admin

    Rapper K’naan Performs Hajj

    MOGADISHU,Sunday September 13, 2015 – Somali-Canadian rapper K’naan Warsame has posted photos on social media while performing hajj in Saudi Arabia with his family, in an action that was praised by his fans. “Standing before Al-Masjid Al-Nabawi, with the prophet Muhammad’s (pbuh) house and burial site behind me, Madinah is a living and breathing history,…

    Read More

      From Somaliland to Harvard

      CAMBRIDGE, Mass. — OF the millions of young men and women settling into college dorms this month, one of the most unlikely is Abdisamad Adan, a 21-year-old beginning his freshman year atHarvard. Some of his 18 siblings are illiterate and never went even to first grade, and he was raised without electricity or indoor plumbing…

      Read More

        Xukuumadda Iyo Tijaartii Oo Ku Shuraakoobay Boobka Hantida Qaranka Oo Xaalufinaya Dantii Guud!!!. Mawliid Axmed Jibriil

        “Nina dhismihisuu kugu dhabar jabay nina dheef buu kugu dhabar jabay” laba nidaam (System) ayaa dhaqaalaha waddanka lagu hogaamiyaa waa mid cashuurta 100%  la qaado oo xukumaddu naaxdo iyo mid cashuur fudud xukumadu qaado oo shirkadaha iyo ganacsigu naaxo oo shaqooyin dalka ay ka abuuraan, xukumadihii hore ee UDUB waxay qaateen Nidaamka cashuurta la fudaydiyo,…

        Read More

          “Weligay wax Kulmiye ka liita oo ka boob badan maan arag…”Jamaal Cali Xuseen oo Ka Hadlay Dagaalka Golaha Wakiilada

          Hargeysa,12sep,2015(QJ/SDN)-Musharaxa xisbiga Ucid Jamaal CalI Xuseen oo ka hadlay dagaalkii gacanka hadalka ahaa ee golaha ku dhex maray gudoomiyaha iyo ku xigeenkiisa waxa uu si kooban barta bulshada ee Facbook ugu soo qoray sidan “Sidani Dawladnimo maahee waa Budhcadnimo; maanta Ninka Dagaalka ka dhex bilaabay Golaha Wakiiladda Ee Cirro ku Qaad qaaday waa Baashe, hadduu…

          Read More

            Shir Gudoonka iyo Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Isku Faro Saaray Mooshin Laga Keenay Go’aankii Golaha Wakiiladu Ku Laalay Wareejinta Haamaha Shidaalka.

            Hargeysa,12sep,2015(QJ/SDN)-Golaha wakiilada Somaliland ayaa fadhigii saaka ay iskugu yimaadeen la hor keenay mooshin ku saabsan  go,aankii hore ee golaha wakiiladu ka gaadhay wareejinta haamaha shiidaalka Berbera. Fadhiga saaka ee golaha wakiilada Somaliland ayey mudanayaasha muxaafidka ahi  keeneen mooshin la xidhiidha in golaha dib loogu soo celiyo go,aankii ay hore uga gaadheen wareejinta haamaha shiidaalka, kaas…

            Read More

              ”Wax kale Ma Aha Ee Cunista Qaadku Waa Adigoo 10Koob Oo Kafee Ah Cabay Uun…” Mo Faarax Oo Su’aalo Adag La Weydiiyay

              London,12sep,2015(QJ/SDN)-Maxamed Faarax (Mo Farah), ayaa caawa marti ku ahaa barnaamijka dadka caanka ah lagu waraysto ee Piers Morgan Life’s Stories ee uu baahiyo ITV. Su’aalo badan oo noloshiisa gaarka ah quseeya ayaa la weyddiiyay. Waxa uu ka warramay waxyaabo badan oo uu yaraantiisii soo maray oo ay ka mid ahayd; afar jirkiisii mar uu Jabbuuti…

              Read More

                Cali Khaliif Oo Sheegay In Uu Wada Hadal La Furayo Somaliland

                Ballicad,12sep,2015(QJ/SDN)-Horjoogaha Koxda Khaatumo Cali Khaliif Galaydh oo ka Hadlay  shir aya kooxdisu ku lahayd Magalada Ballicad ayaa Waxa uu Sheegay inay Wakhtiga Awood Ahaan liitaan Loona baahanyahay inay wadahadal la furan Jamuuriyada Somaliland Cali Khailf oo arimaha ka hadlaya ayaa yidhi “dhankasta markii aan ka istaagnay waxaanu ka badin waynay inaanu wadahadal la galo soomaaliland,…

                Read More

                  Mustaqbalka Madaxweyne Xasan Sheekh Saddex Sanno kadib !!!

