admin

    Madaxwaynaha Maamulka Puntland Oo Cafis U Fidiyay 127- Maxbuus Oo Ku Xidhan Jeelasha Maamulka.

    Garowe,15july,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 15-7-2015 digreeto uu soo saaray sumadeeduna tahay Ref-MW/DPS/517/2015 cafis u fidiyey fadliga bisha barakaysan ee Ramadaan awgeed 127-maxbuus oo ku kala xiran xabsiyada Puntland, Wareegtadaan oo soo baxday saaka ayaa waxaa si rasmi ah loogu gudbiyey Xeer ilaaliyaha guud ee maamulka Puntland…

    Read More

      Dowlada Kenya Oo Ku Dhawaaqday Joojinta Duulimadyada Ka Imanaya Somalia Inta Uu Ku Sugan Yahay Madaxwayne OBAMA.

      Nairobi,15july,2015(QJ/SDN)-Manoah Esipisu, Afhayeenka Madaxtooyada Kenya, ayaa ku dhawaaqay inay hakin doonaan diyaaradaha kaga yimaada Somaliya, maalmaha uu Madaxweynaha Mareykanka ku sugan yahay Magaalada Nairobi. Afhayeenka, ayaa tilmaamay in duulimaadyadaasi loo hakin doono baqdin laga qabo xagga ammaanka, isla-markaana ay xayiraadu qaadan doonto maalmo, sida uu yiri. Afhayeenka oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Nairobi, ayaa carab…

      Read More

        Magaalada Beledweyne oo siweyn loogu diyaar-garoobayo munaasabada Ciidda- DAAWO SAWIRADA

         Baladweyne,1t5july,2015(QJ/SDN)-Iyadoo maalmo kooban uun ay naga xigaan munaasabada dabaal-dega maalinta ciiddu-fidriga ayaa siweyn looga dareemayaan suuqyada waaweyn ee magaalada Beledweyne diyaar-garoow xoogan oo ay dadweynuhu ugu jiraan siddii ay uga qeyb-qaadan lahaayeen fantisyaha iyo farxada maalintaa qiimaha badan. Dad u badan haween iyo caruur ayaa la arkayaa iyaga oo mashquul ku ah goobaha ganacsiga ee…

        Read More

          Qaramada Midoobay Oo Sheegtay in Dhimashada Dadka Shacabka Ah Ee Yemen Ay Si Xad-dhaaf Ah Usii Kordhayso.

          Sanca,15july,2015(QJ/SDN)-Ugu yaraan 142-qof oo rayid ah ayaa lagu dilay dalka Yemen 10-kii maalmood ee lasoo dhaafay, iyadoo warbixin ay soo saartay QM lagu xusay in Saddexdii bilood ee lasoo dhaafay lagu dilay Yemen dad tiradoodu gaarayso 1,670-qof.   Weerarrada cirka ah ee ay dalka Yemen ka geysanayaan diyaaradaha dagaalka ee Xulufada uu horkacayo dalka Sucuudiga…

          Read More

            Barakacayaasha iyo Agoomaha Magaalada Laascaanood oo Gargaar kala duwan loogu Qaybiyay Magaalada Laascaanood (SAWIRRO)

            Laascaanood,15july,2015(QJ/SDN)-In ka badan 300 oo Agoonta lagu xannaaneeyo xerada Agoonta ee Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool ka mid ah ayaa loo Qaybiyay dhar si ay uga Qayb-qaataan maalinta Ciid Al-fidriga ee foodda nagu soo haysa. Munaasabadda ayaa waxaa ugu horreyn ka hadlay Maamulaha xarunta Agoonta Degmada Laascaanood, Sh. Jaamac Xasan Maxamed oo faahfaahin ka bixiyay…

            Read More

              Kenya: Obama Should Raise Rights on Visit

              Nairobi July 15, 2015(QJ/SDN) – United States President Barack Obama should use his upcoming trip to Kenya to raise critical human rights issues with high-level officials, a group of Kenyan and international human rights organizations said in a letter sent today. The 17 organizations are concerned that the government of President Uhuru Kenyatta is undermining…

              Read More

                Dagaal Culus oo Ciidamada Dowladda Somalia iyo kuwa Al-shabaab ku dhexmaray Duleedka Baydhabo

