Dagaallo Khasaare Nafeed Sababay oo Mar kale Maanta ka dhacay Degmada Caabud-waaq
Caabud-waaq,9sep,2015(QJ/SDN)-Ugu yaraan Afar Ruux oo ka mid ah dhinacyo ku dagaalamay maanta degmada Caabud-waaq ee Gobolka Galguduud ayaa ku geeriyooday, iyadoo ay ku dhaawacmeen dagaalka toban ruux oo kale. Dagaalkan ayaa u dhexeeyay ciidammo ka kala tirsan Ahlusunna iyo Galmudug oo isku haya gacan ku haynta degmadaas, iyadoo Dhinacyadan uu dhinac Walba ku eedeynayso kooxda…
