Dagaal Xoogan Oo Saaka Magaaladda Kismaayo Ku Dhexmaray Ciidamo Kawada Tirsan Kuwa Maamulka Ku Meel Gaadhka Ah Ee Jubba
Kismaayo:16,June,2014(SDN/QJ)- Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in maanta halkaasi uu ka dhacay dagaal culus oo dhaliyay Khasaaro dhimasho iyo mid dhaawac ,kaa oo u dhaxeeyay Ciidamo kawada tirsan Maamulka Jubba. Goob joogayaal kusugan Magaalada Kismaayo ayaa ku waramay in dagaalka uu ka dhashay Askari dilay askari kale ,…
