admin

    DAAWO:BAARLAMAANKA YURUB IYO TAAGEERADA XILDHIBAAN JAMES CARVER EE QADIYADDA ICTIRAAFKA SOMALILAND

    London,9july,2015(QJ/SDN)Xildhibaan James Carver oo xubin ka ah Baarlamaanka Yurub, kana tirsan Xisbiga Independence Party (UKIP) ee dalka Ingiriiska, isla markaana ka mid ah mudanayaasha caanka ah ee  taageera qadiyadda madaxbannaanida Somaliland, fagaare kastana uga ololeeya  ictiraafka Somaliland ayaa  ugu baaqay fadhiga mudanayaasha Baarlamaanka Yurub inay tixgeliyaan aqoonsiga caalamiga ah ee Jamhuuriaydda Somaliland mudantahay oo xilligan…

    Read More

      Haay’adda Maamusha Duulimaadka Hawadda Somaliland Iyo Somaliya Oo Shir Ay Nairobi Ku Qabatay Lagu Kala Kacay.

      Nairobi,9july,2015(QJ/SDN)-wararka ka imanaya Magaaladda Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya,ayaa sheegaya in laysku af-garan waayay,isla markaana lagu soo kala kacay Shir halkaas ku wada lahaayeen Xukuumaddaha Somaliland,Somliya iyo Haay’adda Qaramadda Midoobay u qaabilsan Duulimaadyada ee magacaceedda loo oo gaabiyo ICAO. Warku waxa uu intaas ku darayaa in kulanku soo af-xidhmay ka dib markii Xubnihii ka socday…

      Read More

        THE SURREPTITIOUS MATERIAL FROM THE TATTLETALE

        It is hilarious and absurd that the gaoled international secret information publisher known as the WikiLeaks exposed a secret data between Somaliland, Puntland and Somalia. For the reason that the re-unification turned out to be an indispensable phenomenon for the Somalis once again. This currently shows the impression of cul-de-sac, or in other words, impasse…

        Read More

          Hargeysa Oo Noqotay Magaalo Maalinba dhan Loo jeesto Iyo Amar kale oo lagu badalay isku socodka waddooyinka magaalada.

          Hargeysa,8july,2015(QJ/SDN)-Maayar xigeenka Caasimada hargeysa Cabdicasiis Cagaweyne iyo Taliya taraafikada ayaa maanta si rasmi ah ushaaciyay in isbedel lagu sameeyay qaar kamid wadooyinka halbawlaha u ah caasimada Somaliland ee Hargeysa. Masuuliyiintani waxay sheegeen in Gebi ahaan isbedel lagu sameeyay wadada Wadnaha ee magaalada Hargeysa taso hormarta Madaxtooyada Somaliland loona qaadi dhinaca galbeed balse iminka ay gawaadhidu…

          Read More

            Howlgal 200 ruux lagu xidhay oo Gaalkacyo laga sameeyay iyo Saraakiisha oo ka hadashay

              Galkacyo,july8,2015(QJ/SDN)-Ciidamada ammaanka Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ayaa sameeyay howlgalo ay ammaanka ku xaqiijinayaan, waxaana howlgalkaasi lagu soo qabtay ku dhawaad 200 oo ruux. Xaafadaha Waqooyiga Magaalada Galkacyo ayaa howlgalkaan laga sameeyay, dhalinyarada lasoo qabtay ayaa la sheegay inay yihiin qaar amniga qal qal gelinaayay iyo kuwa habeenkii laga seexan waayay Xaafadaha Magaalada Gaalkacyo. Guddoomiye ku…

            Read More

              Madaxweynaha Kenya oo Isbitaalka ku booqday dadkii Shabaabka ay ku dhaawaceen weerarkii Mandheera

              Mandhera,8july,2015(QJ/SDN)Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa gelinkii dambe ee shalay isbitaalka Kenyatta ee magaalada Nairobi, wuxuu ku booqday dad ku soo dhaawacmay weerarkii Al Shabaab ay ka geysteen habeenkii tallaadada Suuqa Xoolaha ee Magaalada Mandheera.   Dadkaan dhaawacooda oo laga soo qaaday Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa shalay la dhigay…

              Read More

                Golaha Guurtidda Oo Markale Ganafka Ku Dhuftay Inay Dib Uga Laabteen Go’aankoodii Cayimidda Xilliga Doorashooyinka Madaxtooyadda Iyo Wakiiladda.

                Hargaysa: 8july,2015(QJ/SDN)-Golaha Guurtidda Somaliland ayaa markale ku adkaystay in aanay dib uga laabanayn go’aankii ay Xukuumadda iyo Wakiiladda mudo kordhinta ugu sameeyaan,kaas oo ay ku sheegeen inay Doorashadu Dalka ka qabsoomto Sanadka 2017-ka. Afhayeenka Golaha Guurtida Somaliland Cabdiqaadir Maxamed Xasan (indho-indho) oo maanta Warbaahinta la hadlayay ayaa sheegay in aanay habayaraatee aanay suural ahayn inay…

                Read More

                  Qurbaha Maxaa Naga qabsaday?! W/Q M. AhmedNur ( Giindhe )

                  Sheekadaan  ayaa ah  mid ka turjumeysa   dhibaatooyinka  kala duwan  oo  aan ka   dhaxalnay  imaanshaha  qurbaha.    Haddii aan  nahay  dhalinyaro, hooyoyin,  aabayaal,  iyo dhammaan intii timid  wadamada  qurbaha  gaar ahaan wadamada  reer  Yurub  ama  (European countries) ”Waxaan  shaki ku jirin,   in qof walbaahi oo wadamadaan joogaa uu kala kulmay  dhib iyo  dheef…

                  Read More

                    Garoonka Maxamed Mooge Miyaa La Hagraday Mise Waa Ogaal La’aanta Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha.

