admin

    Xarakada Al-shabaab oo Soo Bandhigtay SAWIRRADA Weerarkii ay Todobaadkii hore ku qaaday Xerada Jannaale

    Muqdisho,7sep,2015(QJ/SDN)-Al-shabaab ayaa soo Bandhigtay Maanta SAWIRRO Muujinaya Weerarkii ay 01-dii bishan September ku Qaadday Saldhig Ciidanka AMISOM ku leeyihiin deegaanka Jannaale ee Gobolka Shabeellada Hoose, iyagoo sheegay inay ku dileen Weerarkaas Askar fara badan oo ciidamada AMISOM ee dalka Uganda ka socda ka tisranaa. Weerarka oo ahaa ugu Xumaa oo ay Al-shabaab ku Qaaddo saldhigyada…

    Read More

      Somaliland Oo Ka Hadashay Ujeedka Wefti Safar Ku Jooga Magaalada Jig-jiga

      jig-jiga,7sep,2015(QJ/SDN)-Dowladda Somaliland ayaa markii ugu horreysay ka hadashay ujeedka wefti wasiiro ah safar ku tagay dalka itoobiya gaar ahaan magaalada Jig-jiga iyadoo halkaasi ay kulamo iyo shirar kula qaateen qaar ka mid ah madaxda dowladd degaanka soomaalida iyo dowladda fadaraalka itoobiya, Haddaba weftigan oo uu hogaaminaayay Wasiirka arrimaha dibedda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa sheegay…

      Read More

        Daawo Dhalinyaro Laga Soo Badbaadiyay Badweynta + Warbixin Murugo Leh!

        Millano,7sep,2015(QJ/SDN)-Dhallinyaro fara badan oo Soomaaliyeed ayaa laga soo badbaadiyay Shalay Xeebaha Dalka Talyaaniga, Halkaasoo tahriibayaal fara badan oo Afrikaan iyo Carab ah ay sannad walba maraan si ay u gaadhaan Qaaradda Yurub. Haddaba dhalinyaradan ayaa marka aad aragtid jidh dilka loo gaystay iyo dhibta ka muuqata jidhkooda ayaa waxaad dareemaysaa dhibka ayb kala soo kulmeen…

        Read More

          Wasiirka Dhaqaalaha iyo Maaliyada Djbouti Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wafti Kasocda Sanduuqa Lacagta Aduunka

          Jabuuti,7sep,2015(QJ/SDN)-Wasiirka Dhaqaalaha iyo Maaliyada Dalka Djbouti Ilyaas Muuse Dawaale ayaa, maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Wafti sare oo ka socda Sanduuqa Lacagta Aduunka, kuwaas oo kala xaajoodey doorka dhaqaalaha dalka Djbouti ee Wakhti xaadirkan iyo hurumarinta dhinacyada Ganacsiga. Wasiirka Dhaqaalaha iyo Maaliyada dalka Djbouti Ilyaas Muuse Dawaale oo xogwaran kasiiyay hindisayaasha dhinaca dhaqaale ee Dalka Djbouti…

          Read More

            Tunisia oo ka cabsi qabta Weeraro Qaraxyo ah oo ka dhaca Caasimada dalkaasi

            Tunis,7sep,2015(QJ/SDN)-Masuuliyiinta dowlada Tunisia ayaa ka digay suurta-galnimada weeraro loo adeegsado gaadiid oo ka dhaca caasimada dalkaasi ee Tunis, waxaana la mamnuucay in gaadiidka qaar adeegsadaan qeybo kamid ah magaalada caasimada ah. Arinta mamnuucida gaadiidka ayaa ka dambeysay markii laamaha amaanka dalkaasi ay ogaadeen warbixino la xidhiidha weeraro la qorsheeyay oo lala damacsan yahay caasimada dalka…

            Read More

              Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Jigjiga Shir Kula Leh Itoobiya

              Hageysa,7sep,2015(QJ/SDN)-Waxa magaalada Jig Jiga gaadhey wafti balaadhan oo uu hogaaminaayo wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland,waxaana waftigaasi kamid ah wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland . waftigan ayaa si balaadhan loogu soo dhoweeyey magaalada Jig Jiga,iyada oo ay halkaasi kaga hor yimaadeen xubno kamid ah wasiiradda Dawlada Federalka ah ee Ethiopia iyo kuwa dawlad degaanka Soomaalida. HALKAN HOOSE KA…