                  Muqdisho,12sep,2015(QJ/SDN)-Bishii September 10-dii ee sannadkii 2012-kii, ayaa waxa uu Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamoud waxa uu ku guuleystay Doorashaddii Madaxtinimadda, oo ay kula baratameen 25 Musharax oo kala ahaa:- C/raxmaan Macalin Baadiyow, C/waaxid Cilmi Goonjeex, C/llaahi Axmed Caddow, C/wali Maxamed Cali Gaas, Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, Axmed Ismaaciil Samatar, Xasan Sheekh Maxamuud, Shariif Sheekh Axmed, Yuusuf Garaad…

                  Read More

                    Galmudug Oo Sheegtay in Ahlu Sunada Gobolada Dhexe Ay Taageero Ka Hesho Dowladda Iraan

                    Cadaado,12sep,2015(QJ/SDN)-Maamulka Galmudug, ayaa maanta waxa uu Ururka Ahlu Sunna uu ku eedeeyay in taageero uu ka helo Dowladda Iran, isla-markaana uu faafinayo madaahiibta Shiicada. Wasiirka Warfaafinta Maamulka Galmudug, Maxamuud Aadan Cismaan oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Cadaado, ayaa si adag u sheegay in Ahlu Sunada ka arrimisa Magaalooyinka Dhuusamareeb, Guriceel iyo Matabaan, ay hub…

                    Read More

                      Mecca crane collapse: 87 dead in Saudi Arabia

                      At least 87 people have died after a crane collapsed on the Grand Mosque in the Muslim holy city of Mecca, the Saudi Arabian government has said. More than 180 people were injured in the accident, the country’s civil defence authority said on Twitter. Images from the scene showed part of a huge red crane…

                      Read More

                        FAAHFAAHIN:Wiish Weyn Oo Ku Soo Dumay Masaajidka Xaramka Ee Magaalada Makka iyo 87 Qof Oo Ku Dhimatay

                        Makka,11sep,2015(QJ/SDN)-Ugu yaraan 87 Ruux ayaa ku dhintay, in ka badan 180 ruux oo kalena way ku dhaawacmeen Masaajidka Maka Al-Mukarama ee dalka Sucuudiga kaddib markii uu kusoo dul-dhacay Wiish kuwa dhismaha ahi. Wiishkan, ayaa ku taagnaa dhismaha u dhaxeeya Safa & Marwa, waxa uuna ku soo dhacay barxadda ku taala dhabarka dambe ee Maqaamu Ibraahiim,…

                        Read More

                          Dad badan oo ku Dhintay XARAMKA kaddib Markii uu ku Dul-dhacay Wiish Weyni + Daawo Sawirrada

                          Makka,11sep,20159QJ/SDN)-Ugu yaraan 62 Ruux ayaa ku dhintay, in ka badan 80 ruux oo kalena way ku dhaawacmeen Masaajidka Maka Al-Mukarama ee dalka Sucuudiga kaddib markii uu kusoo dul-dhacay Wiish kuwa dhismaha ah. Hay’adda Difaaca Madaniyiinta ee Sucuudiga ayaa Sheegtay in Dadku ay dhinteen kaddib Wiish kuwa dhismaha ah ku habsaday Qaybo ka mid ah Masaajidka…

                          Read More

                            Madaxweyne Siilaanyo Oo Shacabka Ka Tacsiyaydeeyay Marxuum Sheekh Axmed Nuur Odawaa Oo Maanta Hargaysa Ku Geeriyooday

                            Hargeysa,11sep,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu tacsi u dirayaa, Dr. Cusmaan Sheekh Axmed Nuux, isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid Aabihii Marxuum Sheekh Axmed Nuur Odawaa oo maanta 11/09/2015 ku geeriyooday Hargeysa. Sidoo kale waxa uu madaxweynuhu tacsi taasi la mida u dirayaa Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii Asxaabtii iyo Shacbiga Somaliland ee…

                            Read More

                              Telefiishanka N1TV Oo Shaqadii Ka Caydhiyay Sawir Qaade Si Xun Ula Dhaqantay Muhaajiriin

                              Hargeysa,10sep,2015(QJ/SDN)-Muuq baahiyaha N1TV ayaa xaqiijiyay in uu shaqadii ka joojiyay haweenay sawirqaade ahayd oo lagu magaacabo Petra Laszlo, ka dib markii ay si xun ula dhaqantay Qaxooti ka cararayay Askarta dalka Hungary.   Qaxootigan ayaa ka soo cararaayay xadka Hungary la wadaagto waddanka Serbia, iyagoo damacsan inay magangalyo ka helaan wadamada Hodanka ah ee Qaarada…

                              Read More

                                Waalidiinta 40 dhalinyaro ah oo Puntland laga tahriibiyay oo sheegay in caruurtooda Daacish ku biireen

                                Boosaaso,10sep,2015(QJ/SDN)-Dhalinyaro Somaliyeed oo tiradooda lagu qiyaasay 40 ayaa doon laga saaray deegaanka Dur-duri oo ka tirsan gobolka Sanaag, dhalinyaradaasi oo waalidiintooda ay sheegeen in caruurtooda la qalday oo loo wado dalka Yeman si ay ugu barbar dagaalamaan kooxda Daacish. Waalidiinta caruurtaan oo la hadlay idaacadda VOA ayaa waxay sheegeen in caruurtoodu dul saaran yihiin doon…

                                Read More