                    Hargeysa,7july,2015(QJ/SDN)-Xoghaya guud ee garabka dhalinyarada xisbiga waddani Cabdifatax Siciid Axmed, ayaa fariin adag u diray wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha somailand, xoghaye Cabdifatax oo fariin qoraal ah soo gaadhsiiyay shabakadda wararka ee Qurbejoog, ayaa farta ku fiiqay dayaca ka muuqda garoomada kubadda cagta ee ay xukuumadu ka masuulka tahay gaar ahaan garoonka Maxamed Mooge oo uu…

                    Read More

                      Gudoomiye Cirro oo fashiliyay heshiis dowladda Somaliland Ay la Saxeexatay dowladda fadaraalka Soomaaliya.

                      Hargeysa,6july,2015(QJ/SDN)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee waddani ahna gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland cirro ayaa maanta shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Hargeysa eed dusha uga tuuray  dowlada Somaliland isagoo sheegay in dowladda somaliland ay heshiis la saxeexatay dowladda fadaraalka soomaaliya, isagoo gduoomiye cirro sheegay in warkaasi uu yahay mid banaanka usoo baxay oo ay daabacday…

                      Read More

                        Muwaadiniin Soomaaliyeed oo Ku geeriyootay Duqeyn ka dhacday dalka Yemen.

                        Sanca,6july,2015(QJ/SDN)-Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaadhaya dalka Yemen, dad Somaliyed ayaa ku geeriyooday Duqeymaha diyaaradaha Isbaheysiga Sacuudiga ay ku garaacayaan dalka Yemen, gaar ahaan deeganada ay joogaan Xoogaga Xuutiyiinta. 24-saac ee lasoo dhaafay ayaa lasoo wariyay in Duqeyn ka dhacday Dalka Yemen ay ku dhinteen dad Somaliyed oo ka mid ah Somalida ku go’doonsan…

                        Read More

                          Maamulka Puntland oo iska indho-tiray doorashadii Madaxweynaha Gal-mudug sheegtayna in aanay wax Wadahadal Ah la furayn Maamulka Gal-mudug.

                          Garowe,6july,2015(QJ/SDN)-Maamul Puntland, ayaa waxa uu iska diiday in wada hadalo uu la furo Madaxweynaha Maamulka Galmudug, C/kariin Xuseen Guuleed, sababo la xidhiidha Puntland oo aan aqoonsanayn jiritaanka Galmudug. Madaxweynaha Galmudug, ayaa Sabtidii Magaalada Cadaado kaga dhawaaqay inay wada hadalo la furi doonaan Maamulka Puntland, isagoona muujiyay inaanay Galmudug halis ku ahayn jiritaanka Puntland. Wasiirka Wasaaradda…

                          Read More

                            Dib- isugu noqoshadu waa tubta haggaaga iyo toosinta qaranka

                            Haa, Waxa aynnu nahay bulsho rubuc qarni in ka badan dib-u-dhacsan oon dib-u-socosho mooyee hore-u-socosho lahayn. Waxa aynnu nahay bulsho gobol-gobol iyo reer-reer isugu muuqata. Horumar oo dhan waxa innaga hortaaggan xanuun iyo jirronnaan innaga ina haysa oo aynnaan se dareensanayn. Astaqfurullaah waa aynu dareensannahay se waxa aynnu luminnay caqligii iyo garashaddii aynnu isku badh…

                            Read More

                              Dagaal U Dhaxeeya Ciidamada AMISOM iyo Kuwa Dowladda Soomaaliya oo isku dhinac ah iyo Alshabaab oo ka soconaya Degmada Jalalaqsi

                              Jalalaqsi,6july,2015(QJ/SDN)-Wararka ka imanaya degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi uu Caawa dagaal culus ku dhexmaray Ciidamada Dowlada iyo Xoogaga Alshabaab. Degmada Jalalaqsi, ayaa waxaa laga maqlayaa rasaas iyo hubka culculus oo ay isku adeegsanayaan Ciidamada Militeriga iyo kuwa Alshabaab waxa ayna dadka deegaanka soo sheegayaan in dagaalka uu yahay mid culus. Dagaalka…

                              Read More

                                Maraykanka iyo Xulafadiisa Oo duqeeyay Magaalada Raqqa

                                Raqqa,5july,2015,(QJ/SDN)-Wararka ka imanaya dalka suuriya ayaa sheegaya in Ugu yaraan 20 dagaal yahan oo ka tirsan ururka Daacish ayaa lagu dilay duqeyn ay Mareykanka ka fuliyeen magaalada raqa ee dalka Suuriya. Sidoo kale lix qof oo shacab ah ayaa ku dhimatay duqeynta, dadkaasi waxay ku dhinteen iskuul la duqeeyay. Isbeheysiga uu Mareykanka hogaaminaayo ayaa sii…

                                Read More

                                  Giriigga oo afti u qaadaya qorshaha dayn bixinta ee Yurub.

                                  Athens,5july,2015(QJ/SDN)-Malaayiin qof oo reer Giriig ah ayaa maanta u codeynaya afti ku saabsan in la diidaayo ama la aqbalaayo qorshaha dayn bixinta ee dalkaasi ay u soo jeediyeen Yurub. ra’iisul wasaaraha Giriiga isagoo codkiisa dhiibanaaya, Alexis Tsipras, waxa uu sheegay in aanu jiran qof diidi kara rabitaanka shacabka. Xisbigiisa ayaa waxa ay dadka horey ugu…

                                  Read More