admin

    ‘’Weerarrada Al-shabaab Macnahoodu ma aha inay dib u soo Xoogeysteen…’’ MADAXWEYNE XASSAN SHEEKH

    Muqdisho,18sep,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somalia Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ku Sheegay Wareysi uu siiyay Reuters in Deegaannadii ay Bishaan la Wareegeen Al-shabaab aysan Macnaheedu ahayn inay dib u soo laabanayso Awooddii Al-shabaab. Al-shabaab oo muddo sannado ah isku dayaysay inay xilka ka tuurto dowladda Somalia ee uu Caalamku Taageero ayaa bishan dib ula Wareegay Deegaanno ku yaalla Bartamaha…

    Read More

      Loxooxdu Ma Sababtaa Gaastari?

      Tanniyo markaan garaadsaday waxaan maqli jiray uun gaastari baa heblaayo iyo hebel ku dhacday.  Heblaayo kale waa basted oo dhiig baa ay hunqaacaysaa. hebel gaastaridii baa ku qaraxday iyo sheekooyin kale oo ay u badan yihiin laxooxda ay soomalidu aroor kasta cunayso ayaa u sabab ah gaastaridan. inbadan oo aan  ku jiraana waayadii hore habeenkii…

      Read More

        Budhcad Xalay Gashay Suuqa Ganacsiga Sunrise ee ku Taallo Xaafadda Islii ee Nairobi – DAAWO SAWIRRADA

        Nairobi,15sep,2015(QJ/SDN)-Suuqa ganacsiga Sunrise Shopping Mall oo ka mid ah Xarumaha Ganacsi ee ku yaallo jidka sagaalaad ee xaafada Eastleigh (Islii) ee Nairobi, ayaa wali xiran kadib markii xalay ay galeen koox tuugo ah oo looga shakiyay iney horay oga shaqeyn jireen suuqaas. Marwo Jawaahir Mohamed oo ah Wakiilka Golaha Deegaanka ee Galbeedka Xaafada Islii, ayaa…

        Read More

          Qarax lagu xidhay Gaadhi uu watay nin Injineer ah oo Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho

          Muqdisho,15sep,2015(QJ/SDN)-Ugu yaraan hal qof ayaa ku Geeriyooday ruux kale oo ahaa ninkii Injineerka ahaa ee gaariga watay ayaa ku dhaawacmay Qarax goor-dhow ka dhacay Xaafadda Xamar-jajab ee Magaalada Muqdisho.   Qaraxan ayaa la sheegay inuu ahaa mid lagu xiray baabuurkan uu watay Injineerka oo ahaa Soomaali, iyadoo aan la ogeyn cidda ku xirtay Qaraxa gaarigan,…

          Read More

            Xukuumadda Somaliland Oo Xabsiga Dhigtay Boqor Raabi Yuusuf Cabdillaahi + Xildhibaan Weli Axmed Xaawa Oo Canbaareeyay Xadhiga Boqorka

            Hargeysa,15sep,2015(QJ/SDN)-Boqor Raabi Yuusuf Cabillaahi oo ka mid ah dhaqan Somaliland ayaa shalay ciidamada Bileyska Somaliland Xabsiga U taxaabeen, iyadoo wararka aanu helayno ay sheegayaan in boqorka loo xidhay fikirkiisa ku aadan Mashruuca Banka Qoolcadey ee xukuumadda Somaliland daba ka riixayso. Xadhiga Boqor Raabi Yuusuf Cabdillaahi ayaa waxa si kulul u canbaareeyay Xildhibaan Weli AXxmed Xaawa,…

            Read More

              Lugooyada Jamaal, Lurta Cabdiraxmaan Iyo Lulashada Muuse!