                Baydhabo.15july,2015(QJ/SDN)Ugu yaraan Lix Qof ayaa ku dhintay Dagaal culus oo duleedka degmada Baydhabo ee Goboka Bay ku Dhex-maray Ciidamada Xoogga Somalia iyo Xoogagga Taabacsan Al-shabaab. Dagaalkan oo shalay ka dhacay deegaan lagu magacaabo Kulmis oo ku yaalla meel ku dhow degmada Baydhabo ayaa waxaa dadka ku dhintay la sheegay inay iskugu jireen labada dhinac ee…

                Read More

                  Kenya: Obama Should Raise Rights on Visit

                  Nairobi July 15, 2015(QJ/SDN) – United States President Barack Obama should use his upcoming trip to Kenya to raise critical human rights issues with high-level officials, a group of Kenyan and international human rights organizations said in a letter sent today. The 17 organizations are concerned that the government of President Uhuru Kenyatta is undermining…

                  Read More

                    Lataliyihii Madaxweynaha Somaliland Fu’aad Aadan Cadde Oo Turkiga Ku Geeriyooday iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo Shakhsiyaddiisa Ka Warramay

                      HargeysaJuly15-2015(QJ/SDN)- Alle ha u naxariistee waxaa cusbitaal ku yaala dalka Turkiga ku geeriyooday la taliyihii arrimaha bariga ee Madaxweyne Siilaanyo, fu’aad Aadan Cadde.Marxuumka ayaa dhakhtarka Turkiga loo geeyay dhaawac ka soo gaadhay Gaadhi Madaxtooyada Somaliland ku jiidhay, halkaasi oo jabniin kaga soo gaadhay Lugta. Madaxweynaha Somaliland ayaa qaybaha kala duwan ee shacbiga ka tacsiyeeyay…

                    Read More

                      Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ka Cabanaya Wargayska Xukuumadda Afkeeda Ku Hadla,

                      Hargaysa14july,2015(QJ/SDN)-Xoghayaha guud ee golaha wakiilada Somaliland iyo xubno ka mid ah shaqaalaha aqalka wakiillada oo shir jaraa’id ku qabtay xaruntooda ayaa sheegay inaanay waxba ka jirin war ku saabsan in Guddoomiye Cirro iyo xoghayaha Wakiilladu leexsadeen Lacag xaqal ciid ah oo shaqaalaha wakiillada loogu talo galay. “Waxaanu halkan u fadhinaa inaanu ka jawaabno war ay…

                      Read More

                        C/kariin Xuseen Guuleed oo loo diiday in uu gudaha u soo galo Magaalada Caabudwaaq

                        Caabud-waaq,14july,2015(QJ/SDN)-Odayaasha Dhaqanka Magaalada Caabudwaaq, ayaa waxay diideen Madaxweynaha Maamulka Galmudug, C/kariin Xuseen Guuleed inuu soo galo Magaaladaasi. Dadka reer Caabudwaaq, ayaa waxay si guud kaga wada horyimaaden in Madaxweynuhu uu booqasho ku yimaado Magaalada Caabudwaaq Ee Gobolka Galgaduud.   C/kariin Xuseen Guuleed oo ku sugan Magaalada Cadaado, iskuna diyaarinaayay inuu booqasho ku taggo Caabudwaaq, ayaa…

                        Read More

                          Ardayda Jaamacada Nairobi oo ku hanjabay inay isdili doonaan hadii aanu Obama soo booqan Jaamacadaas

                          Nairobi,14july,2015(QJ/SDN)-Qaar ka mid ah Ardayda dhigata Jaamacada Nairobi ee ku taallo Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxa ay ku hanjabeen inay isdili doonaan, hadii Madaxweynaha dalka Mareykanka aanu booqasho ku tagin Jaamacadaasi. Dhamaadka Bishan aan iminka ku guda jirno ayaa la filayaa in Madaxweynaha dalka Mareykanka Booqasho saddex maalin qaadanayso uu ku tago dalka…

                          Read More

                            Madaxweynaha Somalia oo Khudbad ka jeediyay shirka ka soconaayo Magaalada Addis Ababa: AKHRI+SAWIRO

                            Addis-ababa,14july,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay Shirweynaha 3aad ee Caalamiga ee Maalgashiga Horumarinta oo shalay ka furmey magaalada Addis Ababa, ee caasimadda dalka Ethiopia. Shirkan oo ay soo qabanqaabisey Qaramada Midoobay, ayaa waxaa si rasmi ah u furey Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Mr Ban Ki Moon. Madaxweynaha Soomaaliya…

                            Read More