabo diyaargarow ah oo ku aadan sidii doorasho hal qof iyo hal cod ah ay u dhici lahayd. Xildhibaanada ayaa ansixiyay habraaca kulammada wadajirka ah ee looga baahan yahay inay ansixiyaan saddex hindise sharciyeed oo…

Read More

Sucuudiga oo ku baaqay in Falastiin la aqoonsado

Riyadh November 11, 2024(QJ) -Dhaxal sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ayaa ku booriyay Israa’iil inay joojiso gardarada ay ku hayso Gaza iyo Lubnaan, intii uu socday shir madaxeedkii madaxda Carabta iyo Muslimiinta ee ka dhacay Riyadh, isagoo cambaareeyay rabshadaha ka dhanka ah Falastiiniyiinta iyo Lubnaan. Wuxuu ugu baaqay caalamka in la aqoonsado dowladnimada Falastiin. OIC…

Read More

Midawga Africa oo Itoobiya ka reebay ciidamada Nabad ilaalinta Soomaaliya

Addis Ababa November 10, 2024(QJ) -Midowga Afrika ayaa go’aamiyay in ciidamada ka qeyb galaya howlgalka nabad ilaalinta ee Soomaaliya ay ka imaanayaan oo kaliya wadamada ixtiraamaya madax banaanida Soomaaliya. Guddiga Midowga Afrika oo fulinaya go’aannada iyo howlgallada maalinlaha ah ee Midowga Afrika, ayaa la tashiyo la sameynaya dalalka Afrikaanka ah ee muujiyay inay diyaar u…

Read More

Soomaaliya oo Itoobiya ka saaratay dalalka ciidamada u soo diraya

Muqdisho November 09, 2024(QJ)-Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah maanta u xaqiijisay in Itoobiya laga saaray liiska dalalka ka qeyb galaya howlgalka cusub ee Midowga Afrika oo Soomaaliya ka billaabanaya horraanta sanadka 2025-ka. Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/qaadir Maxamed Nuur, ayaa xaqiijiyay in Itoobiya si rasmi ah looga reebay howlgalka Midowga Afrika ee…

Read More

QM oo xafiis cusub ka furtay Muqdisho

Muqdisho November 09, 2024(QJ)-Mas’uuliyiin sarsare oo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay ka mid yihiin wasiirro, wakiillada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya iyo diblumaasiyiin ku sugan magaalada Muqdisho ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda furitaanka xafiiska Qaramada Midoobay ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS). Xafladda ayaa lagu muujinayey isbedelkii ka dhacay Xafiiska Qaramada…

Read More

Israeli football supporters clashed with pro-Palestinian protesters in Amsterdam

Amsterdam November 09, 2024(QJ) -On Thursday night, Israeli football supporters clashed with pro-Palestinian protesters before and after a European football match between Maccabi Tel Aviv and Ajax in Amsterdam. A member of the Amsterdam city council stated that Israeli supporters instigated the violence after arriving in the city and attacking Palestinian supporters during the match….

Read More

Xildhibaano ka soo jeeda Jubaland oo wadatashi ugu tegay Axmed Madoobe

Kismaayo November 07, 2024(QJ) -Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya u matalaya Jubbaland ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo. Waxaa soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan Jubbaland, waxaana ay ka jawaabeen baaqii ka soo yeeray Madaxweyne Axmed Madoobe ee ahaa in shir wadatashi ah oo looga hadlayo xaalada siyaasadeed. Madaxweyne Madoobe oo ka soo…

Read More

Danish People support Palestinian statehood

Copenhagen November 07, 2024(QJ)  -A survey conducted about the Gaza conflict has shown that 54.3% of Danes support banning the export of Danish weapons to Israel. Human rights organizations, including Amnesty International, have repeatedly called for an arms embargo on Israel, citing numerous human rights violations. This survey, conducted by Analyze Danmark for the Danish…

Read More

Mareykanka oo horumarinaya Booliska Soomaaliya

Muqdisho November 06, 2024(QJ)-Sarreeye Gaas Asad Cismaan Cabdullaahi Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay khubaro ka socotay Hay’adda FBI-da oo uu kala hadlay tababarada iyo dib u habeynta Ciidanka Booliska. Khubarada FBI-da ayaa bogaadisay dadaallada lagu casriyeynayo booliska, waxaana ay ballan qaadeen in ay ka taageeri doonaan ciidamada Booliska Soomalaiya dhanka…

Read More

Madaxweyne Xasan oo shir Maalgashi ah uga qeybgalay Jarmalka

Barlein November 06, 2024(QJ)-Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay Shirka Maalgashiga ee Jarmalka iyo Afrika, ee sare loogu qaadayo fursadaha maalgashi ee Soomaaliya iyo dadaallada dowladda ee horumarka iyo xasilloonida. khudbad uu madaxweynuhu madasha ka jeediyay Wuxuu carrabka ku adkeeyay muhiimadda iskaashiga caalamiga ah u leeyahay kobaca dhaqaalaha,…

Read More