              Abuurida fursadaha siyaasiga ahi marba waxay leeyihiin heerar kala duwan kuwaas oo meertadu jaangooyn u tahay. Gaadhida hanka siyaasaddeed waa mid u baahan ka baaran dag badan iyo feejignaan dheeraada oo ay ku lamaan tahay taxadar iyo heelanaan leh hamuun sare! Dabcan markaynu ka hadlayno fursad iyo gaadhideeda waxaan meesha marnaba ka madhnaanay caqabadaha iyo…

              Read More

                Hundreds of Fighters Aligned to Opposition Demhit Force their way out of Eritrea, Return to Ethiopia

                Somalilandsun- A statement given by the joint counter-terrorism force of the Ethiopian Federal Police and National Intelligence and Security Agency announced that Mola Asgedom, the leader of the opposition Tigray People’s Democratic Movement (Demhit) and nearly eight hundred fighters, defeating Eritrean army units sent to stop them, fought their way out of Eritrea and into…

                Read More

                  OGAYSIIS: Aragtida Maxalliga Ah Iyo Aragtida Caalamiga Ah Ee Tahriibta

                  Ururka Dhalinyarada Aqoonyahanka Somaliland/Somaliland Educated Youth Organization (SEYO), Waxay kugu marti qaadayaan inaad kala soo qayb gasho Bandhig Cilmiyeedka Uu Cinwaankiisu Yahay Aragtida Maxalliga Ah Iyo Aragtida Caalamiga Ah Ee Tahriibta, kaas oo uu qaban doono Aqoonyahan Cali Ibraahim Maxamed (Cali Sanyare) Habeenka sabtidu ay soo galayso Taariikhtudan ay tahay 18-Sep-2015 Saacadda: 6:30 – 8:00…

                  Read More

                    Xiisad Colaaddeed Oo Ka Taagan Deegaanka Qoriley iyo Hub Urursi Xoogg Leh Oo Halkaasi Ka Socota

                    Qoriley,14sep,2015(QJ/SDN)-Wararka naga soo gaadhaya deegaanka Qoriley ee gobolka sool ayaa sheegaya in halkaasi ay ka jirto sansaan colaadood oo laga cabsi qabo in saacadaha soo socda halkaasi dagaal ka qarxo, hub urursi iyo gurmad badan oo ka jira deegaanadaas ayaa nasoo gaadhaya, waxaana arrintani ay ka danbeysay ka dib markii halkaasi ay dhawaan kolonyo ciidamo…

                    Read More

                      Baashe Maxamed Faarax Oo U Jawaabay Suldaan Sabayse Iyo Cali Guray Kana Halday Dagaalkii Dhex Maray Isaga Iyo Cabdiraxmaan Cirro.

                      Hargeysa,14sep,2015(QJ/SDN)-Gudoomiye xigeenka Koowaad ee golaha wakiilada somaliland ayaa markii ugu horeysay ka jawaabay eedo uga yimid sulaadiin iyo siyaasiyiin, waxaana uu yidhi “Cali Guray hadalku ku hadlay ma ahayn mid qof masuul ah ama shakhsi miyir qaba ku hadlo, gabadh garcatay iyo fawaaxishkii uu ku maah maahaayay, wax aan anigu ku hadli karo ama ii…

                      Read More

                        Nuxurka Khudbad Dhinacyo Badan Oo Uu Madaxweynaha Soomaaliya Jeediyay.

                        Muqdisho,14sep,2015(QJ/SDN)-Dhamaantiin, Waxaa farxad ii ah, inaan dhammaan shacabka Soomaliyeed meel kasta oo uu joogo, kala qeyb qaato, munaasabadda lagu xusayo, sannad-guuradii 3aad ee ka soo wareegtay, muddadii ay jirtay xukuumadda rasmiga ee Federaalka Soomaaliya. Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, waxay halgan dheer iyo hawl-badan u gashay, sidii dalka iyo dadka Soomaaliyeed, amnigiisa loo soo celin lahaa, daganaansho…

                        Read More

                          Mareykanka oo Warbixin ka soo saaray wada hadalada Madaxda Somalida ee Magaalada Kismaayo

                          Muqdisho,14sep,2015(QJ/SDN)-Mareykanka, ayaa wuxuu si weyn u taageeray wada hadalada maanta lagu soo gaba gabeeyay Magaalada Kismaayo, ka dib markii ay ku yeesheen Madaxda Dowladda Somaliya & Maamul Goboleedyada. Dhinacyadan, ayaa waxay Sabtidii Magaaladaasi kaga qaybgaleen munaasabadda caleemo saarka Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), taasina ay sahashay in kulamo la isugu keeno.  …

                          Read More