              Read More

                Madaxweynaha Somaliland Oo Imaaraatka Ka Tacsiyadeeyey Ciidammo Dhowaan Kaga Dhintay Waddanka Yemen

                Hargeysa,6sep,2015(QJ/SDN)-Sida lagu sheegay qoraal caawa kasoo baxay Qasriga Madaxtooyada Somaliland Uuna ku saxeexan yahay Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Siilaanyo Waddanka Imaaraatka Carabta Ka Tacsiyadaynayo Ciidammo dhowaan kaga dhintay Waddanka Yemen waxana qoraalkaas oo nuqul ka mid ahi soo gaadhey shebekeddan Oodweynenews u dhigan yahay sidan:- TACSI MADAXWEYNE – 06/09/2015 Madaxweynaha Jamhuuriyada…

                Read More

                  Faysal Cali Waraabe Oo Riwaayad Ku Tilmaamay Heshiiskii Shalay Dowladda Soomaaliya La Saxeexatay Shirkadda Spectrum ASA

                  Hargeysa,6sep,2015(QJ/SDN)-Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Markii Ugu Horraysay ka hadlay heshiis shalay ay dowladda Soomaaliya la saxeexatay shirkadd shidaal Sahmin ka bilaabi doonta Xeebaha Dalka Soomaaliya shirkaddaasi oo lagu magacaabo Spectrum ASA. Heshiiskaasi oo la sheegay in lagu sahminayo dhul-badeed baaxaddiisu dhan tahay 28,000 km oo lagu Sameynayo sahanka…

                  Read More

                    Mobile Saddex Bilood Hal Mar Dab U Baahanaya, Telefoonnada Kalana Dab Siinaya.

                    Hargeysa,6sep,2015(QJ/SDN)-Shirkadda GT Star oo xarunteedu tahay Hong Kong ayaa soo saartay talefan ka gacanta ah oo le’eg kaadhka bangiyada lacagta lagala baxo ama kaadhka aqoonsiga, dhumucdiisuna tahay 5.5 Millimeter oo keliya. Talefankan oo ay shirkaddu u bixisay Janus One waxaa lagu qaadan karaa shandadda jeebka ee lacagta lagu gurto. Waxaana loogu talogalay in laga isticmaalo…

                    Read More

                      Ninka Ugu Gaaban Adduunka Oo Geeriyooday

                      Hargeysa,6sep,2015(QJ/SDN)-Ninka Ugu Gaaban Caalamka Oo lagu magacaabo Chandra Bahadur Dangi  oo 75 jir ahaa ayaa Geeriyoodaydalka maraykanka habeenkii uu jimcuhu soo galayey. Chandra oo magacan iyo caan-nimada uu helay aan war iyo wacaal toona u aheyn inuu caalamka ugu gaabnaa ayaa isaga sugnnaa tuulo ku taal buuralleyda baadiyaha dalka Nepal waxaase calaf u galay magacaasi…

                      Read More

                        Daawo Sawirro Muujinaya Sidii Xarakada Al-shabaab Ula Wareegtay Degmada Kurtunwaarey

                        Kurtunwaarey ,5sep,2015(QJ/SDN)-Ciidamada Xarakada Alshabaab ayaa shalay la wareegay gacan ku haynta Magaalada Kurtunwaarey ee gobolka Shabeelaha Hoose kadib markii ay ka baxeen Ciidamada AMISOM oo qabtay Magaalada Buulo-mareer ee shabeelaha Hoose Haddaba Halkan Hoose Ka Daawo Sawirro Muujinaaya Siday Al-shabaab U Qabsatay Magaalada Kurtunwaarey:    QJ/SDN: Kurtunwaarey

                        Read More

                          Dowladda Soomaaliya oo Maanta Heshiis Sahmin Shidaal ah la Saxeexatay Shirkada Spectrum ASA

                          Muqdisho,5sep,2015(QJ/SDN)-Dowladda Soomaaliya ayaaa maanta hesiis la xiriira sahminta shidaalka Somalia la saxiixatay shirkadda Spectrum ASA, kaas oo ay dowladdu sheegtay inay qayb ka tahay qorshayaasha lagu soo saarayo Shidaalka Somalia. Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Somalia oo saxiixday hesiiskan ayaa waxay sheegay inay ku faraxsan tahay inay baahiso in dowladda Federaalka Somalia ay la gashay heshiis…

                          Read More